Page 1 of 1

NAAGO

Posted: Thu Dec 13, 2007 4:33 pm
by Sakhraan
-naagi ninkey legado kama kacdo.
-naagi & riyaba diifteey ayeey isku eryoodaan.
-naago nimaan madaxooda maja u rogin nin ma moodaan.
-naago jilayc iyo naxariis midna wax kuma laha.
-naag la furey fadhi uma yaal.
-naagi hadalkaaga ha maqasho, hanbadana ha ku dhigto.
-naag abaal ha u gelin, amaahse ha u diidin.

waxa la yidhi;

Naag Ogadeen waa naag.
Naag Dhabayaco waa nacas.........i disagree here,,,,raggooda wadda hacooya.
Naag Warsangeli waa naf.
Naag Dhulbahante waa naar.

Re: NAAGO

Posted: Thu Dec 13, 2007 4:36 pm
by Mystic_Angel
looks like sakhrankan jahwarersan in murayadi qararac lagasiyey....waa fininsh way u dhamatay... Laughing Laughing

Re: NAAGO

Posted: Thu Dec 13, 2007 4:39 pm
by Sakhraan
Naagtan ma kasaayo waxay sheegi..............qof noo kala turjumaa ma joogaa Confused

Re: NAAGO

Posted: Thu Dec 13, 2007 4:43 pm
by kambuli
Sak,

The thing is, all these sayings are by men...

Re: NAAGO

Posted: Thu Dec 13, 2007 5:00 pm
by Sakhraan
kambuli............Maahmaahan waxa iksa leh Ayeeydey ,she came up with all these sayings that i've listed here.....ragga aad sheegaysaa wa maxay.

Re: NAAGO

Posted: Thu Dec 13, 2007 7:03 pm
by Delusional Dyke
Looooool@ Naag Dhabayaco waa nacas.........i disagree here,,,,raggooda wadda hacooya.

Nacasnimada Aad Sheegeysid Cidaada Ba Lugu Ogyahay Sxb, Ee Ha Isku Qasin Sheekada.

Mar Hore Ba Sheegay Hadana Dib Ba Usheega --- “Nin Wa Putano Camal, Hal Dhinac Kuma Adkeeysto”, Loool.....

Re: NAAGO

Posted: Thu Dec 13, 2007 7:06 pm
by Basra-
delusional dyke is also Mystic also zulaika.


Sick isn't it? uuuf Shocked Mad

Re: NAAGO

Posted: Thu Dec 13, 2007 7:10 pm
by Delusional Dyke
[quote="Basra-"]delusional dyke is also Mystic also zulaika.


Sick isn't it? uuuf Shocked Mad[/quote]

Butuceey....I bet u can sniff my reek, so I don’t need 2 give u any sort of details. Meeshas Ka Qabso Sheekada Woman......