Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Post by Hiiraan boy »

Faah faahin dheeri ah:- Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoobiya Deegaanka Kalabeyr ee G/Hiiraan

Beerdhiga 24.01.2008 12:40

wararka laga helayo dagaalkii ay saaka xoogaga mujaahidiinto ku qaadeen deegaanka kalabeyr ayaa sheegaya in khasaarooyin balaaran uu soo gaaray ciidamada gumeysiga itoobiya ee fariisinka kule halkaasi

dagaalkan oo dhacay abaara 6:00 aroornimo ee maanta ayey xoogaga mujaahidiintu soomaaliyeed ku jiireen raaca hore ee ciidamada gumeysiga iyagoo ka gubay gaari nooca dagaalka ah sidoo kalana dab qabadsiiya goob saadku u yiilay ciidanka gumeysiga

iyadoo la sheegayo khasaaro dhimasho oo aad ubadan inuu gaaray dhinaca ciidamada gumeysiga itoobiya isla markaana la xaqiijiyay in labo ka mida kooxaha la shaqeya gumeysiga ay geeriyoodeen islamarkaana dhaawaca afar kale oo kamida kooxahaasna la soo gaar siiyay Isbitaakla Beledweyne


waraka ayaa in taa kudaraya iney xoogaga mujaahidiintu ka laabteen halkaasi iyagoo bedqaba marka laga reebo dhaawaca labo mujaahid oo xaaladooda caafimaad aad uwanaagsan tahay laguna daweynayo deegaanada saldhigyada ay kuleeyihii
mujaahidiinta.

kadib dagaalkaasi ayeey halkaasi gaareen ciidamo kale oo ka tegey saldhiga ciidamada gumeysiga itoobiya ee janta kundhisho iyo kuwa maamulka dabageed ee la shaqeeya gumeysga iyagoo hakad geliyay isku socodka gaadiilka gobolada dhexe
waxaana xiran wadooyinka halkaasi mara oo dhan.

http://www.Beerdhiga.com
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Post by Shirib »

These trucks are getting hard these days. The resistance has figured out good new tactics. No dead body count?
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Post by guhad122 »

Bravo to the freedom fighters! I heard ONLF units were involved in this battle.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Post by Hiiraan boy »

[quote="guhad122"]Bravo to the freedom fighters! I heard ONLF units were involved in this battle.[/quote]

onlf kulaha. it was xawaadle mujahids who were behind this.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Post by guhad122 »

Waryaa anyone who fights with Amxaaro and thier skunk Dhabayoco supporters is my brother and is like an ONLF to me.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Post by Hiiraan boy »

[quote="guhad122"]Waryaa anyone who fights with Amxaaro and thier skunk Dhabayoco supporters is my brother and is like an ONLF to me.[/quote]

hadana sheeko cusub buu noola imaanaya

didnt u say last time fukk xawaadle
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Post by AbdiWahab252 »

HiiraanBoy,

Leave my cousin Guhad alone. He is the most AntiXabash person on Somalinet.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Gaari Dagaal oo saaka lagaga gubay Ciidamada gumeysiga Itoob

Post by guhad122 »

I say it again Fock Xawaadle for Ban-Balaayo. One of them days, we are gonna revenge for Ban-Balaayo. But first thing first, we have a common enemy to deal with now. Let us liberate the country and put our clan disputes aside. Is that fair enough?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”