Page 1 of 1

Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Fri Aug 15, 2008 5:15 am
by RebelLion
Boosaaso(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland Maxamuud Muuse xirsi oo ka hadlayay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in dekeda Weyn ee Magaalada Boosaaso & Garoomo kuyaala Puntland lugu wareejiyey dawladda Imaaraatka Carabta.

Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in sidan ay usameeyeen markii ay arkeen baahida loo qabo ,in deegaanada Puntland horumarintooda kor loo qaado lana tayeeyo goobaha uu ka soo baxo dhaqaalaha Puntland.

Cadde Muuse wuxuu sheegay in Labo garoon ookuyaala deegaanada Puntland ,sidoo kale lugu wareejin doono dawladdo Shisheeye si ay wax uga qabtaan ,wuxuuna sheegay in goobahaasi dibu habeyn balaaran lugu sameyn doono.

Madaxweyne Cadde Muuse wuxuu soo qaaday in ay Puntland ubaahan tahay dibu dhis balaaran oo uu sheegay in ay muhiim tahay in lugu dhaqaaqo ,isagoo iska fogeeyey in marnaba ay ku tuntaan dhaqaalaha deegaanada Puntland.

Wareejinta maamulka Madaxweyne Cadde Muuse ee goobahan ayaa ku soo beegmaya xili ay Masuuliyiin kala duwan doonayaan in ay dhaqaalaha Puntland la gaarsiiyo meel wanaagsan ,ayadoo aysan jirin amaan badan oo ka jira deegaanada Puntland.

F. C. Geylan
AllPuntland

Re: UAE to take over at bossaso port

Posted: Fri Aug 15, 2008 5:19 am
by abgaalKING
Image

Re: Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Fri Aug 15, 2008 11:26 am
by sheekh-Farax-zero
Puntland maha dawlad,, ee waa maamul goboleed

Re: Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Tue Aug 19, 2008 6:06 am
by RebelLion
sheekh-Farax-zero wrote:Puntland maha dawlad,, ee waa maamul goboleed
no, waa semi-independent dowlad.

Re: Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Tue Aug 19, 2008 6:26 am
by sheekh-Farax-zero
it is same thing kiddo





Image

Re: Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Tue Aug 19, 2008 6:31 am
by RebelLion
It's not the same thing, puntland government is independent, only thing keeps it connected to somalia is the TFG and abdullahi yusuf. Just like somaliland is a defacto independent government. That's the reality kid.

Re: Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Tue Aug 19, 2008 6:54 am
by sheekh-Farax-zero
Puntland is only autonomous region of somalia
unlike smellyland who claim to be totaly independent
from somalia,

Puntland will always stay as party of motheland
traitor Yousuf is irrelevant to setuation.


Image

Re: Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Tue Aug 19, 2008 7:06 am
by RebelLion
Puntland is basically independent too like somaliland, how else can the government hand over port management to another country, sign oil deals etc?

puntland wey daqaaqday, say goodbye to zoomalia.

'Traitor Yusuf' has the complete support of most puntlanders, he's the reason puntland still claims to be part of somalia.

Re: Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Tue Aug 19, 2008 7:50 am
by dawwa9
I hope they make it a deep sea port so big container ships can also offload in Bosaso.

Plus Bosaso port needs to be more automatic and less labour intensive, as now almost all things are loaded off by hand.

Bosaso port should look more like this:

Image

Then this

Image
Image
Image

Re: Boosaaso: Dawladda Puntland oo dekeda Boosaaso

Posted: Tue Aug 19, 2008 8:05 am
by RebelLion
In a few years it will be a big port, the investment from UAE is good for puntland and the port will be expanded.