
maxeey saas ku dhacdey taloow?!
topic yaasha xataa waa bilaa milix

meel loo soo xiiso ayaa la arki jiraye, meel laga cararo oo la karho xagee lagu arkey?!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Sabab ina adeer. labo iyo saddexba waan dhisi karaah. ma nacasiinta meeshaan joogo oo baqaya ayaad imooday. labo guri waxaan kudhisi karaah sifudud. meeshaan raganimada ayay kataqaan. waxaan ahay ina libaax jiifa haraatiyesuga_n_spice wrote:Aga!
oo walaal, ma adaa labo guri dhisi kara?! meeshaan joogo maxaad ka rabtaa?! lol
Ina adeer dumarka xoolo luguma qabo. waxay kataqaanaah raganimada, kartida, dulqaadka iyo afmiinshaarnimada. adigoon labo shilin hayn ayaa waxaa layiraah maraakiib dahab ah ayaan soowadaah ama somaliland baan fun gareeyaahsuga_n_spice wrote:Dee aniga waxaan is idhi, miskiinka tabartiisa baa iska yar oo hal guri uun buu ka adag yahay!
waryaa geberta dhaaf wasaqshaamboo wrote:suga
abaay ciro aa kaa soo baxday waad duqowday let the youngster have fun