Afhayeenka aqalka odayaasha dalka Ingiriiska Lord Steven Milberg ayaa markii ugu horeysay si cad ugu dhawaaqay dowlada Ingiriiska taageersan tahay hadafka Xukumadda Mareykanka ay ku dooneyso in la aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaanu taageereynaa hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Gaashaandhiga Mareykanka Rober Gate,kaas oo uu ku sheegay in Xukumadda Washington dhaqaale siineyso Somaliland,sidoo kalana ay Midowga Afrika kala hadleyso sidii aqoonsi buuxa loo siin lahaa¨ayuu yiri afhayeenka aqalka odayaasha UK Mr Lord Steven.
Afhayeenka wuxuu hadalkiisa ku tilmaamay mid xaqiiqo xambaarsan oo dowlada Brittan taagersan tahay .
Inkastoo la saadaalinayo in labada bilood ee soo socoto si buuxda loo aqoonsan doono Jamhuuriyadda Somaliland 16 sanadood kadib hadana Proffeser Lewis oo wax ka dhiga Jaamacada London School of economics ayaa aqoonsiga Somaliland la siinayo 16 sanadood kadib ku fasiray mid ay hormuud ka tahay Xukumadda Washington ee G W Bush ka gadaal markii ay xal siyaasadeed loo waayay xaalada Soomaaliya oo markastaba noqotay mid ka sii dareysa.
Proffeser Lewis oo lagu tiriyo xeeldheere siyaasadeed waxaa uu yiri¨ Soomaaliland aqoonsigeeda waxa lagu dhawaaqi doona muda u dhaxeysa 2 Bilood oo qura iyadoo Dunida lagu qasbi doono inaysan ka hadal¨
Shacabka Koofurta Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweeyay aqoonsigga la siinayo Shacabka Jamhuuriyadda Somalland waxaana laga dareemayaa Muqdisho dhaqdhaqaaqyo xamaasad huwan oo lagu taageerayo maadama ay Somaliland u arkaan mushtamac ixtiraam wayn u haya shacabka reer Muqdisho oo ay si weyn ugu marti sooreen markii ay ka qaxeen Muqdisho iyo gobolada ku xeeran.
Somaliland waxaa bila kadib ka bilaaban doona doorashooyinka dowladaha hoose iyo madaxtooyadda , waxayna shacabka ku codeeyn doonaan kaarar electrics ah oo u dhigma dimoqoraadiyada dunida koowaad ,iyadoo hore Somaliland guulo waaweyn kaga gaadhay dhinacyada amaanka iyo horumarinta adeegyadda bulshadda.
Si kastaba ha ahaatee,in Somaliland la aqoonsado waxaa ay ku beegan tahay xilli Wasiirka Gaashaandhigga Mareykanka uu u jooga Dalka Jabuuti,iyadoo si weyn ay beesha Caalamka u hadal heyso.
Somaliland to gain International recognition soon
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland to gain International recognition soon
yawe source please inadeeer
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Somaliland to gain International recognition soon
I have said it before ---> Somaliland=Kurdistan , nothing more , nothing less .
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland to gain International recognition soon
war wa caadii kurdistan baa dhanta xamar
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Somaliland to gain International recognition soon
source( waagacusub.com) owner=ex mooryaaan daahir culusoow.
100 dollar ayaa isaaqlanders dibada jooga ay u diraan every mounth.
daahir calasoow si ay 200 dollar uga dhigaan masaruufka isaaqlanders u soo diraan ,ayuu wuxuu qorey in somaliland aqoonsi la siin doono.
inuu FARXAD GELIYO ISAAQLANDERS.
DAAHIR CALASOOW WAAGACUSUB WAA NIN YAQAANA SI LACAGTA LOOGA QAATO ISAAQLANDERSKA.

- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Somaliland to gain International recognition soon

Guys, This "somaliland" agenda is getting raised eye-brows by washington, somaliland might serve American ineterst better since TFG is losing badly.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 1189 Views
-
Last post by Polus
-
- 0 Replies
- 530 Views
-
Last post by SLJOOFAY
-
- 15 Replies
- 1667 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 409 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 9 Replies
- 777 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 13 Replies
- 1691 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 9 Replies
- 801 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 3 Replies
- 1068 Views
-
Last post by original dervish