Page 1 of 1

Maxamed Waranle Militia stops Somaliland from Hawd

Posted: Tue Dec 04, 2007 3:44 am
by Executive
Maxamed Waranle was former supporter of Somaliland and the guy who captured Las Anod Laughing Laughing Laughing


Dec 04, 2007 By:

Laascaanood (Jidbaale.com) Ciidan ku gaashaaman hubka culus iyo kuwa fudud oo uu wato Maxamed Waranle ayaa la sheegay inay tuulooyin ku yaal hawdka dhaw ah ka soo saareen maleeshiyada midnimo-diidka ah ee iyagu deegaanadaasi si dhuumaalaysi ah u aaday.

Kooxdan maleeshiyada midnimo-diidka oo ay ku dhafnaayen in yar oo ah kuwo deegaanka u dhashay oo si guracana wax loogu shubay, waxay shalay galab ka baxeen duleedka magaalada Laascaanood, hase ahaatee markii ay gaadheen hawd dhaw, ayaa markiiba waxaa loo soo sheegay in ciidamo uu wato ina waranle ay ku soo fool leeyihiin, aadna u doonayaan in fool ka fool la isu arko, balse kooxdan yar ee maamulka midnimo-diidku soo khalday, waxay markiiba go’aansadeen inay isaga baxaan, dibna ugu laabtaan meeshii ay ka soo kicitimeen.


Dabadeedna isla xalayba dib ayey isaga soo laabteen, dadkii u waramayna waxay u sheegeen in raadkooda lagu joogo, oo ciidamo xooggan oo Puntland ahi bidhaansanayaan, taasina waxay ku sii riday khalkhal iyo jahwareer ka qarxay dhexdooda, sidaasina waxa sheegay oday reer miyi ah oo ay waraysteen, waxaanu intaasi ku daray, gebi ahaanba waxaa ka muuqanayey cabsi baaxad weyn.



Cali Faarax

Laascaanood Soomaaliya

Re: Maxamed Waranle Militia stops Somaliland from Hawd

Posted: Tue Dec 04, 2007 5:55 am
by yawle
Funny thing is, his faith will be the same as Korneel Ahmed Raan and Korneel Gadhabay. These men supported like Korneel Waranle when SL took over Adhicadeeye in 2004. And in Oct 2004 they were both killed after they went to Puntland side like Korneel Waranle.

Korneel Waranle will be a dead rat soon. Cool

Re: Maxamed Waranle Militia stops Somaliland from Hawd

Posted: Tue Dec 04, 2007 6:43 am
by The_Emperior5
this real funny how come no one else post it only jidbaale
not even the puntlandpost allpuntland sites