Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by Executive »

Col. Deyr Cabdi Iskatoos Oo Buuhoodle Soogaadhay

(Buuhoodle}5.12-7
Waxaa magaalada Buuhoodle soo gaadhay Gaashaanle sare Col. Maxamed Xaaji Cabdi Maxamuud {Deyr} oo ah taliye ku xigeenka 1-aad ciidanka Daraawiishta Puntland ahna Taliyaha qeybta Daraawiishta Puntland ee gobalka Cayn oo ay weheliyaan tikniko iyo ciidamo aad u farobadan ..korneelka ayaa sikooban warbaahinta ugala hadlay xaruntiisa

Taliye ku xigeenka Ciidanka Puntland Col. Deyr Xaaji cabdi ayaa soo gaadhay magaalada Buuhoodle isagoo ay weheliyaan saraakiil ciidamada ka tirsan & hurin askar ah oo ilaaladiisa ah.

Col deyr oo si kooban warbaahinta ugula hadlay Hotel Guuleed oo uu degan yahay ayaa sheegay inay halkan u yimaadeen sidii loo adkayn lahaa difaaca deegaanka loogana qayb qaadan lahaa dib u xoreynta xarunta gobolka sool oo muddo 50 habeen ah gacanta ugu jirta Maamulka labaxay Somaliland.

Maalinta berrito ah waxa uu kornaylku kala hadli doonaa dadweynaha meel fagaare ah iyadopo ay weheliyaan xubnaha maamulka & odayaasha deegaanku.

Xuseen Kurdi..Buuhoodle..Widhwidh Online
User avatar
North Country
Posts: 81
Joined: Sat Dec 01, 2007 11:02 pm
Location: CENTER CITY UPPER MID Cent-troll

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by North Country »

wud be nice to translate these articles or whatever they are...hooking ppl with english heading n somali body Smile Smile not cool most of us are strict english readers.
Sanaagian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1005
Joined: Sun Oct 28, 2007 3:01 pm
Location: Somaliland Forever

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by Sanaagian »

since we captured Sool , I am glad we neva gonna heard these two words ever again in Somali history

" darawiishta Puntland "

Laughing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by The_Emperior5 »

ex u still believe in puntland adiga uun bay kugu hadhsya

acording to dhuloz i know they say anaga iska ceelliinayna we dont need mejeerteen


war puntland kumay hadhiin ka quusso
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by BABYGIRL123 »

Ina Waranle Defeats SNM In KalaBaydh Near Lasanod.

Col.Maxamed Waranle oo Maanta Weerar ku Qaaday Fariisin ay ku Lahaayeen Maleeshidaaka Dhulbalaarsiga

Laascaanood December 6, 2007
u yimid Dhulka SSCayn Degaanka kalabaydh,Col.Maxamed Waranle oo hore uga tirsanaan jiray Maamulka Midnimad diidka ah ayaa dhowaan markii uu ogaadey dhul balaarsiga ay u socdaan Maleeshiyaadka Dirta Waqooyi u dudbey dhinaca magaalada Garoowe,Maxamed Waranle oo wata Ciidan iyo Gaadiidka Dagaalka..

Maanta Soo gaadhey Tuulada Kaladhayd oo ku taala deledka Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Col.Waranle ayaa ka war helay in ay Maleeshiyaadka Dhulboobka u soo tafa xaytey soo gaadheen Tuulada KalaBaydh isla markaasina ka samaysteen Saldhig ayuu Saaka Weerar aanay iska fileyn ku soo qaaday Col.waranle ayaa la sheegayaa in uu ka qabsaday saldhigii ay deganaayeen maleeshiyaadka Naflacaariga ah ee Dhulboobka u soo tafaxaytey.

Xiriir ay Shabakada Xargaga Online la samaysay dadka degaanka Kalabaydh ayay u xaqiijiyeen in dhibaato xun la gaarsiiyey Maleeshiyaadkii Saldhiga ka dhigtay Tuulada kalabaydh ee Gobolka Sool ka dib markii uu si lama filaan ah weerar ugu soo qaaday Col.waranle iyo Ciidan uu Wato warka ayaa intaas ku daraya oo sheegaya in ay isaga carareen Goobtii maleshiyaadkii Dhulboobka u yimid Dhulka SSCayn.

Tuulada Kalabadh ayaa haatan degan oo xasiloon ka dib markii uu la wareegay gacan ku haynteeda Col.Maxamed waranle iyo Ciidankiisii,Mar aanu isku daynay in aan la xiriiro Col.Waranle nooma suuta gelin in aan helo.

Wixii ka soo kordha kala soco xargaga Online

Filsan Daahir

Xargaga Online

Laascaanood
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by BABYGIRL123 »

kulamo xaasaasi ah oo ka socda Buuhoodle & Dib u Habaynta Ciidamada oo la Bilaabay
Thursday, 06 December 2007
Iyadoo ay dhowaan uun ahayd markii uu Buuhoodle soo gaadhay taliyaha Ciidamada Puntland Col Deyr xaaji cabdi, sidoo kalena ay ka daba yimaadeen Gudoomiyaha gobolka Keyse Cabdi yuusuf & Odayaashii ka qayb galay kulankii Boocame ayaa hadda waxaa socda abaabul dhinaca ciidamaynta ah, kaas oo lagu diiwaangelinayo dhaliyarada dagaalami karta, sidoo kalena lagu ururinayo ciidamadii hore.

