Page 1 of 1

Ader, Dhobley waa dhul Darod, dhul Darodna in looga duulo

Posted: Wed Feb 13, 2008 11:05 am
by CoolPoisons
ADEER DHOOBLEY WAA DHUL DAAROOD DHUL DAAROODNA IN LOOGA DUULO ISLA DHUL KALE OO DAAROOD DAGAN YAHAY WAA WAX AAN MEESHA KU JIRIN CIDII WARKAAS KU HADASHAYNA WAA U GAAR MANA KU HADLI KARAAN DEEGAANKAN;Ayuu yiri axmed Nur oo si kulul uga hadlay amurtaas.

Jubbada Hoose:Odayaasha dhaqanka dhoobley oo iska fogeeyey Hadal ka soo yeeray xubin ka tirsan Isbahaysiga Asmara

[2008-02-13 07:07:22] Odayaal dhaqameed ka soo jeeda deegaanka dhoobley ee gobolka Jubbda hoose ayaa iska fogeeyey in ay ku aragti yihiin xubin ka tirsan isbahaysiga Asmara oo sheegay in ay ku duulayaan kismaayo kaas oo ka soojeeda deegaankaas.

Axmed Nuur Dalab oo kamid ah odayaasha dhaqanka deegaanka dhoobley ee galbeedka jubbada hoose ayaa ka dhawaajiyey inaysan isku aragti iyo isku fakar toona ahayn Maxamed Amiin oo ah xubin ka tirsan isbahaysiga dib u xoraynta soomaaliya kana soo jeeda deegaanka dhoobley oo sheegay in la qorshaynayo abaabulo dagaal oo kismayo ka dhan ah kuwaas oo laga wado deegaano ay dhoobley kamid tahay.

Axmed Nuur dalad waxaa uu intaas ku daray in ay aad uga xunyihiinn in qof ku abtirsada jubooyinka gaar ahaana dhoobley uu xiligaan iclaamiyo colaad iyo xiisado dagaal oo gobolka ka dhaca isagoo intaa raaciyey in odayaasha deegaanka ay arinkaa ka fariisten oo ay cadeeyeen in dhoobley aysan ka jirin abaabulo dagaal meel kasta haku socdaane;ADEER DHOOBLEY WAA DHUL DAAROOD DHUL DAAROODNA IN LOOGA DUULO ISLA DHUL KALE OO DAAROOD DAGAN YAHAY WAA WAX AAN MEESHA KU JIRIN CIDII WARKAAS KU HADASHAYNA WAA U GAAR MANA KU HADLI KARAAN DEEGAANKAN;Ayuu yiri axmed Nur oo si kulul uga hadlay amurtaas.

Maalmo ka hor ayay ahayd markii Maxamed Amiin oo ka tirsan isbahaysiga dib u xoraynta soomaaliya kana soo jeeda dhoobley uu ka soo baxay hadal ah in ay kismaayo ku soo duulayaan oo ay ka cayrin doonaan malayshiyo beeleedka xooga ku haysta,hase ahaatee hadalakaas iyo warar kale oo lagu halay qadadka Telefonada ayaa waxaa ay keeneen in dhaq dhaqaaqyo xoog leh ay sameyaan ciidamada kala duwan ee magaalada kismaayo ayadoo ay saraakiisha ciidamaduna ku tilmaameen dhaq dhaqaaqaas diyaar garoow ciidan o mar kasta lama huraan ah

Re: Ader, Dhobley waa dhul Darod, dhul Darodna in looga duulo

Posted: Wed Feb 13, 2008 11:07 am
by CoolPoisons
Caqdhers are back to Darod.

Re: Ader, Dhobley waa dhul Darod, dhul Darodna in looga duulo

Posted: Wed Feb 13, 2008 11:43 am
by The_Patriot
since when?

Re: Ader, Dhobley waa dhul Darod, dhul Darodna in looga duulo

Posted: Wed Feb 13, 2008 11:47 am
by Sanaagian
can someone please qarxis Coolpoison..

I believe he is Hiiraanboy...

Re: Ader, Dhobley waa dhul Darod, dhul Darodna in looga duulo

Posted: Wed Feb 13, 2008 1:05 pm
by CoolPoisons
^^IIdor, this Darod topic, go jew jaad. I ain't no Hutu U focking bantu jaad chewing biitch.