Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by The_Emperior5 »

Image


Image


Image

Image

Image



Image

Image

Image
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by kambuli »

Wow, ciyaar mood Daahir Riyaale...
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by SahanGalbeed »

Sawiro cajib ah weeye , haa :lol:
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by guhad122 »

Islaamaha iidoorku fool-fool xumaa. :lol: :lol: xuux. As for Rayaale, the guy knows deep that there ain this iidoorland shiit.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by DR-YALAXOOW »

UNDP ayaa iibisa police uniform-ka MAAMULADA kala gedisan ee ka dhisan SOMALIA.
uniform-ka ay wataaan kuwa MUSICADA gaaraya iyo askarta waa identical kuwa TFG iyo kuwa BUNAANILAND and even galmudugstate.

laakiin i have to say mr daahir riyaale kaahin waa nin hooyadiis u duceysay. 1980skii dadkuu uu karbaashi jirey, maanta u yahay MADAXWEYNE.

waa nin nasiib baddan riyaaale xaqiiqdii.

laakiin xitaa waqooyilanders faaiido weeyn ayaa ugu jirta inuu MADAXWEYNE NOQDO nin ka dhashey qabiil yar. haddii laga dhigi lahaa madaxweyne nin isaaq ah. ISAAQA sidii hawiyaha ayey isku cuni lahaayeen. thanks to this samaroon man, isaaq nabad ayey heeystaan,

marka hawiye waa inuu madaxweyne ka dhigtaa others ama xitaa mr biijo waa ok haddii kale hawiye haduu madaxweyne noqdo, hawiye kale ayaa rabsho bilaabaayo,
si nabad loo helo waa in qabiil waliba madaxweyne ka dhigtaa qabiiil kale,,
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by SahanGalbeed »

Ciidan baa la soo taagay , weftigii ka hor imanay maddaxweynaha baa la soo sawiray ... islamo hooyadi le'eg ayuu wax ka sheegay ..dadka qaarkii waa 'bool shydh " niyow :lol:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by Somalian_Boqor »

They look funny. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by The_Emperior5 »

Yalaxow . Isxaaq are not hawiye

isxaaq have odayaal wax garanayaa

our odayaal dont say

habarbufkeed iyo waxa nocaas aah

Yet we had cigaal ruled somaliland for 9 years and abdurahmaan tuur for 2 year
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by SahanGalbeed »

"Habartaa si.ilk.eed " ..waa hadda BBC-da soomali o dhani wax ka dhegaysato . :lol:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by DR-YALAXOOW »

i know isaaqs are not hawiye.

laakiin lets face it ISAAQ haddii madaxweyne laga dhigi lahaa ISAAQ kale waa is dili lahaayeen.
waxaa ilaaheey ku badbaadiyey NABAD u siiyey waa waxay madaxweyne ka dhigteen nin qabiil yar ka dhashey gadabuursi ah.


hawiye haddii aan MADAXWEYNE ka dhigan laheeyn nin eelaaay ah ama nin qabiiil yar ka dhashey, HAWIYE isla dili laheeyn.

waad la socotaaa The_Emperior5 isaaqa markuu ABDIRAXMAAN TUUR madaxweyne u ahaa sidii ay isku xasuuqeeen 1997, xitaa ABDIRAXMAAN TUUR markii la jabiyey qabiilkiisa isagoo ordaaayo XAMAR magangelyo ku yimid.

marka GADABUURSIGAAN haddii madaxweyne idiin ahaan laheeyn waxaa is qabsan lahaa siilaanyo vs isaaq kale.

marka ANAGA WAA INAAN RAADINAA NIN qabiil yar oo aan mamnuucnaa inuu MADAXWEYNE NOQDO NIN HAWIYE ah sababtoo ah hawiye dhexdiisa sida isaaqa dhexdiisa madaxweyne aysan isugu quurin ayey anaga isagu quurin.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by The_Emperior5 »

still doesent make sence the cigaal habar habar wars maryo cas versus maryo alool was finished at the end of 1996
it was 11 month war gabigiisu baa

inte ka soo wareegtay 1996 till 2002 cigaal ba haystey ma ciid isku saqaajaantay baa jiirtay
ta labaad may jiirtay hawiye uu lix sannoh is daayey

because isaaqu odayaal bay leeyihin wax xaliyaa salaadiin
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by SahanGalbeed »

