Page 1 of 1

Ethiopian guy comes to instruct Somali puppets in Djiboutie

Posted: Wed Jun 04, 2008 6:30 am
by Somaliweyn
Ergada Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ka baxday Seminaar ka socday Guriga Umadda Jibouti kadib markii uu soo galay Safiirka Itoobiya u fadhiya Dalka Jibouti

Arbaco, June 04, 2008(HOL): Ergooyinka Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya uga qeybgelaya wada hadallada ay Qaramada Midoobay soo qaban qaabisay ee Jibouti ka socda ayaa waxay ka baxeen Hoolka Guriga Umadda Jibouti, kadib markii uu Hoolka shirka soo galay Safiirka Itoobiya u fadhiya Dalka Jibouti.

http://www.hiiraan.com/news/2008/Jun/wa ... 4-3812.htm

As if Gen.Gabre calling the shots in Mogadishu and lining up the traitors as cheap 1-dollar hookers wasn't enough, we have now another ''Ethiopian official'' instructing the tfg puppets in Djiboutie conference.

:down: :down: :down:

Re: Ethiopian guy comes to instruct Somali puppets in Djiboutie

Posted: Wed Jun 04, 2008 6:34 am
by The_Emperior5
safiirka Ethiopia eeh uu fadhiya dalka jabuutii siiduu uuga maqnaada shirka Djiboutii ka dhaca Somalia iyaka ciidankoodii jooga how can he stay away
Ethiopian soo lug kuma arinta somalia ama magaalada mogadisho ka dhacayo
Cabdilahi yuusuf marku hadlaya soo kamuu dhamaan waayiin Ethiopiaanku way na caawyiieen. Axmed jamac jangallii soo kagama danbayn uum muu odhan xabashidu ma baxayaan ila ciidan dawladaann ilaaliso la keenno dabcaan marka Wiilka xabashiga eeh Djibioutii fadhiya wuu iimanaya , haday dawladii somalia saa uu hadlaysoo

Re: Ethiopian guy comes to instruct Somali puppets in Djiboutie

Posted: Wed Jun 04, 2008 7:56 am
by AbdiWahab252
Somaliweyn (from Waagacusub):

Walaal waxaan ku sheegayaa in ragaan Isbaheysiga dib u xoreynta la yiraahdo aysan nabad rabin oo ay marar badan shuruudo soo jeediyeen aana dul qaadanay weyna cadahay waxa ay doonayaan oo ah xabad iyo dhibaato Soomaalida loo horseed" ayuu yiri C/laahi Sheekh Ismaaciil.

Waxa uu sheegay inuu Safiirka Ethiopia u fadhiya Jabuuti yahay nin aad u daneynaya wada hadalada isla markaana uu ka socdo Dowlada Ethiopia oo ku tilmaamay inay tahay saaxiibka koowaad ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Re: Ethiopian guy comes to instruct Somali puppets in Djiboutie

Posted: Wed Jun 04, 2008 8:26 am
by Somaliweyn
AW,



That sheekh ismaciil guy is the foreign puppet guy within the puppet regime I guess?

http://www.waagacusub.com/news/04.06.08.5.htm the one with the cirro head and beard?
Waxa uu sheegay inuu Safiirka Ethiopia u fadhiya Jabuuti yahay nin aad u daneynaya wada hadalada isla markaana uu ka socdo Dowlada Ethiopia oo ku tilmaamay inay tahay saaxiibka koowaad ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.
:lol: These puppets are transmission belts wallahi. The Ethiopians dont even need to open their mouth and waste energy, their transmission belts will do it for them, and defend the Ethiopian interest like it is their interest. Hence the name: puppet.

And Sheikh Shariif and his supporters want to talk to transmission belts? Its not different then talking to Ethiopians, so why dont they cut the crap and talk directly to the Ethiopians or continue the fight. A bunch of opportunists I tell you!

Re: Ethiopian guy comes to instruct Somali puppets in Djiboutie

Posted: Wed Jun 04, 2008 8:38 am
by Diyeeshaha_Tolka
marka hore meesha maxaa loo tagay..maxay tahay siminaarka la sheegayo in loo qabtay ,,mesha aqoon karoorsi may u tageen mise in laga hadlo sidii ethiopia looga saari lahaa somalia...

qoloda isbahaysiga haku cashirqaataano wixii maanta ku dhacay meeshana ha isaga tagaano intii ceebtan ceeb ka weyn ku dhici laheed..

the only way ethiopia wadanka looga saari karo waa dagaal ee nabad kuma baxayso taasina waxaa cadeen u ah wixii maanta dhacay.

Re: Ethiopian guy comes to instruct Somali puppets in Djiboutie

Posted: Wed Jun 04, 2008 10:12 am
by SahanGalbeed
:up: , waa ragganimo taasi !
Somaali baa wada hadlaysa ee maxaa xabashiga keenay ?
I agree !

Re: Ethiopian guy comes to instruct Somali puppets in Djiboutie

Posted: Wed Jun 04, 2008 6:58 pm
by Air Canada
Diyeeshaha_Tolka wrote:marka hore meesha maxaa loo tagay..maxay tahay siminaarka la sheegayo in loo qabtay ,,mesha aqoon karoorsi may u tageen mise in laga hadlo sidii ethiopia looga saari lahaa somalia...
This is just a joke and a waste of time and money. It is another attempt by the so called Qurunka Midoobay aka Qaramada Midoobay led by America to convince the rest of the world that we are not yet ready for peace and so the Ethiopians are needed to remain in Somalia as peace keepers.

Sheikh Sharif should have never criticised Eritrea because they are our only remaining good friend. What is he going to do when this confrence fails? Sharif Hassan, the puppet has misled the good sheikh.

Re: Ethiopian guy comes to instruct Somali puppets in Djiboutie

Posted: Sat Jun 07, 2008 9:46 am
by Somaliweyn
Janaraalka hoggaaminaya Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya oo lagu arkay Hotelka ay wada hadallada uga socdaan dhinacyada Soomaalida


Sarkaalka hoggaaminaya Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya jooga Gen. Gabre
Sabti, June 07, 2008(HOL): Warar naga soo gaaraya Magaalada Djibouti ee dalka Jibouti ayaa waxay sheegayaan in uu halkaas gaaray Janaraalka hoggaaminaya Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya kaasi oo lagu magacaabo Gen. Gabre.

Wararku waxay intaas ku darayaan in Janaraal Gabre uu tegay Hotelka Kempinski ee ay wada degan yihiin Ergooyinka Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya, isagoo la sheegay in uu kulamo la qaatay ergada Dowladda Federaalka ee halkaas ku sugan.

http://www.hiiraan.com/news/2008/Jun/wa ... 7-3831.htm
-----
Image

Looks like Pimp Gabre can't let his hoes go to different area codes :lol: Even in Djiboutie these puppets are getting instructions from their masters. :down: :down: :down:


As for Sheikh Shariif...this is a dark day in his career. Staying in one hotel with the man who leads the Ethiopian occupation in Somalia, and is behind the massacre and exodus of Mogadishu. U should have stayed in Asmara, talking leads to these shamefull situations. :down: