Page 1 of 1

Somaliland: Xisbiga kulmiye oo dacwoday jendayi frazer

Posted: Sat Feb 09, 2008 1:47 pm
by great-legend

Re: Somaliland: Xisbiga kulmiye oo dacwoday jendayi frazer

Posted: Sat Feb 09, 2008 2:04 pm
by The_Emperior5
kulmiye danta guud ba ma naqaana

Re: Somaliland: Xisbiga kulmiye oo dacwoday jendayi frazer

Posted: Sat Feb 09, 2008 2:13 pm
by SahanGalbeed
Waxani horta waa siyaasad .
Qolo walba " agenda" u gaar bay leedahay, laakiin sidey ila eeg tahay aniga , waxa ay Kulmiye ka cadhooden :

quote-->Madaxweynuhu markuu soo noqday waxba nooma sheegin ee fadlan noo sheeg waxii uu idin kala hadlay

Taasi waa khalad , kala shikigana iyada abuurtay .
Inuu Riyaale isugu wada yeedho dhamaan siyaansiyiinta reer Somaliland bay ahayd , marku waddanka ku soo laabtay , haddanu runta u wada sheegayn na , wuxuun bu u tuuri laha .LOL
Just being impartial here :)

PS: Transparency is ALWAYS best!

Re: Somaliland: Xisbiga kulmiye oo dacwoday jendayi frazer

Posted: Sat Feb 09, 2008 2:30 pm
by LiQaaye_TDH