Report from Reer AWDAL on their Trip to BURCO!!!!!

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Report from Reer AWDAL on their Trip to BURCO!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Dhaliyyarada reer burcaad budhkii iyo tooridii way dhigeen Waxa Lughaya News u suurto gashay in ay cagaha saarto magaalada Burco maanta oo ah Axad, marka aad u fiirsato Burco waa magaalo wayn oo ay nolosheedu adag tahay hadii aanad cid ku tiirsanay.

Dhinaca dhaqaalaha maqaaladu waxa ay ku tiirsan tahay ka ganacsiga xoolaha nool oo ah lafdhabartooda , waxa taasi soo raaca ka ganacsiga jaadka oo ay dad faro badani u arkaan lafdhabarta dhaqaale ee soo raacda xoolaha nool, sidoo kale bagaashka ayaa magaalada aad u yimaada kaasi oo laga soo waarado magaalada Boosaaso.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Report from Reer AWDAL on their Trip to BURCO!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Magaalada waxa laga isticmaalaa sedex lacagood oo kala ah Doolarka Shilinka Somaliland iyo lacag Soomaalidii hore oo la qaato lacagaha Kontonka iyo Boqolka, Waxa magaalada maalmahan danbe aad u saameeyay sicirbarar xoogan waxase maalintii Sabtidii kulan uu badhasaabka gobolku la yeeshay sariflaasha magaalada lagu heshiiyay in qiimaha sarifku noqdo mid laga maamulo Bangiga dhexe ee magaaalada waxana ay tani sababtay in uu qiimahii sicirku hoos ugu dhaco 12 kun oo shilin halka uu ka ahaa 15kun oo shilin.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Report from Reer AWDAL on their Trip to BURCO!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

wtf is wrong with this Somalinet you cant even write 2 lines..... stay tuned for the rest of this report
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Togdheer”