Page 1 of 1
Hooyo macaan!
Posted: Sat Dec 29, 2007 10:15 am
by Naaima
Salam alaikum
http://www.youtube.com/watch?v=WxdE3LFHsUs
whenever i hear this song...!!.orhh contribute tissue box please sniff
Re: Hooyo macaan!
Posted: Sat Dec 29, 2007 10:24 am
by HELWAA
Walle waa run sharaf waxaad ku leedahay dhulkgaaga hooyo.
Re: Hooyo macaan!
Posted: Sat Dec 29, 2007 10:31 am
by Naaima
hewla don't pay attention to the pictures please! but the amazing song with strong, beautiful, meaningful lyrics that engage the listners mind....
Re: Hooyo macaan!
Posted: Sat Dec 29, 2007 10:35 am
by HELWAA
Markaan ku arko Waan
ka maqsuudi lahaa
muragadaan qabee
hooyooy macaan
muuqaagu wuu
iga meyri lahaa
dhibtaan soo mare
hooyooy macaan
intaan kaa maqnaay
waa maaganoo
manfac iyo hurdaba
waa iska maanacee
hooyooy macaan
mama aragtidaa
anigoo makiyo
madiina tagee
xajkii soo maree
hooyo magan ilaah
markasta ahoow
maamooy dhib aa
iga soo martee
miisaan xaq ah
la ma magi karee
minankaa janada
mowla ha kaa dhigo
markaan ku arko waan
maamuusi lahaa
waad mudan tahee
hooyooy macaan
murti iyo amaan
baan u marin lahaa
ma huraankiiyeey
hooyooy macaan
dadka moogayaan
u maqashiin lahaa
maalin iyo habeen
u macneeyn lahaa
mama aragtidaa
anigoo makiyo
madiina tagee
xajkii soo maree
hooyo magan
ilaah markasta ahoow
maamooy dhib aa
iga soo martee
miisaan xaq ah
la ma magi karee
minankaa janada
mowla ha kaa dhigo
markaan ku arko waan
maamuusi lahaa
waad mudan tahee
hooyooy macaan
Re: Hooyo macaan!
Posted: Sat Dec 29, 2007 10:39 am
by Leila2007
looool Helwa
Horta do you have lyrics for every single song nayaa !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Nice song Naaima
Re: Hooyo macaan!
Posted: Sat Dec 29, 2007 10:43 am
by HELWAA
Re: Hooyo macaan!
Posted: Sat Dec 29, 2007 10:44 am
by HELWAA
Re: Hooyo macaan!
Posted: Sat Dec 29, 2007 10:50 am
by Leila2007
Helwaa
I was thnking you actually wrote the whole thhing and like how clever is that!!!!!
Thank you for sharing now I know where to look.
That is a nice song