Page 1 of 1

BREAKING NEWS ASKAR ETHIOPIAN OO LAGU LAAYAY BAIDOA

Posted: Fri Jan 11, 2008 9:04 am
by Hiiraan boy
Askari katirsan Ciidamada Itoobiya oo Maanta lagu toogtay magaalada Baydhabo Hubkiina laga furtay 11 Jan 2008
Posted to the Web 11 Jan 08, 14:33
Wararka nagasoo gaarayo magaalad Baydhabo ee xarubnta gobalka Baay ayaa sheegayo in gooordhaw ay xoogaga Muqaawamada Soomaliya ay toogteen Askari katirsan Ciidamada Itoobiya ee dhibaatada kawado dalka Soomaaliya.



Maanta abaarihii saacaddu markii ay ku beegnayd 2:30- Duhurnimo ayay Dablay hubaysan waxay Weerar ku qaadeen askar katirsan kuwa Itoobiya oo xiligaas kusugnaa gudaha Suuqa Bacadlaha ee gudaha magaalada Baydhabo.



Weriye kusugan Bayhabo ayaa Cadaado.com u xaqiijiyay Dilka askariga oo ay kooxihii hubaysnaa markii ay dileen ka qaatay Qori iyo Taleefan uu watay, xaalada magaalada baydhabo ayaa maanta kacsan waxaana wadooyinka waawayn ee magaalada soo buux dhafiyay Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad uaga xun dilka loo gaystay askarigooda.



Wasiirada iyo Mas\'uuliyinta kusugan magalada Baydhabo ayay arrintan fajacisa ku naqatay iyagoona bilaabay in ay is ilaaliyaan maadaama ay soo xogaysteen Kooxaha Shiishyahanada ah ee Dagaalka kulajiro



Cadaado.com Muqdisho

Re: BREAKING NEWS ASKAR ETHIOPIAN OO LAGU LAAYAY BAIDOA

Posted: Fri Jan 11, 2008 11:18 am
by Shirib
1 more down and they took his weapons Loooool.

The folks in Bay have been really workin this week. Good job Abu Mansoor.

Re: BREAKING NEWS ASKAR ETHIOPIAN OO LAGU LAAYAY BAIDOA

Posted: Fri Jan 11, 2008 11:19 am
by AbdiWahab252
Only 1 ?

Re: BREAKING NEWS ASKAR ETHIOPIAN OO LAGU LAAYAY BAIDOA

Posted: Fri Jan 11, 2008 12:38 pm
by siciid harti
kaaley kanyaree hiiraan ma dowlad diidbaa mise waa daarood diid

Re: BREAKING NEWS ASKAR ETHIOPIAN OO LAGU LAAYAY BAIDOA

Posted: Fri Jan 11, 2008 12:43 pm
by Shirib
[quote="siciid harti"]kaaley kanyaree hiiraan ma dowlad diidbaa mise waa daarood diid[/quote]

TFG diid