reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
horta why these iidoors hate the Camal thief turned Hero??

- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
apparantly my dad told me that upto a third of all men s/land dies in those wars. maybe that is why they hate himAddoow wrote:horta why these iidoors hate the Camal thief turned Hero??![]()
![]()
![]()
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
who are you idiot?
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
me?Addoow wrote:who are you idiot?
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
who the hell are u?
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
ok,nice to meet u and fock off if you are a multi nicker!! bye
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
because he hated the british and they love the british
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
who do you think i am multinickingAddoow wrote:ok,nice to meet u and fock off if you are a multi nicker!! bye
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
Walanweyn sow arki maysan , waxba ku heeshin kari maayan .
Bal eeg hadda , waa abgaal waa mareexan iyo waa mid cagdheer ah .
Intaan loo jawaabin bay dhexdoodi ka dilaacday , caku fuc.kin walanweyn !

- abdi ilyas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1767
- Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
- Location: some where in europa
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
SahanGalbeed, is trua that you are male nurse

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
The 'camal thief ' bit should help you find your answer.
Why do you hate Abdillahi Yusuf, your president?
Why do you hate Abdillahi Yusuf, your president?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
Look here my friend , su'al baad i waydisay , waan kaga jawaabaya
No ma ihi laakin waan jecla inaan iska noqdo "nurse" waayo lacag ficaan bay ku dhufanaysa , weliga meel aad u shaqo tagto waayi maysid , ilayn wax dhawaacma ama xanuusta ama wadku ka soo gaadho laa waayi maaye ... xagga Alle na ajaar baad ka helaysa .
Wakaa !
Haddaba adigu iminka su'aasheeda iga jawaab, fadlan .
Nacasnimada xageed kala timid .
1/ Ma sidan baa lagugu dhalay ?
2/ Ma abaaha ba habeen uu cirka marayay Fooqaad geli jirteen daaqada ka soo saaray ?
3/ Mise islaanti ku dhashay baa raashinka kugu yarayn jirtay ?
Abdi ilyaas , jawaab baan ka sugaya , yaa?

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
Sahangalbeed waaba lax kaniini cabtay.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: reer waqooyi politicians and sayid maxamed cabdulle xasan
Kaniini wax la yidha ma aqaan anigu , laakin taan ogahay waxa weeye , nin iyo naag ba Sahangalbeed ba wax uga galeen meeshan .
Horta dee marka ay dumarka noqoto ,Ilaahey {swt} baa dee nin iyo naag , lab iyo dhidig inaga kala dhigay , markaa hortaa taasi waa na caadi mid lagu farxo na way tahay , oo dee aad baan u jeclahay anigu gabadhan quruxda Ilaahey siiyay ee Snet inagu dhex jira { mid qudha oo foolxun ilayn ka maan arag ilaa iyo maanta } .
Taynu garan la'nahay , waaxa weeye , maxa i daba dhigay raggan kale ? yaa?
PS: Nimanyow nin idooor ah oo dhulbahante dhalay baan ahay cid alle cid hadal igaga badinaysa ma jirtee , maxa i kiin daba dhigay ?

Last edited by SahanGalbeed on Sun Sep 21, 2008 4:07 pm, edited 2 times in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 4051 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 6 Replies
- 923 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 29 Replies
- 2004 Views
-
Last post by WACAYSA IS GALE
-
- 0 Replies
- 1158 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 29 Replies
- 3754 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 0 Replies
- 1129 Views
-
Last post by bashe19
-
- 10 Replies
- 1641 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 1 Replies
- 545 Views
-
Last post by SultanateofHarer