warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
War Deg Deg ah: Gaadhi Tikniko ah oo laga gubay Booliiska Puntland iyo khasaarihii dagaalka Boosaaso
Warkii 10-Jan-2008 iyo Qormadii: c/qaadir Gaabuush
Sidaanhore idiinku soo gudbinay dagaal aad u xoog badan ayaa saaka ka bilowday magaalada xeebta ah ee boosaaso dagaal kaas oo aanu goor dhowayd helnay tirade dhimashada iyo dhaawaca uu gaystay ...............
Dagaalka Saaka oo bilowday ka dib markii ciiidamada Booliiska Puntland ay weerareen guri ay ku jireen koox saraakiisha booliisku ku sheegeen inay ka danbaysay afduubyada isdaba jooga ah ee ka dhacay Puntland ayaa sababay dhimashada 2 askari oo ka tirsan ciidamada Booliiska iyo 3 qof oo ka tirsan maleeshiyada ka soo horjeeday, sidoo kale waxaa dagaalkaasi naftiisa ku waayey hal qof oo rayid ah..
Dagaalka Saaka ka dhacay boosaaso ayaa waxaa ku dhaawacmay inta ilaa hada la og yahay 5 qof oo isugu jira booliis , dad Rayid ah iyo maleeshiyada dagaalka kula jiray ciidamada Booliiska, dhaawacyada ayaa dhamaantood la dhigay cusbataalka magaalada Boosaaso , dhaawacyada qaarkood ayaa lagu soo waramayaa inay culusyihiin,..
Dhinacakale waxaa hada ka socda magaalada boosaaso Mudaharaad rabshado wata oo lagaga soo horjeeda xukuumada Madaxwayne Cadde muuse ,rabshadahaas oo sababay in dab la qabadsiiyo gaadhi Tikniko ah oo ay leeyihiin ciidamada booliiska dowlad goboledka Puntland kaas oo taayir ka banjaray kadibna ay gubeen dadwayne cadhaysan ..
Dagaalka ayaa hada joogsaday wallow rasaas goos goosa ay ka dhacaysa daafaha magaalada , guud ahaan xaalada magaalada Boosaaso ayaa kacsan waxaana is taagay dhaqdhaqaaqa ganacsiga saaka qaarkii markii uu dagaalku bilowday waxaase dib loo furay salaada duhur ka dib .
Maleeshiyada ciidamada Booliiska kula dagaamalaya xaafada Biyokulule ee magaalada Boosaaso ayaa la sheegayaa inay isku beel ka soo jeedaan ,majiraan ilaa hada wax dhaqdhaqaaqa oo lagu joojinaya dagaalka oo umuuqda mid isu rogaya dagaal beeleed , waxaa dad goob jooga ahi noo xaqiijiyeen in dhimashada iyo dhaawacu la filayo inay intaasi ka soo korodho saacadaha soo socoda ..
Hamoogaan wixii ka soo kordha boosaaso
C/qaadir gaabuush
Afnugaal.com
Gaabuush6@hotmail.com
+256-774833715

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
sheekadii puntland ahayd way burburtay
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
qabiil wars will never end
maybe tomorrow habarjeclo iyo habaryoonis baa fooda isaaaraya

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
its official the Puntland admin is worse then Mogadisho, and its about to collapse.....
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
[quote=\"LiQaaye_TDH\"]its official the Puntland admin is worse then Mogadisho, and its about to collapse.....[/quote]
liqaaye if gudubursi riyaale wins next election, will it be like kenya??
liqaaye if gudubursi riyaale wins next election, will it be like kenya??
