Alshabab in Full Control of Kismaayo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Murax »

CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by CoolPoisoninthisbijj »

^^ are U high U bijj ass terrorist loving doqon

the Marehan al Shabab will get karbash if they set foot inside Kismayo. let them go back to Mogadishu and die for the hutus.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by S-D-M »


BOMBING ON THE WAY......B-52s ON THE WAY
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by sadeboi »

Magalada Kismayo waa meel barwaqo al-shabab iyo dad kale ma imaanyaan, umana bahno in eey yimadaan. Muraxne I am puzzled as to why you would wish conflict on the peaceful city of Kismayo. Gedoweb warkeeduna waa qashin!
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Murax »

Sadeboi,

Kismaayo waa meel nadaamki iyo amaanki faraha ka baxday hadi runta la sheego. Maamulki ka jirana waa maamul qabiil ah oo aanin wax qaban karin. Aniga waxaan jeclaan lahaa Kismaayo inay ka taliso Dawlad run ah ama maamul fiican ku meel gaar ah a la Puntland, Somailand, Jubbaland, etc.


Siday u ektahay meesha waala isku khilaafay mana suurato gali karto Maamul adag inla sameeyo, hadi mar dekada marki la rabo laiska xiraayo, shaqaaleha ajanabi la toogto, shacabkina ee walwal iyo cabsi ku nolyihiin. Arrinta oo saas tahay haday ragg seef la bood ah oo diinta si kale u fahamay imaan doonan, oo meesha ee amni ka yeelato maxaan u diidi? Awalbo Itixaan soo maanin u taageerin amaanka iyo hormarka Gedo ee ka keeneen? It would be hyopcritical hadaan kuwaan ka soo horjeesan lahaa for another reason. Teeda kale waxaanba rabi lahaa Shababka inay yimaadan instead of ragga Marexaanka Kismaayo joogo oo Siyaasada Cabdullahi Yusuf raacsan. Urur ha iga gacansareyso intaynin beel (CY raggis) igu gacansareynin baan is leehahay.

sadeboi wrote:Magalada Kismayo waa meel barwaqo al-shabab iyo dad kale ma imaanyaan, umana bahno in eey yimadaan. Muraxne I am puzzled as to why you would wish conflict on the peaceful city of Kismayo. Gedoweb warkeeduna waa qashin!


Inadeero Shabab Kismaayo wey imaan karaan, weyna yimaadeena (2006). Wax quwad ah aan heysano inaan ka hor istaagno meesha ma oolo. Posts aad soo qortay August 2006 baan akriyay oo aad lahayd "ICU Kismaayo ma imaan karaan", bil kabacdina wey yimaadeen. Shabab bilahi la soo dhaafay dhaqdhaqaaq badan bey samayaan cid wax ka qaban kartona majirto. Soo ma xasuusatid kii "Afhayeenka" Xassan Dheer marku cahdi la galay Kamsumah Marchki la soo dhaafay? :lol:


Confusionkaan oo u mar Shabab cahdi lala galay, oo uu markale lahaa TFG baanu nahay waxaa keenay siyaasadxumodi iyo iskuxirsho la'aanta Beesha. Waxaas baa keenay inu kolba mar isku dhabadilifiyo kox cusub.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by sadeboi »

Siyaasada iyo xaalada magalada Kismayo si qalad baad uu fahansantahy, waxaad shegeysid ma jirto, wax khilaaf ahne ma jiro. Mamul iyo dad is raacsan ba meesha jogaan, mindha Kismayo kale baad taqiin balse Kismayo, Jubbada Hoose wax dhib ahne kama jirro. Tan kale, ya siyaasad Cabdullahi Yusef raacsan oo Marexaanka joogo Kismayo ah???? Ninki abtiga aha oo Jubbaland madaxweyn isku sharaxayey iyo dhow xabbo kale oo si kale wax uu helli karrin oo calool u shaqeysta ah ba igu so dhacdo bas.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Murax »

sadeboi wrote:Ninki abtiga aha oo Jubbaland madaxweyn isku sharaxayey iyo dhow xabbo kale oo si kale wax uu helli karrin oo calool u shaqeysta ah ba igu so dhacdo bas.


