Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by AbdiWahab252 »

Garoonka Gaalkacyo oo la weeraray

Faarax Maxamed Yuusuf (Lammaane)
BBCSomali.com



Qariidada Soomaaliya
Qariidada Soomaaliya
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa maanta xirmay kadib markii koox maleeshiyo ah ay weerar ku qaaday.

Weerarka ayaa loo adeegsaday lidka diyaaradaha.

Xilliga sakay la duqeeyey garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo, ayaa ku beegneed barqadii, waqti diyaradaha jaadku, qaarkoodna ay ka duuleen garoonka, kuwo kalena ah ku soo socdeen.

Warbixinta

Wararka qaar ayaa sheegaya in cidina waxba ku noqon duqeynta, balse ay qasaaro soo gaartay dhismaha garoonka iyo alaab dhex tiilay, waqti ka dibna ay istaagtay shaqadii garoonka.

Koox maleeshiyo ah oo sheegatay in ay falkaan ka dambeeyeen, ayaa ku tilmaamay sababta ay wax u duqeeyeen in ay la xiriirto, wax ay ku shegeen ku tagri fal lagu sameeyey ilihii dhaqaale ee gobolka.

Dhacdadani waxeey daba taal, xiisad dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay dhex tiilay maamullada Puntland iyo Galmudug, oo ka bilaabatay xafiis maamulka Puntland uu ka furtay, xaafad magalada Gaalkacyo ku talla, oo maamulka Galmudugna ku doodaayey inuu isaga ka taliyo xaafadaas, laguna soo xadgudbay.

Labada maamuul ee Puntland iyo Galmudug ayaa masuuliyiintoodu ka gaabsadeen, inay BBC-da uga waramaan, sideey wax u dhaceen.

Ma aha markii ugu horeeysay ee garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo, Khilaaf dartiis weerar lagu qaado.

Horey waxaa uga dhacay khilaafaadyo badan oo la xallin karay balse markii dambe keenay, gacan-ka-hadal dad ku dhinteen.

Dhacadadaan ugu dambeysa ayaa muujineysa, kala qeybsanaanta u dhaxeysa labada dhinac ee magaalada Gaalkacyo.
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by galia »

:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :lol:
User avatar
MJ-Pride
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8362
Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by MJ-Pride »

Fullay xaar weyn, shuqul Al-shabab baad keentay, meel bacaad ah? If you are man , why not bring your army and take over the whole Airport instead firing mortar from miles?

Fulay xaar weyn. We will continue to run the Airport
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by gemini07 »

xayawaan :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by AbdiWahab252 »

MJpride,

It was a simple training exercise & an indication of what more can come !

North Galkacyo has plenty of nice targets :up:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by AbdiWahab252 »

Image


AL CABBAS that will shred the Bugland militias courtesy of Cisman Caato Arms, Inc.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by gemini07 »

ABDIMOORYAAN is so upset

HABAR KINTIR being killed in xamar
HABAR KINTIR being tossed in the ocean etc,etc,

HABAR KINTIR EXTERMINATION PLAN is going well,we're making money at the same time :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by AbdiWahab252 »

Gemini,

Your Tigre boyfriend needs u tonight. Go fresh up your kintir for him.
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by gemini07 »

AbdiWahab252 wrote:Gemini,

Your Tigre boyfriend needs u tonight. Go fresh up your kintir for him.

he's tired from feasting on habar gidir girls :up:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by AbdiWahab252 »

28 Shells launched at Galkacyo Airport destroying the runway and buildings !

http://waagacusub.com/news/30.05.08.4.htm
Somali_4Life
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1996
Joined: Sun Jul 15, 2007 11:29 am
Location: Curse Be upon him Who Terrorized SOMALIA 21 years!

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by Somali_4Life »

AbdiWahab252 wrote:Gemini,

Your Tigre boyfriend needs u tonight. Go fresh up your kintir for him.

:lol: :lol: :lol:
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by galia »

Professional sacad soldiers always ready to defend the honour and pride of Sacad :somalia:

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Walahi it would be a suicide if Buglander's mess with Galmudug :somalia:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by AbdiWahab252 »

Galia,

28 shells and 10 Galmudug militia caused the Majeerten to flee Galkacyo today :up:

The runway is destroyed and the airport building is gone
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by galia »

AbdiWahab252 wrote:Galia,

28 shells and 10 Galmudug militia caused the Majeerten to flee Galkacyo today :up:

The runway is destroyed and the airport building is gone
:rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :rose: :up:
User avatar
xidigow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2134
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: Mogadishu

Re: Galmudug Air Defense Forces Exercise Scares Bugland

Post by xidigow »

Walahi it would be a suicide if Buglander's mess with Galmudug :somalia:[/quote]

These people dont think with their already too small head and they afterward. Did they already forget HalfQiyamo?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”