Talhe and Galjecel fight again in Buriya 100km West Kismayo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Talhe and Galjecel fight again in Buriya 100km West Kismayo

Post by CoolPoisons »

they should karbash the Hutus once and for all

Kismaayo: Shaqaaqooyinkaani ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac kaasi oo u dhaxeeyay maleeshiyo beeleed wada daga deegaanadaasi sida ay sheegayaan wararka laga helayo halkaasi.

Maleeshiyo ka careesan fal dil ah iyo weeraro si gaadmo ah looga soo qaaday tuulada Buriya iyagoo ku sugan tuuulada Baqdaad oo labaduba ka tirsan deegaanka Hoosingoow ee dhulka Jooraha koonfurta Jubada Hoose halkaasi oo sadex iyo labaatankii bishaan laba qof looga dilay maleesiyadan dagaalkan sababta u ahayd in maanta shaqaaqo ay ka dhacdo tuulada Buriya.

Inta la ogsoonyahay ilaa shan qof ayaa ku geeriyootay deegaankaasi sida lagu helayo qadadka fooneeyayaasha kadib markii ay soo weerareen maleeshiyo kasoo jeeda Hoosingoow kuwaasi oo durbadiiba rasaas ku bilaabay dadkii halkaasi joogay iyagoona la kulmay iska cabin kulul oo ay kala kulmeen maleeshiyadii halkaasi gacanta ku heeysay waxaana sidoo kale halkaasi ku dhaawacmay hal qof balse dadka dhintay ayaa isugu jira labadii dhinac ee dirirtu ay dhexmartay.

Dagaalkani ka soo cusboonaatay tuulada Buriya ayaa kusoo beegantay xili maanta Kismaayo ka ambabxeen odayaal dhaqameed kasoo jeeda beelo ka tirsan Gobolka Jubada hoose kuwaasi oo doonayay in ay xiisada qaboojiyaan.

Suldaaan Rashiid Dure oo kamid ah odayaashii qabanqaabinayay waxgaradkasi sidii ay halkaasi u gaari lahaayeen ayaa sheegay in hada xaalada ay kacsatahay oo labada maleeshiyo ay is horfadhiyaan xiliga dagaalka uu dhacayayna ay socdeen wada hadalo ay gardaadinayeen odayaash deegaanka taasi oo ilaa imika kasoconeeysa halkaasi iyadoo waxgaradka kismaayo katagayna ay sii xoojinayaan labada dhinac.

Dagaaladaani ka soo cusboonaaday deegaanada Koonfur Galbeed Kismaayo ayaa waxaa ay salka ku hayaan jarista dhuxusha oo si weeyn halkaasi ugu socota taasi oo keentay in ay halkaasi ku geeriyoodaan in ta la ogyahay ilaa todobo qof iyadoo tiro kale oo dhaawac ahna ay jireen.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Talhe and Galjecel fight again in Buriya 100km West Kismayo

Post by Murax »

Talxe never gets any help or gurmad from any other Marexaan in Kismaayo and they still karbash them easilly. :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Talhe and Galjecel fight again in Buriya 100km West Kismayo

Post by CoolPoisons »

Murax wrote:Talxe never gets any help or gurmad from any other Marexaan in Kismaayo and they still karbash them easilly. :lol:
^^why do they need help, Talhe are majority of Marehan in Lower Juba. why do U think the Cagdhers and the Galjecel shiid themselve when they hear Col Cabas name?
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Talhe and Galjecel fight again in Buriya 100km West Kismayo

Post by neocon_2007 »

Galjecel will murder you b.itches. :)

Plus its only one minor-sub clan of Galjecel :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”