Ciidamada Ethiopia Ee Ku Sugan Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Oo Xabsiga U Taxaabay Labo Masuul Oo Ka Tirsan Degmadaasi
Mar 31,2008
by Luuq-GEDO-NN
Ciidamada Ethopianka ah ee fariisinka ku leh degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa xaley iyo saakaba waxay xabsiga degmadaasi ay u taxaabeen Ugaas Bilow Xasanow xaydar oo ah Ugaaska Beesha Macalin weyne ee Degmada Luuq iyo Taliyahii Booliska Degmada Luuq Diyaad Cabdi kaliil sababo lala xariirinayo in ay ka hor yimaadeen Maamulka Cusub ee dhowaan loo dhisey degmadaasi.
Ugaas Biloow Xasanoow Xeydar oo hogamiya mid ka mid ah Beelaha dega Degmada Luuq,gaar ahaan Beesha Macalin weyne ayaa xaley Ciidamada Ethopianku ay ka wateen gurigiisa. kadib markii sida la sheegay lagu soo oogay eedeeymo la xiriira in uu waday arimo ka dhan ah maamulka Cusub ee Dhawaan loo Sameeyay Degmada Luuq sida Gedonet ay u xaqiijiyeen dad xogogaal ah oo ku sugan halkaasi.
Wararka laga helayo degmada Luuq ayaa intaa raaciyay in qaar ka mida beesha uu madaxda ka yahay ugaaska ay diideen in ay aqoonsadaan maamulka Dhawaan loo sameeyay Degmada Luuq, xarriga ugaaska ayaa la xiriirta kadib markii muran iyo is qab qabsi uu dhex maray isaga iyo masuuliyiinta cusub taasina ay keentay in ay soo fara galiynaa ciidamada Ethiopianka.
Maleeshiyaad dableey ah oo ku heeyb ah Ugaas Biloow Xasanoow Xeeydar ayaa waxaa ay wararka sheegayaan in tuulada Bohol Bashiir oo ka tirsan degmada Luuqa una jirta ilaa iyo 25 KM in ay maalintii 3aad ku heeystaan in ka badan 20 baabuur Xamuul ah oo ka tagtay Magaalada Muqdisho isla markaana u rarneeyd ganacsatada magaalooyinka Luuq, Baladxaawo iyo Mandheera. Dableeydaasi ayaa weeydiisata Ganacsatada wadata Gawaaridaasi xamuulka ah in ay iska Bixiyaan kala Bar lacagihii Canshuurta aheeyd ee degmada Luuq lagu Bixin jiray taasi oo keentay in xaaladu ay cirka isku shareerto.
Sidoo kale Waxaa ay goor dhaw xabsiga u taxaabeen ciidamada Ethiopianka ah Taliyaha Saldhiga Degmada Luuq Diyaad Cabdi kaliil,iyadoo wararka qaarna ay tibaaxayaan in xariga Sarkaalkani uu u ku lug leeyahay khilaaf la xariira xaga Maamulka oo in mudo ahba u dhaxeeyey isaga iyo Gudoomiyaha Degmada Luuq, taasi oo keentay in taliyaha la xiro.
Illaa iyo hada wax war ah kama soo bixin Maamulka Cusub ee degmada Luuq oo ku aadan xariga loo geeystay Ugaaska iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Luuq.
A C Saalixi-GEDO-NN--Baardheere
http://www.gedonet.com/index.php?news=2767
Leeysans making trouble in Lugh. Marax, do something.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Leeysans making trouble in Lugh. Marax, do something.
Coolpoison,
They're just beggers who farm. If they cause anymore trouble thousands of Cali Xusayn will blast them to hell.
They're just beggers who farm. If they cause anymore trouble thousands of Cali Xusayn will blast them to hell.
-
Col-Leysaan
- Posts: 71
- Joined: Sun Sep 02, 2007 2:23 pm
- Location: Mur aboodaa
Re: Leeysans making trouble in Lugh. Marax, do something.
Bloody fools. lolz.
The heading is LEYSAAN making trouble.......
The body of the writting explains how MACALIN WEYNE a less powerful clan than LEYSAAN, and totally different tribe is driving powerless mareexaan crazy.
Marax...threatens "thousands of CALI XUSEIN will blast them"
lolz.
Thousands????...... i doubt there is 300 alive.
The heading is LEYSAAN making trouble.......
The body of the writting explains how MACALIN WEYNE a less powerful clan than LEYSAAN, and totally different tribe is driving powerless mareexaan crazy.
Marax...threatens "thousands of CALI XUSEIN will blast them"
lolz.
Thousands????...... i doubt there is 300 alive.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Leeysans making trouble in Lugh. Marax, do something.
^^Focking Leeysan, we call all Rahanweyn Leeysan.
Lugh's Ali Husein/Harun Yusuf and some Rer Ahmed.
Lugh's Ali Husein/Harun Yusuf and some Rer Ahmed.
Re: Leeysans making trouble in Lugh. Marax, do something.
I dont think Col Leysaan is really Raxanweyn...Am just saying when did Raxanweyn people discover Computer? arent they busy begging?
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Leeysans making trouble in Lugh. Marax, do something.
^^lolXamud. wrote:I dont think Col Leysaan is really Raxanweyn...Am just saying when did Raxanweyn people discover Computer? arent they busy begging?
Re: Leeysans making trouble in Lugh. Marax, do something.
Coolpoison,
Forget Luuq, there just there as beggers and We need people to farm and shid. After Jubbaland is firmly established its off to Bay/Bakool and We won't stop till We get Baydhabo.

I swear am not even taking the piss these people are "BORN" Beggers! dawarsiga ceeb uma aha iyaka! even if they have something too eat and wear they will still baryotam for the fukk of it.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Leeysans making trouble in Lugh. Marax, do something.
These Eelaays are not a danger to us. But the Xabashi bastards are
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 996 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 22 Replies
- 2756 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 0 Replies
- 2593 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 358 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 3 Replies
- 435 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 46 Replies
- 3106 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 16 Replies
- 1404 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 897 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 1 Replies
- 405 Views
-
Last post by Gubbet