RAYALE XAJI AXMED SILANYO AND FAYSAL ALI PARTY IN TORONTO

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

RAYALE XAJI AXMED SILANYO AND FAYSAL ALI PARTY IN TORONTO

Post by The_Emperior5 »

Wardegdeg ah Madaxweyne Riyaale, Mudane Siilaanyo iyo Mudane Faysal ayaa Caawa Xaflada Toronto kagala qeyb galaya khadka telefonka.

--------------------------------------------------------------------------------



(Wardegdeg ah Madaxweyne Riyaale, Mudane Siilaanyo iyo Mudane Faysal ayaa Caawa Xaflada Toronto kagala qeyb galaya khadka telefonka.)
hadhwanaag 2008-05-17 (Hadhwanaagnews) Toronto-(HWN)-Waxaa Xaflada Caawa oo Sabti oo ay taarikhdu tahay May 17 2008 Ka dhacaya Magaalada Toronto Xaflad aad u balaadhan goor dhow Waxaa Xafiiska Hadhwanaagnews la soo xidhiidhey Guudoomiyaha Guud ee Jaaliyada Canada Gaar ahaan Magaalada Toronto Mudane Ahmed Husein Xariir waxaa uunoo shegay in Caawa Xaflada ay kala qeyb galidoonaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kahin iyo Labada Gudoomiye Xisbi Qaran waa Mudane Ahmed Mohamed Siilaanyo Iyo Mudane Faysal Cali Waraabe oo sadaxdooduba Khadka Telefonka Si toos ah usoo galaya si ay Farxadda Toronto ugala qeyb galaan dadweynaha ee Nasiibka u yeeshay in ay Caawa Xafladan Qaran kasoo qeyb galaan taasi oo ah Xaflada North America ugu Balaadhan, waana Xafladii ugu Horeysay ee Madaxda Qaranku kala qeyb galaan sida Madaxweyne Riyaale iyo Labada Gudoomiye ee Jamhuuriyada Somaliland.

Hadaba warkii iyo Tasaawiiradii oo dhan kala socda Hadhwanaagnews oo siweyn uga qeyb gali doonta Xafladaasi caawa ka dhacaysa Toronto.


Hadhwanaagnews
Toronto, Canada








Submited By hadhwanaag : 2008-05-17
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”