Page 1 of 1

BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 5:41 am
by Hiiraan boy
War deg deg ah: Ciidamo Taabacsan Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya oo lawareegay Magaalada Diin-Soor iyo deegaanka Iidaale ee gobalka Baay. 06 Jan 2008
Posted to the Web 06 Jan 08, 11:33
Dagaal yahano taabacsan Golaha Maxkamadaha islaamka Soomaaliya ayaa Maanta la sheegay in ay la wareegeen gacan kuhaynta magaalad Diin-soor oo katirsan gobalka Baay.


Wararka nagasoo gaarayo Gobalka Baay ayaa Sheegayo in Maamulkii ay dowlada Federaalka Soomaaliya ay umagcaawday degmada uu maanta isagasoo baxay magaalada isga iyo taliyihii Ciidamada Booliska dowlada Federaalka Soomaaliya.


Weriye Cabdi Xasan oo kusugan magaalada Baydhabo ayaa Cadaado.com u sheegay in Maleeshiyaad aad u hubaysan ay soo galeen gudaha Degmada Diin-soor iyagoona la wareegay xaruntii maamulka iyo Saldhiga Booliska.



Ila wareedyo lagahelay Dad Socota ah ayaa xaqijinayo in deegaanka Iidaale ay sidookale la wareegeen Ciidamo taabacsan Maxkamdihii Islaamka Soomaaliya, xaalada Siyaasadeed ee kataagn gobalka Baay ayaa kacsan maanta waxaana laysla dhaxmarayaa warara kaladuwan.


arrintan ayaa kusoo beegmayso xili uu Afhayeenka Kooxada al Shabaab shiikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur uu sheegay in Xoogagoodu awood kuleeyihiin gobalada Baay iyo bakool, ilaa iyo hada wax War ah kama soobixin Mas\'uuliyinta gobalka Baay iyo Mas\'uuliyiinta Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Cadaado.com Somalia

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 6:49 am
by Voltage

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 7:18 am
by Alchemist
Great news..

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 11:47 am
by QansaGabeyle
Were there even any Pro-TFG troops in those towns? lol I am thinking some locals just went into town and declared that they have captured. The people looked at them for a minute and then went about with their everyday life. lol Capture Baydhabo, Beledweyn and the other cities where the Ethiopian troops are based and then you can claim a real victory.

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 11:50 am
by Diblomaasi
Great news indeed.

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 11:59 am
by COSTA
2006 dec is back looooooooooooooooooool

Ethiopia wants Mugadsihu Baydhaba Beledweyne and big strategic cites

WHATS DINSOR?

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 12:06 pm
by QansaGabeyle
Half the parliamentarians in Baydhabo don't even know there is a place called Diinsoor

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 12:20 pm
by Physicists
diinsoor is a major reewin town whats with all these ignorants and THESE forces are Abu mansoor a leysaan leader and the forces most made up by digil iyo mirifle the ICU are hawieye and long gone...

Isn't it funny how we fight against the invaders while the mareexaans fight against eachother in kismaayo, i'm just hearing that Hiraale got the Dekada BACK from yesterdays attacks..(and kismaayo is not even there's)

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 12:24 pm
by QansaGabeyle
Come on dude the Digil and Mirifle are the biggest prostitute clan in Somalia. I don't even take them seriously.

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 12:26 pm
by Physicists
[quote="QansaGabeyle"]Come on dude the Digil and Mirifle are the biggest prostitute clan in Somalia. I don't even take them seriously.[/quote]


Your mum is the biggest prostitute..focking dic.k....

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 12:36 pm
by QansaGabeyle
Digil and Mirifle are supposed to be in league with daroods and hawiyes but look at you, you have less power in Somalia than even the smallest hawiye clans.

Re: BREAKING NEWS ICU OO LA WAREEGAY DIINSOOR IYO IIDAALE

Posted: Sun Jan 06, 2008 12:42 pm
by Physicists
[quote="QansaGabeyle"]Digil and Mirifle are supposed to be in league with daroods and hawiyes but look at you, you have less power in Somalia than even the smallest hawiye clans.[/quote]


We don't fight for POWER we fight for PEACE.......for alaah's sake.