Cali Sandulle the king of Sool lol

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Nacaas77
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 555
Joined: Mon Jul 07, 2008 10:56 am

Cali Sandulle the king of Sool lol

Post by Nacaas77 »

Cali Sandulle ? Gobolka Sool waa meelaha ugu nabadgalyada badan Somaliland?
Warkii 24-Jun-2008 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Gudoomiyaha Gobolka Sool Mudane Cali Maxamuud Axmed ayaa ka waramay guud ahaan xaalada gobollada Sool in ay meel wanaagsan marayso.


Gudoomiyaha oo Shabakada wararka Somalilandnation.com ugu waramayay Hargeysa oo uu ku sugan yahay , waxa uu sheegay in xaalada nabad gelyo ee gobolka Sool ay aad iyo aad u wanaagsan tahay , balse ay jirto roob yaraan gobolkaasi ka jirta.
Waxa uu sheegay in ay dayac tir ay ku sameeyeen xafiiskiisa , Xafiiska Maayarka , Xafiiska qaybta booliska , Saldhiga Dhexe iyo meelo kale , isla markaana waxa uu intaa raaciyay in gacanta intii ay Somaliland gobolkaasi hada ku haysay in ilaa shan warshahdood oo biyaha macaaneeya laga sameeyay oo ay ku deeqday hay?adda DRC , iyadoo uu tibaaxay in ceelkii biyaha macaana iyadana ay sugayaan in uu u qodo riigan hadda ka qodaya koonfurta Hargeysa ceelka markuu dhameeyo.
Mudane Cali Maxamuud Axmed isagoo ka hadlaya hay?adaha dawladu siday uga dhisan yihiin gobolka iyo inta hadda ka hawl gasha , waxa uu sheegay in ilaa 9 hay?adood ay ka dhisan yihiin gobolka oo uu xafiisyo ka siiyay qaar xarunta gobolka Sool , kuwa kalena uu guryo kro ah u kireeyay , waxaanu ugu baaqay hay?adaha dawlada iyo wasaaradaha gobolkaasi ka maqani inay xafiisyadoodii ka furtaan una soo dirtaan wakiiladii.
Isagoo ka hadlaya Idaacad FM ah oo xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ka hadli jirta wakhtigii ay maleeshiyadii Majeerteeniya gacanta ku haysay , balse cidii lahayd la baxsatay markii Somaliland ka saartay laascaanood maleeshiyadaa Majeerteeniya in hadda Idaacadaasi iyo gaadhigii ay saarnaydba ay gacanta ku hayaan , doonayaana maamul ahaan in wasaarada Warfaafinta ay waydiistaan farsama yaqaano wada Idaacadaasi si ay bulshada gobolkaasi uga wacyi geliyaan.
Gudoomiyuhu waxa kale oo uu sheegay in Sabtidii u dambaysay ay somaliland isu soo dhiibeen ciidan iyo hubkoodii 180 Askari oo ka soo goostay Maamul keeda Majeerteeniya , waxaanu xusay in uu ku rajo weyn yahay in wiigaga soo socdana ay Somaliland u soo gali doonaan ilaa dhawr kun oo Askari oo Majeerteeniya ka soo goosta.
Waxa uu tilmaamay in gobolkaasi Sool intii Somaliland si toosa maamulkiisa gacanta ugu dhigtay in ilaa 54 tikniko ah oo kala duduwan gacanta lagaga dhigay maamulka Majeerteeniya.
??Waxaan ugu baaqayaa ganacsatada Somaliland inay maal gashadaan gobolka Sool , gobolka Sool waxaan u arkaa maanta meelah ugu nabad gelyada badan inay tahay Somaliland?? ayuu yidhi.
Waxaanu intaa raaciyay in gobolkaasi ay hadda baahi weyn u qabaan sidii loo soo gaadhsin lahaa lacagta Somaliland , inkastoo uu sheegay in uu gudoomiyaha Baanka iyo Wasaarada Maaliyaduba ay ka balan qaadeen in Baankii iyo xafiiskii Maaliyadaba ay ka furaan gobolkaasi.
Waxa uu u mahad naqay xukuumada iyo shacbiga Somaliland dedaalka ay ka muujiyeen wax u qabashada gobolkaasi , waxa kale oo uu hambalyo u diray ciidanka Qaranka ee fadhiya jiida hore ee gobolkaasi Sool.
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Cali Sandulle the king of Sool lol

Post by salafi_student »

Nacaas ina adeer, How are you today?

Ina'adeer Sandule and his people in Lascanod has more reasons to celebrate than ever, while our Waqoyi-land suffers for the lack of basic necessities (water & food). Due to the free tax that the region (sool) enjoys and the tremendous cash-follow we send from our Hargeysa-land's taxpayers pockets, all contributes to the sensation in that region. In fact Sool is a strict tribal city, not sure if you're aware and integration with others is simply unheard of by the locals. Plus locals see this new regime Sandule and Xaabsade who are in control as a transitional group, to help them through the droughts period.

In Hargeysa, politicians found themselves in a loophole, for pleasing those "unpatriotic" people to basically pay-off social security handouts, at the expense of our hungry people. When the cash runs out, then Soolians are very much much known to swing to their interest and leave us to continue with Weeydhaqaaqday myth.


Currently, our Hargeysa is going bankrupt!

The only way out is the unity of all Muslims :up:
Last edited by salafi_student on Mon Sep 29, 2008 9:30 am, edited 1 time in total.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Cali Sandulle the king of Sool lol

Post by Captain24 »

Salafi Student, why are you envying your fellow Muslim's advancement?
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Cali Sandulle the king of Sool lol

Post by salafi_student »

What advancement are you talking about brother?

I'm saving my people to sell their dignity away, to foreigners and become slaves in their own land. Because that is what recognition will mean to us. Now we handed out our main port Berbera to the Ethiopians, whom still want more from us to exchange recognition. Can you imagine that?

We will get nothing for free and recognition will mean to us, handing the entire country to foreigners :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”