Page 1 of 1

The Mogadishu settlement

Posted: Wed Dec 05, 2007 12:49 pm
by Sir-Luggoyo
Hadaanad af Somaliga aqoon, waxba isku dhibin ee iska daa.

-----------------------------------------------------------------------------

Goobtu waa Xamar, waxaa soo degay Reer Xamar (cadcad), waxay bilaabeen dhismaha magaalada Muqdisho, waxay aasaaseen xaafadda Aw-Aweeska, muddo ka dib ayaa waxaa u yimid Abgaal socda, waa la is waraystay, waxaa lagu ballamay inay magaalada ka ilaaliyaan soo galootiga, Xamar waxay lahayd hal albaab, halkii ayaa waxaa la joojiyay Abgaal.

Waxaa yimid Murursade, ninkii Abgaal baa yiri "Xaad taqaan?"
Murursade ayaa yidhi "Burjikoodhinka iyo dabqaadka aan suubin aqaan"

Waa la soo daayay

Waxaa yimid Shiikhaal iyo Ashraaf :Maxaa taqaaniin baa la weydiiyay
"Diintaan naqaan" bay ku jawaabeen"

Waa la soo daayay

Sidii marba qabiil hor leh u soo galayay oo markii la weydiiyo ay ama xirfad ama aqoon u sheeganayeen, ayaa waxaa yimid Majerten

"Aryaa xaad taqaan?"
Majertenkii baa yidhi "War maandhow meeshu waxay u baahantahay xukun iyo maamul is loo sameeyo oo dawladnimo ayaan aqaaan

"Arreey mahaan dawlad uma baahnee iskga naqaan ku iri"

Ninkii Abgaal oo irridda joogay ayaa gadaashiisa nin kale oo taagan wuxuu yidhi "Anaa aqaan, isku degaan baan nahay ee soo daa"

Kii Abgaal oo intuu yaabay gadaal eegay buu yidhi

"Adna yaad eheed?"

"Habar Gidir"

"Shirmeed maha soo gashay?"

Goor ay soo galeen, iyo meel ay ka soo galeen wax ogaa ma jirin, sidii ayayna u joogaan

Re: The Mogadishu settlement

Posted: Wed Dec 05, 2007 12:52 pm
by SummerRain
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: The Mogadishu settlement

Posted: Wed Dec 05, 2007 12:56 pm
by great-legend
waligeed majeerteen ama daarood gud ahaan dagaan ayeey u lahaayeen xamar kkkkkkkkkkk

Re: The Mogadishu settlement

Posted: Wed Dec 05, 2007 12:58 pm
by Hyperactive
[quote]Hadaanad af Somaliga aqoon, waxba isku dhibin ee iska daa.
[/quote]
kasa sehday.lol
good night sheikh sir lugooyo.

Re: The Mogadishu settlement

Posted: Wed Dec 05, 2007 1:00 pm
by COSTA
:lol:

Re: The Mogadishu settlement

Posted: Wed Dec 05, 2007 1:02 pm
by Astute-K
.... :lol: :lol: :lol:

so true!

Re: The Mogadishu settlement

Posted: Wed Dec 05, 2007 1:40 pm
by Dr.Galbeyte.
excellent stuff! :lol:

Re: The Mogadishu settlement

Posted: Wed Dec 05, 2007 3:35 pm
by Fale
Xamar Cadeey waa lagu xumeeyay ee yaa ku xaal marin doona.