War hadday ku kala badbaadayan , anigu waan u ogolahay Isaaq iyo hawiye waa isku mid , bal waayahay e dhinac uun isku raaca !!
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by DR-YALAXOOW »

sxb hawiye vs hawiye dagaal dhex mara waxaa ugu danbeeysay 1992 ali mahdi vs aydiid.

ka dib dagaaal weeyn kama dhex dhicin hawiye dhexdiisa laakin waxa dhacey waxay aheeyd.
GAW IYO GASH maleh, madaxweyne adiga noqon meeysid anigana yaan noqon waa iljeex vs mudulood.

isaaq waad la socotaaa 1997 dagaal xun, ayaa dhex marey TUUR VS CIGAAAL, tuur waa la jabiyey, isagoo ordaayo ayuu xamar iska yimid ilaa uu ka geeriyoodana XAMAR deganaa.

cigaaal mudadii uu joogey dagaaalkii uu la galey TUUR waa uu ka guuleeystay. hawiye dhibka ku dhacey dagaalkooda 1992 wuxuu ku dhamaadey BARBARDHAC. lakiin isaaqa abdiraxmaan TUUR waa la jabiyey.

cigaaal markuu geeriyoodayna hadii NIN isaaqa madaxweyne laga dhigi lahaa waan hubaa inaad dagaalami laheeydeen,

ilaaheey wuxuu idinku dhimceeyey QABIIL yar ayaa madaxweyne idiin noqdey.

marka HAWIYE dagaal dhexdiisa ma jiro laakiin hawiye waxaa dhexdiisa heeysato wax la yiraahdo HAWIYE MARNABA madaxweyne noqon maayo.

marka we hawiyes intii aan KURSIGAAS isku dili laheeyn sida ISAAQA nin qabiil yar gadabuursigiina oo kale ,NIN EELAAY ah ama jareer weyne ah ayaan MADAXWEYNE KA dhiganeynaa xitaa DAROOOD. ka dibna AXMAARO ethiopia XAMAR YIMAADA arki meeyno NABAD aan ku noolaaneynaa inshalah..
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by The_Emperior5 »

oke i agreee for once its because isaaqu wuu kala adkaada hawiye laakin ma kala adkaado
soo hadalka saaa umaad dhigiin

Eeven if you say cigaal wuu ka adkaaday tuur its good wuu mideeye ummadii somaliland aabtiyaashii garxajis na wala heshiyee ka bacdii
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Presidend daahir rayaale back in somaliland hargeysa pics

Post by DR-YALAXOOW »

offcourse isaaq wuuu kala adkaadey.NABADANA qeyb weeyn ayey ka tahay. laakiin iam talking about after cigaaal.

haddii jufo isaaq ah madaxweyne noqon lahaa. allahu waclam laakiin nabadda aad heeysataan allah ka sakoow waxaa ugu wacan qabiil yar nin ka dhashey ayaad u dhiibteen.

bunaaniland waad la socotaa mr biijo markii ay u dhamaatey mudadii dagaal ayaa dhacey isaga iyo jaamac cali jaamac. dagaalkaas dad baddan ku dhintey. biijo markii laga guuleystay ethiopian ayaa u soo hiiliyey jaamac cali jaamac iyo cade muuse waa la jabiyey.


bunaaniland nabadeeda cago badan kuma taagna sababtuna waxay tahay wali same qabiil jufo hoosaas ayaa maamusha. dhulooz inay u dhiibaan waa diideen, waa tan dhulooz ay u wada goosteen somaliland.


marka koonfur ama CAASIMADA waxay 100% nabad u noqon weeysay waa hawiye u diidan hawiye kale madaxweyne noqdo. iyadana waxay ku daawoobeysaa in qabiil kale aan madaxweyne ka dhigano ,ilaahoow dhabayaco ha ahaadee.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”