Beesha Sade

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Beesha Sade

Post by S-D-M »

Anigu waan iska kaftamayaa Ciyalka baan rabaa inaan Kaxanaajiyo.


Haduu xaalku iqabto waan wafaqi waxii la'igu ganaaxo
User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Re: Beesha Sade

Post by Shankaroon_614 »

^^^ Canjeero maa ku quraa catey mise malawax ninyahow?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Beesha Sade

Post by sadeboi »

xoogsade iyo ani iyo raggan kale waan heshini markey rabto ha ahaato...maanta hadeyna aheyn berri...lakin adigu waxaad rabtid deh waxaad ku dhaqantey wax la iska illowayo ma'aho lax baana tahay..leysaanka ceeb...
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Beesha Sade

Post by S-D-M »

[quote="Shankaroon_614"]^^^ Canjeero maa ku quraa catey mise malawax ninyahow?[/quote]

Anigu waxaan jeclahay beer malaay iyo canjeero laga sameyey moos oo aan iskaga dajiyo habeed geel Laughing



[quote="sadeboi"]xoogsade iyo ani iyo raggan kale waan heshini markey rabto ha ahaato...maanta hadeyna aheyn berri...lakin adigu waxaad rabtid deh waxaad ku dhaqantey wax la iska illowayo ma'aho lax baana tahay..leysaanka ceeb...[/quote]


Yaa leysan la'ere. Laughing Laughing
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Beesha Sade

Post by Voltage »

This is what we would call "trying to do damage control".


---"SDM = Somali Democratic Movement (Digil/Rahanweyn clan, split 1992 into 2 factions:"---

Cool
User avatar
precious_dyme
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2103
Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
Location: SOMALIA 21/10/69

Re: Beesha Sade

Post by precious_dyme »

Alla doqonsana waxu Surprised
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Beesha Sade

Post by Luq_Ganane »

SDM,

Laakin run ahaanti, I wanted to ask you about magacas for a long time. Nacalad yaasha SDM, anaa si fiican u garanayee.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Beesha Sade

Post by S-D-M »

Just for you Mr. Ganaane,,



S=System D=Development M=Methodology
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Beesha Sade

Post by S-D-M »

sdm.mit.edu/
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Beesha Sade

Post by sadeboi »

Voltage, have you noticed.

When he started that thread he expected people to laugh with him, but when people started to turn on him he wanted to save face. Rag reer-diini lah ayu dhexgalley uun kala hiiliyey...while all the other marexaan just watched us and try to make us see eye to eye...allah doqon ba aduunka uu darran...
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Beesha Sade

Post by S-D-M »

[quote="Voltage"]This is what we would call "trying to do damage control".


---"SDM = Somali Democratic Movement (Digil/Rahanweyn clan, split 1992 into 2 factions:"---

Cool[/quote]


Think out of the box dumy - Somali Democratic Movement ku yenahoo.........

SDM STAND FOR :System Design and Management/Methodology:
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Beesha Sade

Post by Luq_Ganane »

[quote="S-D-M"]Just for you Mr. Ganaane,,



S=System D=Development M=Methodology[/quote]


Waan fahmay marka. Laughing
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Beesha Sade

Post by Voltage »

Luq is so gullible. Laughing Laughing
User avatar
Shankaroon_614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4644
Joined: Tue Feb 14, 2006 5:21 pm
Location: Dhabad, Caabudwaaq, and Baledxaawo!!

Re: Beesha Sade

Post by Shankaroon_614 »

[quote="S-D-M"]

Anigu waxaan jeclahay beer malaay iyo canjeero laga sameyey moos oo aan iskaga dajiyo habeed geel Laughing[/quote]

BALO war maxaat ku hashey Laughing
Is there even a beer malaay Confused

Ileen qurun baa cuntaa sida amxaarta Shocked
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”