Annaga oo ah Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Carriga Marakanka, waxaan codkayaga ku biirinaynaa inta ka xun dhibaatooyinka sii xiddideysanaya ee ka taagan dawlad goboleedka Puntland. Eedana waxaan dusha uga tuuraynaa hogaanka Puntland. Waxaan dalbanaynaa in la helo isbedel deg deg ah si loo badbaadsho bulshada Puntland. Hoggaan xumada maamulka Puntland wuxuu abuuray:
Nabadgalyo xumi;
Deegaannada Puntland oo qaarkood gacanta ka baxay;
Sicir barar heerkii ugu sareeyay;
Lacago been ah oo la daabaco;
Lunsasho hanti ummadeed;
Burcad badeedka oo sii kordhaya;
Mawaadiniin Soomaaliyeed oo loo dhiibay dowladda Ethiopia iyo inkiraad bareer ah oo laga muujiyay dhacdooyinka foosha xun, iyadoo lagu xadgudbay xuquuqda qofka mawaadinka ah;
Hanaanka dowladda iyo sharciga u dagsan Puntland oo la hareer maray ama aan lagu dhaqmin;
Khayraadkii dabiiciga ahaa oo lagu raadsaday kobcin hanti khaas ahaaneed;
Caburin xorriyadda Saxaafadda; iyo
Hanjabaad joogta a oo lagu hayo waxgaraddka, aqoonyahannada, odayaasha, iyo isimada Puntland.
Haddaba , waxaan ugu baaqaynaa ummadda reer Puntland in ay isu taagaan kana shaqeeyaan:
Soo celinta midnimada iyo sharafta shacabka Puntland
In laga shaqeeyo nabadda iyo xasiloonidda gobolka
In si dhab ah loo sameeyo isbadel dimuquraadiyeed oo ka tarjuma rabitaanka shacabka;
In doorka odayada iyo isimadda Puntland la dhowro, lana tixgaliyo taas oo caawinaysa kala danbaynta nidaamka dawladnimada puntland;
In maamulka jira ee Puntland dhowraan hanaanka dowladdnimo, iyagoo ilaalinaya qawaaniinta iyo shuruucda u yaal Puntland;
In dowladda Puntland dhowrto karaamada, sharafta, iyo xuquuqda qof ahaaneed, taas oo la ilaalinayo sharciga u yaal Puntland haddii ruux ama koox ay fal dambiyeed gasho lala tiigsado sharciga noo yaal ee aan gacanta loo galin dawladdo shisheeye.
In la ilaaliyo daris-wadaaga, ehelnimadda, dhaqanka suuban ee Islaamka, shuruucda iyo qawaaniinta caalamiga ah.
Baaqaan waxaa saxiixay xubnahan:
Cabdiraxman Dalmar Cabdiraxman
Cisman Yuusuf Maxamuud
Cabdirashiid Barre Muuse
Yaasiin Maxamuud Jaamac (yabarag)
Liibaan Baddal Maxamuud
Gurxan Huruuse Maxamuud
Cismaan Maxamuud Maxamed (tirika)
Burhaan Cabdulqadir Xaashi
Cabdicasiis Maxamuud Sugule
Cabdiwali Ciise Xaaji Cumar
Bille Maxamuud Sugulle
Cali Nuur Jarafle
Cabdullahi Cali Hayaan
Yasiin Saalax Ducaale
Ibraahim Maxamed Huruuse
Faysal Faarax Xirsi
Cali Maxamed Jaamac (cali computer)
Cabdiqani Axmed Tuure
Cabdixabiib Yaasiin Warsame
Cabdicasiis Axmed Jaamac
Cabisalam Cali Cabulle
Cabirahman Warsame Wayrax
Maxamed Cabuqadir Maxamed
Maxamuud Ibrahim Ruush
Axmed Cali Shire
Mire Maxamed Sheekh
Cadaawe Cabdirashiid Xaaji Xusseen
Maxamed Maxamuud Diiriye (burci)
Xuseen Cabdi Ciise
Daahir Nuur Cali
Cabdiqani Maxamed Faarah
Cabdikaafi Maxamed Geele
Axmed Siciid Axmed Xaaji
Daahir Sheekh Maxamed Xirsi
Maxamed Cali Food
Cabdikaafi Dhoore
Cawil Yaxye Ashkir
Cumar Aw Axmed Guuleed
Ali Jaamac Yuusuf
Maxamed Xaashi Faarax
Cabdirasaq Cali Iniin Cigal
Xabiib Xasan Xaaji Cisman
Cabicasiis Yuusuf Guure
Cabdirisaq Cabdulaahi Urur
Cabdiraxman Maxamed (lafoole yare)
Ciise Axmed Maxamed
Xasan Cabdisalam Maxamed
Maxamed Cabdiqadir Guled
Cabdicasiis Cali Mire
PRESS RELEASE:FROM REER PUNTLAND IN THE US
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1349 Views
-
Last post by Halmog
-
- 2 Replies
- 614 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 2 Replies
- 496 Views
-
Last post by knet
-
- 0 Replies
- 482 Views
-
Last post by dagameison
-
- 0 Replies
- 438 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 9 Replies
- 45 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 9 Replies
- 889 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 23 Replies
- 2434 Views
-
Last post by gemini07
-
- 2 Replies
- 1036 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 639 Views
-
Last post by newsbot