Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
The explosion was big and the casualties were a lot. Witnesses saw atleast 6 dead Ethiopians and many more inured.
Adan and others got any news on this.
Deegaanada ka ag dhow Isgooyska Fagax oo Ganacsigooda uu dib u furmay ka dib markii maanta ay miino kula qaraxday gari ay saaraayeen cidamada Ethopia
Sh, M network 16 Jan 08, 06:26
Mogadishu 16 Jan. 07 (Sh.M.Network)-Ciidamadii Ethiopianka ee ku sugnaa isgooyska fagax ayaa dub ugu laabatay fariisimihii ay ka soo tageen saaka kadib markii ay soo baadi goobeen gaari ay lahaayeen oo miino ay kula qaraxday agagaarka isgooyska Fagax ee Degmada Yaqashiid.
Qaar ka mida dadka deegaanka oo Shabelle u waramayay ayaa sheegay in ay arkayeen ilaa 6 meeyd ah oo ay sii qaadanayeen ciidamada Ethiopianka iyo dhaawac fara badan oo qaarkood uu liitay dhaawacood.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in markii ay ciidamada ay soo gaareen isgooyska Fagax rasaas ay rideen uu ku dhaawacmay wil dayar oo halkaasi marayay.
Gud ahaa waxaa dib u furmay goobihii ganacsi ee deegaanka Fagax kadib markii ay kala carareen dadkii halkaasi ku ganacsanayay kadib markii miinada ay kula qarxday gaari ka mida kolonyo Ethiopian ah oo marayay.
Ma ahan markii ugu horeeysay ee gaari ay leeyihiin ciidamada Dowalada Ethiopia ay mino kula qaraxdo magaalada Muqdisho oo ay uga dhintaa tiro askar ah.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
The name is, was and will always be "Isgooyska Kooshin Fagax" yaa hutu.
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
The explosion was huge, probably killed a lot more then 6, but thats all witnesses can confirm for Shabelle were dead. Reports were sayin Ethiopians had to bring in planes to carry away the dead.
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
Here's the report from Dayniile, sayin close to 15 dead and over 20 injured
War deg deg ah Diyaarad Milatari oo ay leeyihiin Ciidamada itobiya oo ka soo dagtay goordhawayd garoonka Muqdisho si ay u qaado mayd iyo dhaawac ka soo gaaray saakay isgoyska fagax..
Waxaa goor dhawayd ka soo dagay garoonka Muqdisho diyaarad milatari oo ay leeyihiin Ciidamada itoobiya oo ka soo duushay garoonka Magaalada baydhaba si ay u daabusho dhaawac iyo dhimasho manta fagax ka soo gaartay ciidamada itoobiya.
Maydkan ayaa gaaraya ku dhawaad 15- Halka dhaawacana uu gaarayo 20- waxaana la xiray dhamaan wadooyinka soo gala airapoorka waxaana dhaawaca loola cararay markii uu qaraxu dhacay isbitaalka keysaneey iyo mid gaar ay u leeyihiin Ciidamada itoobiya waxaana la sheegayaa in halkaasi waxba looga qabanwaayay.
Tan iyo Markii ay bilaawdeen sanadkii tagay dagaalada Muqdisho dagaalada oo dhex maraya Ciidamada itobiya iyo xoogaga ka soo horjeedo ayaa la sheegayaa in halkaasi ay uga nafwaayeen Ciidamada itobiya ku dhawaad sadaxkun oo ciidan halka ku dhawaad kuna ay dhaawacyo ka soo gaaree.

Adan
we're waiting for confirmation and more news, we don't know what numbers to take even though 6 seems really small

ethiopianka maal mahanba wadooyinka baabuurtooda way ka joojiyeen markay qaraxyada ku bateen..tan maanta ku dhacdayna waxay tusaysaa in wali loo fadhiyo wadooyinka ayna sii raaxo leh kumari dooonin,,
Re: Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
xoog, who is the koshin that its named after?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
SB
It was named after Reer Kooshin sxb during the gov't days and then they later changed the name to "Wado Mareexaan".

[quote="xoogSADE14"]SB
It was named after Reer Kooshin sxb during the gov't days and then they later changed the name to "Wado Mareexaan".[/quote]
looooooool kan waxbuu isku qaldayaa
It was named after Reer Kooshin sxb during the gov't days and then they later changed the name to "Wado Mareexaan".[/quote]
looooooool kan waxbuu isku qaldayaa
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
Xaseey
Even though its been more than 17 years. Wadaadaan soow ma'aha midii Wardhiigleey iyo Hawlwadag kala jari jirtay oo Madaxtooyada gali jirtay kuna dhici jirtay jidka sodonka Baar Ubax agtiisa?

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
[quote="xoogSADE14"]SB
It was named after Reer Kooshin sxb during the gov't days and then they later changed the name to "Wado Mareexaan".[/quote]
sababta isqoyska loo baxay kooshin fagax causes idinku used to drive ur stolen white landcruisers there.

[quote="xoogSADE14"]Xaseey
Even though its been more than 17 years. Wadaadaan soow ma'aha midii Wardhiigleey iyo Hawlwadag kala jari jirtay oo Madaxtooyada gali jirtay kuna dhici jirtay jidka sodonka Baar Ubax agtiisa?[/quote]
nope ,,,isgoyska fagax waa meesha uu ku dhamaado jiidka sodonka,,waana meesha uu ku yaalo hotel lafweyn iyo hotel kaah ,hotel ramadaan waan waqooyiga muqadisho dhinaca abgaalka

where are the pictures ?
Re: Ethiopian Truck Blown up in my old Hood
oh ok...isn't there also jid marexaan or something i seen it on dayniile before..
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 321 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 278 Views
-
Last post by adanboy
-
- 10 Replies
- 765 Views
-
Last post by El Loco
-
- 0 Replies
- 229 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 15 Replies
- 1008 Views
-
Last post by Boqor__Daarod
-
- 0 Replies
- 300 Views
-
Last post by Adan*5
-
- 20 Replies
- 1649 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 37 Replies
- 1658 Views
-
Last post by Voltage
-
- 19 Replies
- 996 Views
-
Last post by galia
-
- 20 Replies
- 1213 Views
-
Last post by hydrogen