Page 1 of 1

GARBAHARREY OO GASHAY GACANTA ALSHABAABKA

Posted: Wed Oct 29, 2008 4:09 pm
by Bunayste
Ciidamo daacad u ah Ururka Al-Shabaab ayaa gaaray maanta galinkii danbe magaalada G/haarey ee Caasimada Goblka Gedo. Wararka aanu ka heleyno magaalada Garbohaarey ayaa tibaaxay in Ururka Al-Shabaab ay haatan ku sugan yihiin magaalada garbohaarey.

http://www.realgedo.com/2008/10/garbaha ... canta.html

Re: GARBAHARREY OO GASHAY GACANTA ALSHABAABKA

Posted: Thu Oct 30, 2008 11:27 am
by dhuudhuu
HMMM!