Allwadani.May.24.2008
3-Nin ayaa Aroornimadii Saaka lagu Dilay Agagaarka Tuulada Galmeygaag ee Deegaanka Caabudwaaq, Dilkaas ayaa waxaa uu Daba Socday Nin Shalay lagu Dilay Tuulada Dacdheer.
Caabudwaaq: May.24.2008 (Allwadani)- 3- Daan Nin oo ahaaXoolo Dhaqato ayaa waxaa saaka lagu dilay Agagaaraha Tuulada Galmaygaag ee Deegaanka Caabudwaaq, Dhimashada ragaas ayaa waxaa ay ahayd mid aarsi ah, ka dib markii shalay tuulada Dacdheer ay dhalinyaro Hubaysan oo ah R/Cadaado ay Rasaas ooda uga qaadeen meel Biibato ah oo lagu shaahayay halkaasna waxaa ku dhintay Nin Dhalinyarada R/Dhabadeed ah waxaa kaloo ku dhaawacmay nin iyo haweeneey.
Warar Xog ogaal ah oo aano ka helayno goobahaas ayaa waxaa ay allwadani u xaqiijiyeen Geerida 3-daas nin oo watay Awr ay ku Rarnayeen Qoysas ku waasoo u socdaal ahaa dhinaca Deegaanka Cadaado oo ay awal ka soo Roob raaceen .
http://www.allwadani.com/allwadani%20ne ... y(580).htm
Dillalkaan shalay & maanta ka kala dhacay Dacdheer iyo Baadiyaha Galmaygaag ayaa waxaa ay ahaayeen kuwo soo jireen ahaa oo u dhaxeeyay labada Beelood ee Saleebaan iyo Wagardhac
Xaafiiska Warqabadka Allwadani Somalia
Allwadani@live.com
Breaking news Saleban kill 1 Wagardha, Wagardha kill 3 Saleb
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news Saleban kill 1 Wagardha, Wagardha kill 3 Saleb
For goodnessake stop trying to heroify such barbarism. Both Saleban and Wagardhac are our people. Some lunatic could kill someone for any number of reasons, and Somalis will never blame the actual killer but his "clan" and seek retribution from anyone of that clan. Disgusting
Re: Breaking news Saleban kill 1 Wagardha, Wagardha kill 3 Saleb
so sad, I bet the victims had nothing to do with the problem but killed for their qabiil 

Re: Breaking news Saleban kill 1 Wagardha, Wagardha kill 3 Saleb
Voltage wrote:For goodnessake stop trying to heroify such barbarism. Both Saleban and Wagardhac are our people. Some lunatic could kill someone for any number of reasons, and Somalis will never blame the actual killer but his "clan" and seek retribution from anyone of that clan. Disgusting



Back too the issue, So sad these people were probably killed for belonging too a certain tribe
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Saleban kill 1 Wagardha, Wagardha kill 3 Saleb
Mad_Dogg, bijj off. Why the fock did the Saleban Hutus kill Wagardha first?
revenge's the sweetest thing next to flower.
revenge's the sweetest thing next to flower.
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Breaking news Saleban kill 1 Wagardha, Wagardha kill 3 Saleb
Xamud. wrote:![]()
![]()
Wait lemme get my read glasses............ NO this cant be true? this is not the Dawladsade I once knew! what happend sxb?
Sxb, imagine how I would be today if Allah (swt) had allowed me to stay in my state of ignorance. I am thankful Allah (swt) has helped me see the folly of where I was headed..nothing but pure backwardness and ignorance. ilaahay baa mahad leh
Cool, waligaaba wax magarataad ahayd hadan kula yaabi maayo
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Breaking news Saleban kill 1 Wagardha, Wagardha kill 3 Saleb
Voltage wrote:Xamud. wrote:![]()
![]()
Wait lemme get my read glasses............ NO this cant be true? this is not the Dawladsade I once knew! what happend sxb?
Sxb, imagine how I would be today if Allah (swt) had allowed me to stay in my state of ignorance. I am thankful Allah (swt) has helped me see the folly of where I was headed..nothing but pure backwardness and ignorance. ilaahay baa mahad leh
Cool, waligaaba wax magarataad ahayd hadan kula yaabi maayo
^^Mad_Dogg, I will qarxis U if U dont shut Ur trap bijj.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1341 Views
-
Last post by TheBigBosS
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 2 Replies
- 647 Views
-
Last post by Voltage
-
- 0 Replies
- 366 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 36 Replies
- 2642 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 4 Replies
- 912 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 0 Replies
- 327 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 8 Replies
- 1396 Views
-
Last post by hargaysaay