Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Post by Voltage »

Xildhibaan Axmed Warsame Iyo Xildhibaan Barre Hiiraale oo Galabta soo gaarey Magaalada Baardheere
Mar 11,2008
byBaardheere-GEDO-NN
Xubnahan oo kala ah Xildhibaan Axmed Warsame Maxamed iyo Xildhibaan Barre Aden Shire (Barre hiraale) ayaa galabta waxay soo gaareen magaalada Baardheere, iyagoo ka soo kicitimay saaka aroortii magaalada Baydhabo oo ah fadhiga Baarlamanka Soomaaliya.

Xildhibaanadan ayaa waxaa si weyn magaalada ugu soo dhaweeyey xubno ka tirsan Maamulka Degmada Baardheere,qaar kamid ah Odoyaasha Deegaanka iyo Saraakiil,waxayna islamarkiiba u gudbeen dhinaca Xarunta Muuri oo ku taal duleedka Magaalada Baardheere, halkaasi oo uu horey u deganaan jirey Xildhibaan Bare Hiiraale iyo qaar ka mid ah ciidankiisa.

Lama oga ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa imaanshiyaha xildhibaanadan ee Degmada Baardheere oo aan horey loo ogayn ,hase ahaatee Mas,uul ku dhow dhow xildhibaanadan ayaa Saxaafada u sheegay in Masuuliyiintani socdaalkoodu uu qeyb ka yahay sidii bulshada Gobolka Gedo ay ugula qeyb qaadan lahaayeen qorshayaasha la doonayo in Maamul heer Gobol loogu sameeyo Gobolkan iyo weliba howlaha nabadeynta.

Imaanshaha xubnahan katirsan Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa ku soo beegmaysa xilli weliay go,antahay Buundada magaalada Baardheere,taasi oo sababtey in hakad uu ku yimaado isu socodka dadka,Gaadiidka iyo Xoolaha u kala gooshayey gudaha Magaalada iyo qeybo ka mid ah Gobolka,inkastoo haatan buundada ay ka soconayaan howl dayactir loogu sameynayo qeybahii ay ka burbureen ,iyadoo howshaasi oo ah mid ku meelgaar ahna ay wadaan gudi dadweynaha ka aruurinya taageero dhaqaale.

A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Post by Voltage »

Baardheere: Xildhibaano uu horkacayo Col. Barre Hiiraale oo gaadhay Magaalada Baardheere.
11. marts 2008

APL

Baardheere (AllPuntland) - Xildhibaano uu horkacayo Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Xildhibaan Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa gaaray Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Xildhibaana Barre Hiiraale iyo xildhibaanada la socda ayaa ka soo ambabaxay Magaalada Badyhabo ee Xarunta Baarlamaanka, waxaana socdaalkooda Baardheere la sheegay inuu ahaa mid aan horay loo sii qorsheyn.

Xildhibaan Barre Hiiraan oo ay galbinayeen Gawaarida u taqaan Soomaalida ayaa Magaalada Baardheere ka degay Xerada Muuri ee ku taal Duleedka Degmadaas, halkaasoo uu horay u deganaa.

Wararka laga helayo Baardheere ayaa sheegaya in Xildhibaanka oo ka soo jeeda Magaaladaas ay soo dhoweeyeen dadweyne aad u fara badan.

Ilo wareedyo ku dhow dhow Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa sheegaya in uu u yimid xildhibaanka ka qeyb qaadashada howlo maamul loogu sameynayo degamadaas oo sida muuqata uu hada ka taagan yahay maamulka loo dhisay is qab qabsi.

Col. Barre Hiiraale ayaa dhaawac waxa uu ka soo gaaray qarax miino oo lagu weeraray bartamihii sanadkii hore kolonyo galbineysay oo marayay duleedka Degmada Baardheere, waxaana Xildhibaanka oo muddo ka maqnaa dalka uu howlo caafimaad u joogay Dalka Itoobiya.

Cabdicasiis Maxamed
AllPuntland
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Post by The_Patriot »

voltage you being odheyga besha Sade in SNET.
Am disapointed to see that the ilkoyar are turning against each other.
You guys are onle making guys like guhaad to leave this forum.
So you need to convince the other ilkos to abide by the rules of SNET.
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Post by Alluring »

What was the relationship between Siad Barre and Hiiraale? If there was any.
Gen.Aideed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 347
Joined: Sat Oct 20, 2007 7:11 am

Re: Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Post by Gen.Aideed »

They can't go to Kismaayo.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Post by The_Patriot »

[quote="Alluring"]What was the relationship between Siad Barre and Hiiraale? If there was any.[/quote]
the Coincidence of the word Barre and both of them hailing from reer Siyad also both have a maternal side linked to makahil(ogaden).
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Post by CoolPoisons »

Gen Ahmed Warsame's Eli from Haud Ethiopia, the karbasher of dhabayacos. Bare Hiraale's Rer Koshin like Guulwadow Siyad. Out of respect of Guulwadow Siyad, I'm not gonna make fun of Rer Koshin in this topic.
Shilling
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 892
Joined: Tue Jan 01, 2008 11:47 pm
Location: Seattle, Washington USA

Re: Gen Ahmed Warsame/Col Barre Hiiraale come to Gedo.

Post by Shilling »

Walaaahi odayga restriction xuun baa saraan...Its either Bardheeree who is goes to once in while for advice or Baydhabo.

Voltage, odayga dhibxuun baa heysataa ee postada tan u dhig:

http://www.allanimedvd.com/images/shop/ ... ecover.jpg
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”