Somali puppets conference in Addis Abebba

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Somali puppets conference in Addis Abebba

Post by Somaliweyn »

Addis Ababa: RW Soomaaliya oo la kulmay Wasiirada Arimaha dibada & Maaliyada Itoobiya.

Raysalwasaaraha dowlada faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa la kulmay Wasiirada Maaliyada iyo arimaha dibada ee dalkaasi Itoobiya ayagoo ka wada hadlay xaaladaha Soomaaliya & Itoobiya.

Raysalwasaaraha dowlada faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa kala hadlay Wasiirka Arimaha dibada ee dalka Itoobiya arimaha ka dhaxeeya dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo dowlada Itoobiya.

Nuur Cadde wuxuu usheegay Musfin uu kala hadley arimo badan oo ay ugu horeeyaan ciidamada ka jooga etoobiya dalka somaliya. Wasiirku wuu ka gabsadey arimaha la xiriira ciidamamd etoobiya iyo waxa uu ka damacsanyahey sii joogista ciidamadaa ee somalia

Raysalwasaaruhu wuxuu kaloo kala hadlay Isla wasiirka arimaha dibada sidii sare loogu qaadilahaa Xiriirka Labada dowladadooda ayadoo ay kulankaan joogeen Madax kala duwan oo kakala socota Wasaaradaha arimaha dibada Soomaaliya & Itoobiya.

Raysalwasaaraha Soomaalida ayaa sidoo kale lakulmay Wasiirka Maaliyada ee Itoobiya ,ayagoo ka wada hadlay sidii ay Itoobiya gacan ugu siin lahayd dowlada Faderaalka ee Soomaaliya sameysashada Bangiga dhexe.

Wasiirka Maaliyada Itoobiya ayaa sheegay in ay Wasaaradiisu dadaal dheeri ah ugaleyso sidii ay dowlada Soomaaliya gacan uga siiso dhinaca Xisaabaadka si ay siwanaagsan ugu dhacaan Bangiyada dowlada faderaalka ee Soomaaliya.

Wada hadaladan oo socday maalmahaan ayaa ka dhacayay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ,tan iyo markii uu halkaasi tagey Raysalwasaaraha dowlada faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ,isagoo ka dibna wuxuu la kulmayo Raysalwasaaraha dowlada Itoobiya Meles Zanewi.

http://www.mareeg.com/news.php?sid=4555
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Somali puppets conference in Addis Abebba

Post by Somaliweyn »

Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi oo u duulay dalka Itoobiya
Posted to the Web Feb 05, 13:01


Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa maanta u dhoofay dalka Itoobiya waxa uuna saxaafada u sheegay in uu kulan la qaadan doono Madaxweynaha DFKM C/Laahi Yuusuf iyo masuuliin ka tirsan dalka Itoobiya.

Cadde Muuse oo ay saxaafada wax ka weydiisay d inta uusan ka dhoofin Garoonka Diyaaradaha ee Bandir Qaasim ee Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa uu saxaafiyiinta u sheegay in u jeedadda ugu badan oo uu ugu socda dalka Itoobiya ay tahay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen dhinaca Nabad gelyada iyo amniga.

Cadde Muuse ayaa sidoo kale yiri " Waxaan rabnaa in dhinaca dhaqaalaha aan iska kaashano sababta oo ah dhaqaalaheen inta badan waxaa uu tegaa dalka Itoobiya,waxaana dhacda mararka qaarkood baabuur ka qaaday ganacsi Boosaaso inay qabsadaaan Itoobiya ,iyadoo ay ugu wacan tahay dagaalada ka dhaca Soomaaligalbeed".

Dowlada Itoobiya ayaa gabi ahaan waxaa ay joojisay Baabuurta ka qaada ganacsiga Dekada Boosaaso oo aada dhinac Itoobiya ,iyagoo ku andacooda in hub laga soo qaado dalka Soomaaliya la geliyo Soomaaligalbeed iyagoo marar badan idaacadaha ka sheegay inay Baabuur Hubsida ay ku qabteen Gudaha Itoobiya iyo Soomaaliyaba.

M_M Deeq
Halgan.net


http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=8566
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Somali puppets conference in Addis Abebba

Post by kambuli »

Waxaad mooddaa inay Addis tahay Xaramkii...Acuudu Bilaah...Mid kasta oo wax is moodaa meeshaas ayuu aadaa....

Why can't they get along with each other and do their business?
User avatar
Somaliweyn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3604
Joined: Thu Apr 01, 2004 7:00 pm
Location: The (Re-)Birth of the Somali Republic

Re: Somali puppets conference in Addis Abebba

Post by Somaliweyn »

For those that dont feel like reading Somali news:

The two articles are about meetings the ''PM'' puppet and the Northeastern puppet had with Ethiopian officials, like the ministery of foreign affaires and finance. On top of that the puppet ''president'' was present there.

The purpose of their visit? ''PM'' puppet wanted to talk with Musfin the foreign minister of TPLF-regime about the Ethiopian occupation of Somalia and how long it would take. The answer was: short and unclear about future intentions.

''Wasiirku wuu ka gabsadey arimaha la xiriira ciidamamd etoobiya iyo waxa uu ka damacsanyahey sii joogista ciidamadaa ee somalia''

The puppet ''PM'' then plead to strenghten the ties between the two countries, implicit for: ''prolong the occupation''

''Raysalwasaaruhu wuxuu kaloo kala hadlay Isla wasiirka arimaha dibada sidii sare loogu qaadilahaa Xiriirka Labada dowladadooda ''

----

Then he had a meeting with the finance minister of the TPLF regime in which he asked them to assist them with the opening of a Central Bank of Somalia, in which the ethiopian finance minister proposed to them a similar deal they have with the Northwestern secessionist camp: The central bank of Somalia will have its deposits in Addis Abbeba, and all will go through the Central Bank of Ethiopia......which means: Ethiopia wants to have control over financial affaires of Somalia.


-----

The purpose of the the Northeastern puppet was similar, in which they discussed to strenghten the ties between Ethiopia and their northeastern entity. Financial affaires were again discussed: Cadde Muuse ayaa sidoo kale yiri " Waxaan rabnaa in dhinaca dhaqaalaha aan iska kaashano sababta oo ah dhaqaalaheen inta badan waxaa uu tegaa dalka Itoobiya,waxaana dhacda mararka qaarkood baabuur ka qaaday ganacsi Boosaaso inay qabsadaaan Itoobiya ,iyadoo ay ugu wacan tahay dagaalada ka dhaca Soomaaligalbeed".

Again, Ethiopia wants financial control over Somali regions, first it was the Northwestern secessionist entity in which the port was fully incorportated in the interest of Ethiopia and the Central Bank of Ethiopia functioned as their own....now its the turn of the Northeastern entity and the puppet-government.
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: Somali puppets conference in Addis Abebba

Post by Somali_4Life »

I give Lighty White the benefit of doubt. Lets see how he ends his term: as a obedient servant or a true wadani.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”