Inadeer,


lacag loogu talgalay askarti soo lama xadin mar? Dekkada marar badan soo lama xiro? Isbaaro meesha soo kama soo baxaan? Nin caaqil ah baad tahayee, realityga waaqaci ah waan inaad la socotid oo marna inaan wax been ah isku qancino maficno, runta waa inaan isu sheegno.


sadeboi wrote:Ninki abtiga aha oo Jubbaland madaxweyn isku sharaxayey iyo dhow xabbo kale oo si kale wax uu helli karrin oo calool u shaqeysta ah ba igu so dhacdo bas.

Kuwaasna wey jiraan, kuwana oo aanin ogeyna baa jiro. Kalebo ninka CY dad Marexaan ah, Kismaayo u joogo wuu leeyahay, Wallahina ciday yihiin ma garanaayo. Xataa ninkaad ii tilmaamtay waa nin aan si fiican u aqaano, reergkana is yaqaanan. Xataa hadu wax Somalia ka noqon lahaa, wax baan ka raadsan lahayn :lol: laakin dhaqiiqada aan oogaday inu siyaasada CY raacsanyahay dhinac kale baan aaday maxaa yeelay qof ehelnimo ku taageeri maayo, maslaxada Mareexaan lee baan qof ku taageeri. Laakin ninkaas at least wuxu aaminsanyahay Jubbalandki inla dhiso unlike doqonki Xassan Dheerki ahaa.



Sadeboi, su'aal.


Qolodaan gurtiga ah Kismaayo maamulaayo, mowqifkooda ku saabsan dhisitaanka Jubbaland maxay tahay?
User avatar
Kolombo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2832
Joined: Sun Jun 08, 2008 11:18 am
Location: Chiapas.

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Kolombo »

Al-shabaab! :up:

Murax,

Some of your jadiidi friends in Clarkston were celebrating the death of Ceyrow, ma maqashay?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Murax »

Kolombo,

I doubt that Man
User avatar
Kolombo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2832
Joined: Sun Jun 08, 2008 11:18 am
Location: Chiapas.

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Kolombo »

Murax,

Trust me, dude...we saw it and it was disgusting, specially Cismaan & Maxamed Jihaad who own the Halal meat next to the Halal pizza on N. Indian Creek Rd. There was even a fight that broke out because of this incident. I told you many times, these people have no shame, adiga uun baa wax kale ka aaminsan, they are puppets for corrupt regimes.
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Warsame101 »

A lot of websites have been propagating exaggerations. I have just spoken with Kismaayo and 90% of what is writen on these websites = been abuur.
dulgaduud123
Posts: 31
Joined: Fri Aug 01, 2008 5:29 pm

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by dulgaduud123 »

I heard that Al-shabab was in the city but no one knows what they doing, this was around 8 o'clock last night (somali time)

is Al-shabab and ICU the same??

what they write in the website is so full of propaganda
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Warsame101 »

dulgaduud123 wrote:I heard that Al-shabab was in the city but no one knows what they doing, this was around 8 o'clock last night (somali time)

is Al-shabab and ICU the same??

what they write in the website is so full of propaganda
Who are you saaxib?
dulgaduud123
Posts: 31
Joined: Fri Aug 01, 2008 5:29 pm

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by dulgaduud123 »

im the star in somalia :somalia:

get 2 know
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Alshabab in Full Control of Kismaayo

Post by Murax »

I was looking for the post Coolpoison made right after the Kismaayo conflict featuring the debate between Xildhibaan Maxmuud Sayyid Aaden and Mustapha Cali Canood about the Kismaayo battle. I couldn't find it, I think it was deleted during the little Gedo section beef We had around that time :lol:



Anyway I stumbled upon this and can't help but bump it. When I made this post, deep down I didn't want any part of Shabab and I knew they were no good. However this was kinda My way of expressing My frusturation at the Way Kismaayo was being controlled. I wanted to make it clear to everybody in Gedo section that the threat of Shabab taking over was real and I knew if things were not fixed that it would happen. About 10 days later it did unfortunately.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”