known elder in Galgadud killed in Abudwaq
Posted: Mon Jul 07, 2008 2:11 pm
Nin Maanta lagu Dilay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Caabudwaaq.July.07.2008 (Allwadani)- Nin oday ah ayaa waxaa maanta Galinkii hore lagu dilay magaalada caabudwaaq ee gobolka G/gaduud.
Wararka aanu ka helayno gudaha magaalada caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in uu shilkaan dhacay saacadu markay ahayd 12-kii duurnimo oo maanta, allaha u naxariistee waxaa lagu magacaabi jiray marxuunka dhintay maanta Xasan Qalaad waxaana uu ahaa nin oday ah oo guud ahaanba caan ka ahaa gobolka oo dhan.
Gacanku dhiiglaha geeystay dilkaan ayaa waxaa la yiraahdaa Cabdi Dhuunkaal waana nin dhalinyaro ah lamana oga sababta keentay in uu ugu kaco falkaas arxan la'aanta ah.
Wararka aanu ka helayno gobolkaas ayaa waxaa ay allwadni u Xaqiijinayaan in gacanku dhiigle Cabdi dhuunkaal gacanta lagu soo dhigay inkastoo uu isku dayay in uu baxsado hadana uu ku xiran yahay saldhiga bari ee magaalada caabudwaaq.
Xaafiiska Warqabadka Allwadani
Allwadani@live.com
http://allwadani.com/allwadani%20newsdesk_copy(821).htm