Waxaan ahay nin hadda ka hor soo maray guur qasab ah oo waalidkeey ayaa igu qasbay gabar aan rabin oo waxay i gaarsiiyeen heer ay i dhahaan hadaad guursan wayso gabartaan waan ku habaaraynaa anigana waxaan is dhahay intii aad habaar gali laheed iska guurso gabartaan.
Sida qof walba uu qiyaasi karo niyad waaye guurka ee calaa kulli xaal bilooyin kaddib waa kala boodnay aniga iyo gabartii waana kala tagnay.
Marka dhowr qof ayaa waxay i yaraahdaan mar marka qaarkood aabahaa naagtii uu kugu daray ma qabtaa?
Waxaan dhibsaday guurka qasabka ahwaxaan iska dhaadhciyey in arintaas ay mustaqbalkayga danbe ay wax yeelayso.
Marka walaal macaan waxaan kaa rabaa inaad talo iga siiso arintaas isoo martay.
Mahadsanid
Taladaada aan rabaa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 584 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 12 Replies
- 1049 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 10 Replies
- 679 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 4 Replies
- 312 Views
-
Last post by bashe19
-
- 7 Replies
- 819 Views
-
Last post by EyeCandy.
-
- 4 Replies
- 364 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 1 Replies
- 343 Views
-
Last post by AgentOfChaos