caawa abaarihii abaarihii 07:30 ayaan waxaan ku booqaney cusbitaalka nairobi hospital madaxweyne cabdulaahi yusuf isaga oo ku jira halkaasna aan kula kulaney madax weynaha oo caafimaad qaba isla markaana sheekaynaya
madaxweynaha ayaan indhahayga ku arkey isaga oo ladan isla markaana dadka soo dhaweeynaya waa markii iigu horeeysay ee aan arko cabdilaahi yuusuf kadib 1991 markaas oo aan kasoo qaxney dagaaladii wadanka
hada madaxweynaha xaalkiisa mar aan ka wareystey wuxuu ii sheegay in uu aad u wanaagsan yahay uuna doonaya in uu xoogaa arko dhakhtarkiisii
madaxweynuhu wuu caafimaad qabaa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
great-legend
- SomaliNetizen

- Posts: 330
- Joined: Wed Aug 08, 2007 6:06 am
- Location: geel baan ku ilaalinayaa Near the white house
Re: madaxweynuhu wuu caafimaad qabaa
alxamdulillah. The president still has a lot more work to do.
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
-
great-legend
- SomaliNetizen

- Posts: 330
- Joined: Wed Aug 08, 2007 6:06 am
- Location: geel baan ku ilaalinayaa Near the white house
Re: madaxweynuhu wuu caafimaad qabaa
markii aan madaxweynaha ugu tagney nairobi hospital waxaa xoogaa ka yara muuqdey daal taas oo ay sabab u tahay shaqada badan ee ku jiro 24 saac
laakiin sidiisa kale wuu caafimaad qabaa waxaana laga yaabaa in uu xoogaa london yara gaadho laakiin waa nin u dhabar adeeygay dhiibatada somali ggo,aana ku gaadhay in uu wadanka nabad kusoo dabaalo
laakiin sidiisa kale wuu caafimaad qabaa waxaana laga yaabaa in uu xoogaa london yara gaadho laakiin waa nin u dhabar adeeygay dhiibatada somali ggo,aana ku gaadhay in uu wadanka nabad kusoo dabaalo
- Ashlee
- SomaliNet Super

- Posts: 9351
- Joined: Fri Nov 04, 2005 11:49 am
- Location: The night is darkest just before the dawn. And I promise you, the dawn is coming.
Re: madaxweynuhu wuu caafimaad qabaa
I heard he has bronchitis. It's nothing major.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: madaxweynuhu wuu caafimaad qabaa
war beer bakayle ba ku jiira caafiimaadku wa halkee
-
great-legend
- SomaliNetizen

- Posts: 330
- Joined: Wed Aug 08, 2007 6:06 am
- Location: geel baan ku ilaalinayaa Near the white house
Re: madaxweynuhu wuu caafimaad qabaa
[quote="The_Emperior5"]war beer bakayle ba ku jiira caafiimaadku wa halkee[/quote]
beer geesinimo ayaa ku jira madaxweynaha maahan beer doqoniimo sida kan iidoorka
beer geesinimo ayaa ku jira madaxweynaha maahan beer doqoniimo sida kan iidoorka
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 34 Replies
- 1875 Views
-
Last post by gurey25
-
- 1 Replies
- 234 Views
-
Last post by Ayeeyo Xilwa
-
- 9 Replies
- 4111 Views
-
Last post by Hard-Rock
-
- 8 Replies
- 832 Views
-
Last post by Ugaas Diini
-
- 4 Replies
- 673 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 9 Replies
- 533 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 0 Replies
- 422 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 35 Replies
- 1260 Views
-
Last post by kambuli
-
- 11 Replies
- 586 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 563 Views
-
Last post by guhad122