dagaal ka dhex dhici doona al shabaab vs UDS(maxaakiimta)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

dagaal ka dhex dhici doona al shabaab vs UDS(maxaakiimta)

Post by DR-YALAXOOW »

waxaa soo baxaya ififaalo ah inuu dagaal aad u qaraar uu dhex mari doono dhawaan kooxda al shabaab iyo ciidamada maxaakiimta ama ururka dib uxreynta somalia.

arintaas oo maalmahan warkeeda uu socdey ayaad waxaad ka garan kartaa webside-ka al shabaab ee la yiraah KATAAIB.NET wuxuu qorey in MAXAAKIIMTA uu MAREYKANKA LACAG SOO SIIYEY ayna jawaasiis u yihiin.


halka webside maxaakiimta ee la yiraahdo AL QAADISIYA uu markii ugu horeeysay qorey UUNA CANBAAREEYEY AL SHABAAB, SHEEGAYNA IN AL SHABAAB INAY QEYB KA YIHIIN XASUUQA LAGU HAAYO CARUURTA IYO HOOYOOYINKA XAMAR DEGGAN.

warkii ay qoreen labadaa webside waxaad ka dheehan kartaa inuu yahay hordhac ama diyaar garoow dagaal dhex mara AL SHABAAB VS MAXAAKIIMTA.

AKHRI kataaib.net al shabaab webside
Waxaa intaas dheer dadaalka isa soo taraya ee ay ku bixineyso qaramada midoobay isku dhafka (UDS)=maxaakiimta ta iyo Kooxda Ridada dhinca kale waxaa muuqaneysa in diyaar garow xoog leh uu ka muuqdo xubnaha hogaamiya (UDS) inay buuxiyaan kaalinta saxawaatka, durba waxay bilaabeen inay qortaan maleeshiyaad qabaa,il ah waxay wadaan isku day inay kasbadaan qabaa,il badan kana horkeenaan mujaahidiinta, waxay bilaabeen inay cambaareeyaan mujaahidiinta iyo howlaha ay qabnayaan ayadoo ujeedada ay tahay inay iska horkeenaan mujaahidiinta iyo shacabaka.

Balse xaqiiqada aan la dhaafi karin ayaa ah fashal degdeg ah oo laga filan karo dhamaan isku dayada UDS iyo Cidda maal gelinaysa waayo waxay doonayaan inay soo celiyaan tajrubo laga dheragsanyahay oo horay loogu dabaqay goobo jihaad muslimiintana ay ka digtoonyihiin
Allaah ayaan ka magangalnay shar wadayaasha iyo sharta ay maleegayaan.
Allaah waxaan weydiisaneynaa inuu xaqa na tuso Raacidiisana nagu arzaaqo Baadilkana na tuso oo naga fogeeyo

dhinaca kale webside maxaakiimta QAADISIYA wuxuu qorey war lagu canbaareynayo al shabaab

Dadkii kudhaawacmay duqeyntii ay Alshabaab ka geysteen Garoonka Diyaaradaha oo ay sheegeen in uu xiran yahay oo xaaladooda Caafimaad aanan dalka waxba looga qaban Karin.
waxaa la daabacay

marka al shabaab al wahaabiya VS mujaahidiinta xureynta somaliya aka maxaakiimta is comimg soon. al shabaabna waxaa la eryanaa ilaa iyo afghanistaan tuugada carabta iska dhigdhigta
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: dagaal ka dhex dhici doona al shabaab vs UDS(maxaakiimta)

Post by Addoow »

are you Twisted_Logic by chance?
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: dagaal ka dhex dhici doona al shabaab vs UDS(maxaakiimta)

Post by Goljano Lion »

Addoow wrote:are you Twisted_Logic by chance?
please don't insult Twisted_Logic, this dude xaarxaalow is doqon by nature
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: dagaal ka dhex dhici doona al shabaab vs UDS(maxaakiimta)

Post by GENERAL_SNM »

Let us know when the south is depopulated enough for human settlement, all that real estate is wasted on you primitive southerners. :mrgreen:

Donkeys :down:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: dagaal ka dhex dhici doona al shabaab vs UDS(maxaakiimta)

Post by Goljano Lion »

GENERAL_SNM wrote:Let us know when the south is depopulated enough for human settlement, all that real estate is wasted on you primitive southerners. :mrgreen:

Donkeys :down:
what a waste, :lol: according to Darwin,s theory, the southerners are still evolving as species :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”