Burials Held For Victims Of Ethiopian Massacre At Mosque!
Posted: Mon Apr 21, 2008 10:19 am
Meydka dadkii ciidamada Itoobiya ay ku gowraceen Waxara-cadde iyo masaajidka Al hidaaya oo la aasay, iyo 41 ka mid ah caruur wax ka baraneysay masaajidkaasi oo..
Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa iney ka baxeen duhurnimadii maanta xaafadda Waxara cadde ee deegaanka Heliwaa oo ay ku sugnaayeen tan iyo shalay ka dib markii uu halkaasi ka dhacay dagaal aad u qaraar oo u dhexeeyey ciidamadaasi iyo dagaalayahanada maxaakiimta Islaamka ee ka soo horjeeda, waxaana markii ciidamada Itoobiya ay halkaasi ka baxeen iyagoo taangiyadooda wata lagu arkay meydadka dad kor u dhaafaya ilaa 30 ruux oo qaarkood qoorta laga jaray.
http://dayniile.com/April08/21April16.htm
Ku dhawaad 20 meyd ah ayaa laga helay xaafadda Al-Kheyraad iyo Masjidka Al-Hidaaya, kuwaasi oo qaarkood la gowracay, halka meydad kalena laga helay xaaafado kale oo isla Degmada Huriwaa ku yaala.
Inta badan meydadka Dadkaas la gowracay waxay yaalaan Masjidka Al-Hidaaya ee Degmada Huriwaa, waxayna u badan yihiin dadkaas Culumaa'udiin ka tirsanaa Dariiqa Tabliiqa, kuwaasi oo Masjidkaas uu u ahaa meel ay isugu tagaan.
http://hiiraan.com/news/2008/Apr/warark ... 1-3463.htm