Illaa hadda lama oga inta uu le'eg yahay xidhiidhka u dhexeeya mas'uuliyiintan & saraakiisha xeryaha Tiknikada ee Buuhoodle, inkastoo ay socdaan kulamo xidhiidh ah oo dhex maraya saraakiisha xeryaha qaarkood & waxgaradka deegaanka.

Buuhoodlemedia.com

Buuhoodle oo ciidan aruurin laga bilaabay

maalin kadib markii uu gaadhay Taliye ku xigeenka Ciidanka Puntland Col; Deyr Xaaji cabdi ayaa waxaa lagu soo waramaa inay ka bilaabatay magaaladda buuhoodle ee xarunta gobolka cayn abaabul ciidan aruurin iyo dib u habayn ciidankii horey u joogay degaankaas

maanta waxaa bilawday wada tashi u dhaxeeya mas'uuliyiintan & saraakiisha xeryaha Tiknikada ee Buuhoodle

waxaa la arkayay ciidamo u badan dhalin yaro la aruurinayo si ay oga qayb galaan difaaca degaankan

casuura online
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by BABYGIRL123 »

Saan Saan Dagaal Oo Laka Dareemayo Gebi Ahaanba Deegaanada SSC



Malayshiyada SNM ta Ayaa waxa lasoo Daristay Baqdin Argagax Aad uweyn, Kadib Markii CIidamada Daraawishta Puntland Ay gaareen Deegano Badan oo KAdirsan Gobalada SSC,



Waxa Shalay Gaaray Magaalada Buuhoodle Taliye Kuxigeen Ciidamada Puntland Col Dayr Xaaji Cabdi isagoo Wata Ciidamo Iyo Gawaari Dagaal Oo ad U fara badan.



Dhinaca Kale waxa gaaray Tuulada garin Dabayl iyo Meel Ku dhowdhow Col Xeef Cali Taar OO galbinaya Ciidan Aad uhubaysan iyo Gawaari Dagaal Oo Tiro Badan.



Warar Naka Soo garaya Dhinaca Tuulada Kalabaydh Ee udhow laascanood Ayaa tibaaxaya in uu gaaray Col Maxamed Waranle iyo Ciidan iyo Gawaari Dagaal.



Dhinaca Sanaag Ayaa lasheegaya in Ciidamo Aad uhubaysan Ayamahii lasoo dhaafay Kusii Qulqulayeen .



Aaga Tuulada Tukaraqna Laku uruuriyay Ciidamo aad utiro badan Ku Hubaysan Hub casri Ah Beebayaal ,Lakana Cabsi Qabo saacada Soo Socda in Ay Dagaal Fooda Laysdaro Dhaco.



Mid Kamid Ah saraakiisha Puntland Ayaa sheegay Ayamaha Soo socda In Ay gaarayan Ilaa Burco.



isku Soo wada Duuboo Ciidamada Maamulka SNM Ayaa waxa lasoo Daristay Cabsi Aad uweyn Kadib Markii Dhinac Kasta Lakaka Yimi,



ilo Laku Kalsoonyahay Ayaa shegaya in Ay indhahooda Ku argeen askar katirsan Malayshiyada SNM Oo Tuutihi iyo Qorigi intay iska Tuureen , baxsad Ah oo Gawaarida U raacdaya dhinaca Burco iyo Boorame.



Wixi Kasoo Gordha Wararkaas Saacadaha Soo Socda yaan idin Soo Gudbin Doonaa insha alah,,



haka Dheeraanina Boocame Online News Warbaahinta Qarniga Cusub!1
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by Somalistan »

Babygirl, Sad

How is your xabashi boyfriend doing?
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by BABYGIRL123 »

S!!LKA HOYADA HABAR XABUUSHEEDKA AH KA RADI.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by Ina Baxar »

Babygirl , xargaga online, casura online , ma sheeku cusub baa , mise hore ayay u jireen? Laughing
User avatar
BABYGIRL123
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5273
Joined: Mon Jul 09, 2007 12:09 am

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by BABYGIRL123 »

Kuwiina Ida Ma weydiine Maxaad kuweena Ka Daneeyn.??
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by Ina Baxar »

Okaaaaaaaay Laughing , I'm sorry !
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by The_Emperior5 »

this is just pathatic nin baa dhulabahte aya yimid buuhoodle so what
ahahhah waba yaab eeh
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by The_Emperior5 »

its funny puntlandpost
allpuntland
horseednet.com

all the puntland website dont mention this
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Puntland Army Officals and troops arrive in Buuhoodle

Post by Somalistan »

Babygirl,

Oh I see what is going on, you broke up with him...so sorry walal. Sad Very Happy

ps. am hy nayaa.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”