War reer sheikh Isaaqow

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

baal arrintan ila eega
AC Guards , waa province India ku taala .

Muddo ka badan qarni iyo badh ayaa boqortooyadii Nizam oo ka talin jirtay gobolka koonfurta ku yaal ee la yidhaa Ander Pradesh ama loo Soo Gaabiyo (AP), ee dalka Hindiya ay u baahdeen dad la dagaalama gumaystihii Ingriiska maadaama aanay awood u hayn iyagu inay iska difaacaan Ingriiska.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Haddaba sida ay qortay Jariirada la yidhaa Chronicle India (in A.C. Guards ama African Cavalry Guards" waxa ay yihiin dad laga soo daad gureeyay xeebaha Somaliland, dadkaa la soo daabulay waxa ay halgan qadhaadh la galeen gumaysigii Ingriiska ee ka talin jiray halkaa, dadkaasi waxa ay maqaam sare ka gaadheen kuraasta sare ee boqortooyada waxaanay ilaashadeen Hidihii iyo Dhaqankii ay lahaayeen waxa ay sameysteen Urur u gaar ah oo la odhan jiray A.C Guards oo ah magac ay isku haybsadaan.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Mar kale sida uu qoray wargeyska Chronicle A.C guards waxa ay leeyihiin inamada ugu badan Hockey Players (Xeegada) uga yaraan waxa ciyaara in ka badan 200 oo qof oo yaqaana (Xeegada) Celcelis ahaan dadweynaha A.C guards 30% ayaa ka yaqaana ciyaarta (xeegada) inta badan waxa ay u saftaan A.C guards ku. Xulka qaranka India iyo ka gobalkaba gebgebadii wargeyska Chronicle, waxa uu diirada saaray jiritaanka A.C guards ka in ay yihiin dad soo jiray qarni iyo badh in ka badan
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by Advo »

Xayawaan baa tahey.....sida isku dhaan maangaabyahow nijaaska ah
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Dadka A.C guards ka inta badan waxa ay dhaqan doorsoomeen inta garanaysa Ab iyo Isir halka ay ka yimaadeen waxa ka mida Reer Isaaq dadyowga waqtigaa yimid waxa imika nool dadkii ay awoowyada u ahaayeen.

Cabdi-Casiis Axmed Muusa oo wax ku soo bartay Dalka India ahna qoraa buug ka qoray AC-Guards-ka ayaa si fool ka fool ah ula kulmay qaar ka mid ah dadkaa waxaanu warbixin yar ka diyaariyay AC-Guards-ka:
Indian Somalilander Maxamed Xasan, waa lixdan jir guudku cadaaday waana talax gab ka fadhiistay shaqada Police ka kana gaadhay "inspector" waxa uu haystaa, Substation. Tellephone ka laga dirsado Magaaladda Hyderabad ee dalka India
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by GENERAL_SNM »

:shock: :shock:

No comprando :down:

You lost me on utter predash
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Waxa uu leeyahay sideed caruura, oo iskugu jira toddoba wiil iyo gabadh waana nin aad ugu faana Soomaalinimada. Maxamed Xasan waxa uu ii sheegay in uu ka soo jeedo gobolka Togdheer, khaasatan galbeedka Burco Qabiil Isaaq{ Habar-yoonis-Muse Cabdalle }ma ahi kuwa dad iyo dalba garan waayay ayuu yidhi, waxa uu iiga waramay tirada ay ahaayeen iyo goobta ay ka yimaadeen wuxuuna yidhi,
sida uu aabahay Allaha Weyni ha u naxariistee iiga waramay, in Somalida ka timid Xeebaha Somaliland ay ahaayeen kontomeeyo, waxayna ay ahaayeen rag sooca waxayna la xididi jireen Yementii reer xudayta oo dhulka uga soo horeysay. Somaliduna ma ay siin jirin hablahooda wax aan Soomaali ahayn
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Waxa uu qoraaga u soo saaray waraaq yar oo uu Aabihii uga tagay oo ku qoran af Carabi waxaan ka Xasuustaa in ay ku qornayd Isaaq Berberawi fii soomaal.

Waxa si caan ah loo wada yaqaan Maxamed Xasan Siciid xaaji Nuur oo ka mid ah inta fara ku tiriska ah ee aan ka halmaamin haybtoodii iyo imaatinkii ay Aabayaashood ka yimaadeen xeebta Berbera ee Jamhuriyada Somaliland
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by Advo »

GENERAL_SNM wrote::shock: :shock:

No comprando :down:

You lost me on utter predash

There's alot of people who log on when they are drunk.... :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Maxamed Somali waxa si weyn looga yaqaan wadamada khalijka oo loona arko wakiil Somaliyeed. Haddaba Maxamed Somali waxa uu sheegay in awoowgii Xaaji Nuur uu ahaa ninkii ugu horeeyay ee Somali ah ee yimaad dalka India, awoowgii Xaaji Nuur waxa uu maqaam sare ka gaadhay boqortrooyadii Nizam waxa uu ku geeriyooday gobolka Ander Pradesh.

Ugu danbayntii Maxamed Xasan waxa uu ii sheegay in Soomalida India timid ay yihiin dad garanaya Ab iyo Isir halka ay ka yimaadeen ay yihiin ilaa 200,000 oo qoys oo Isaaqa kuwaas oo kala ah
1-Habar Awal

2-Habar-Yoonis

3-Habar-Jeclo

4-Abdalle Arab

Oo dhamaantood ka yimid asalkoogii hore xeebta Somaliland
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Advo wrote:
GENERAL_SNM wrote::shock: :shock:

No comprando :down:

You lost me on utter predash

There's alot of people who log on when they are drunk.... :lol:
Have some dignity , Isaaqa ayaan u yeedhay , oo waxani waa taarikh e , inaga dhex bax please !!
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Inta badan marka aad la kulanto odayaasha reer Somaliland ee Hindiyoobay ee halkaa degani waxa markiiba kuu muuqanaya in ay yihiin odayaashii reer Somaliland sida ay u sheekaysanayaan makhaayadaha ay isku dhaafsanayaan araada.

Dadkaasi Reer A.C-Gaurds waa dad Somaliland u dhashay oo ku baadiyaysan dalweynaha Hindiya dadkaasi meelaha ay ka shaqeeyaan waxa u badan Bileyska iyo Xarumaha Tareenada laga raaco (railway station).

La Soco Qaybaha Kale
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by Advo »

I am afraid no one understand sakhraan words.....miyirkaaga baa angagey.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by GENERAL_SNM »

Sahan excuse my impatience, I jump the gun!!
As for our comrades in Utter Predesh, we need to repatriate them.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: War reer sheikh Isaaqow

Post by SahanGalbeed »

Bal cuqdada intaa le'eg maxa la yidha Ilaah baan idinku dhaarshay e .
Xashiishad baa aqliga kaa shiishayAdvocator , hoyaada iyo gudhuudi ku dhashay ba wase , ha ila hadlin aniga cuqdad yahey !
General SNM , ma adiga wata bahashan dhinac walba ka sii daynaysa , inaga kaxayso dee haddaba !
Wallahi
Last edited by SahanGalbeed on Thu Sep 25, 2008 4:18 pm, edited 1 time in total.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”