A letter to somali prime minsiter
Posted: Mon Aug 11, 2008 6:17 am
Anigoo ka mid ah jaaliyadda Mudulood ee ku nool dalalka dibadda magaceeygana layiraahdo JEYLAANI SHEEKH MUXUYADIIN balse aan eheeyn reer Ceeldheer, Waxaa aan u arkaa in arin kaani yahay mid wax ku ool ah loona baah naa waa hore, haddiisa hadda rabi waafajiyay talada toosan reer Mareegland eeyna go aansadeen in eey tashadaan oo eey dal iyo dibad joogba muujiyaan waxqabad eey wax uqabanaayaan degaan kooda iyo dadkooda, waxaa aan leeyahay waad ku mahad santihiin dadaalkiina waxqabad hana kadaalina weligiin.
Sidoo kale guud haan umadda Soomaaliyeed gaar ahaanna beesha Mudulood waxaa aan ugubaaqaayaa in eey bogaadiyaan eeyn hiil iyo hooba la garab istaagaan walaalohooda reer Ceeldheer.
Shaqsiyan waxaa aan diyaar u ahay in aan ka qeeybqaato dib u dhiska magaalada Ceeldheer anigoo sida horay aan usheegayba eheeyn REER CEELDHEER:
BAAQ.
Waxaa aan ugubaaqaayaa raiisal wasaare NUUR XASAN XUSEEN(Nuur Cadde) iyo doowladdiisaba in eey u aqoonsadeen magaalada Ceeldheer in eey tahay GOBOL, maadaama eey buuxisay shuuruudihii looga baahanaa magaalo ahaan iyo degaan ahaanba in eey GOBOL noqoto. Sidaas oo kale waxaa aan ugu baaqaayaa Gbdhaha,Culimada, Duubabka dhaqanka, Aqooonyahannada, Siyaasiyiinta,Dhalinyarada, iyo wax garadka Beesha Mudulood in eey u guntadaan sidii Ceeldheer u noqon leheed GOBOL madax banaan oo ka mid ah FEDERALKA Soomaaliya.
Ugudanbeeyntii waxaa aan u mahadcelinaayaa shabakadda wararka CEELQABOOBE.COM