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
[quote="Hiiraan boy"]qabiil wars will never end
maybe tomorrow habarjeclo iyo habaryoonis baa fooda isaaaraya[/quote]
illahay baanu kaa magan galay, somalida kalena illahay haa kaala qaboojo
maybe tomorrow habarjeclo iyo habaryoonis baa fooda isaaaraya[/quote]
illahay baanu kaa magan galay, somalida kalena illahay haa kaala qaboojo
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
[quote="Hiiraan boy"][quote=\"LiQaaye_TDH\"]its official the Puntland admin is worse then Mogadisho, and its about to collapse.....[/quote]
liqaaye if gudubursi riyaale wins next election, will it be like kenya??[/quote]
this is diffrence betweeen us and the walanweyn gadabuursi is somaliland president he is not gadabuursi president
liqaaye if gudubursi riyaale wins next election, will it be like kenya??[/quote]
this is diffrence betweeen us and the walanweyn gadabuursi is somaliland president he is not gadabuursi president
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
[quote=\"The_Emperior5\"][quote=\"Hiiraan boy\"][quote=\\\"LiQaaye_TDH\\\"]its official the Puntland admin is worse then Mogadisho, and its about to collapse.....[/quote]
liqaaye if gudubursi riyaale wins next election, will it be like kenya??[/quote]
this is diffrence betweeen us and the walanweyn gadabuursi is somaliland president he is not gadabuursi president[/quote]
dee liqaaye mar hore buu ii sheegay that if riyaale wins again, habarjeclo and silaanyo will take action.
liqaaye if gudubursi riyaale wins next election, will it be like kenya??[/quote]
this is diffrence betweeen us and the walanweyn gadabuursi is somaliland president he is not gadabuursi president[/quote]
dee liqaaye mar hore buu ii sheegay that if riyaale wins again, habarjeclo and silaanyo will take action.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
how come i cant reply
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
[quote="Hiiraan boy"][quote=\"The_Emperior5\"][quote=\"Hiiraan boy\"][quote=\\\"LiQaaye_TDH\\\"]its official the Puntland admin is worse then Mogadisho, and its about to collapse.....[/quote]
liqaaye if gudubursi riyaale wins next election, will it be like kenya??[/quote]
this is diffrence betweeen us and the walanweyn gadabuursi is somaliland president he is not gadabuursi president[/quote]
dee liqaaye mar hore buu ii sheegay that if riyaale wins again, habarjeclo and silaanyo will take action.[/quote]
hiiraan boi u dont get the political situation in somaliland its not habarjeclo versus garxajis ur habarawl versus agains arab or habarjeclo its the political power systeem in somaliland , if rayaale steal the ellection there will be action bye the higher courts in somaliland and guurti speakers the senate kulmiya is not habarjeclo waa xisbi qarran uu ciid walba leh xata darood ba ku dhex jiira
liqaaye if gudubursi riyaale wins next election, will it be like kenya??[/quote]
this is diffrence betweeen us and the walanweyn gadabuursi is somaliland president he is not gadabuursi president[/quote]
dee liqaaye mar hore buu ii sheegay that if riyaale wins again, habarjeclo and silaanyo will take action.[/quote]
hiiraan boi u dont get the political situation in somaliland its not habarjeclo versus garxajis ur habarawl versus agains arab or habarjeclo its the political power systeem in somaliland , if rayaale steal the ellection there will be action bye the higher courts in somaliland and guurti speakers the senate kulmiya is not habarjeclo waa xisbi qarran uu ciid walba leh xata darood ba ku dhex jiira
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
well said Emperior
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
Re: warsangeli protests burn gaadhi tikniko in bosaaso
people dont get your hopes up, this is no big deal, we have the kidnappers of the msf workers, who are still free and walking in streets of bosaso as if they havent commited nothing, the police of bosaso, simply surrounded that house and asked them to surrender, when they refused, their tribals leaders said, lets come to an arrangement and not arrest them, puntland government refused this, and will not let people walk away just kos of tribe, this tribe mentality of letting people do anything just kos their tribal ,leaders will stand up for them no matter what. so puntland has bombared the house, and now their whole tribe has come to their rescue, well puntland will not give in, and if it takes destroying their whole little tribe then so be it, this will be a lesson to others.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 640 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 16 Replies
- 1275 Views
-
Last post by Alluring
-
- 1 Replies
- 610 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 8 Replies
- 1043 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 42 Replies
- 4992 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 5 Replies
- 608 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 2 Replies
- 894 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 7 Replies
- 1479 Views
-
Last post by gurey25
-
- 17 Replies
- 1870 Views
-
Last post by highclass
-
- 4 Replies
- 591 Views
-
Last post by highclass