Page 1 of 1
What would she do In the White House
Posted: Sun Nov 09, 2008 9:52 pm
by Minneapolis Mayor
Re: What would she do In the White House
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:08 pm
by suga_n_spice
Waryaa Michelle Obama dhaaf yaah she's a gangsta 8)
behind every great man is a even greater woman
and if it wasn't for her he wouldn't have been nigga enuff
yaroow, ayeeyadaa iga waran?! ma u cilaamisay?!
Re: What would she do In the White House
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:16 pm
by Minneapolis Mayor
suga_n_spice wrote:Waryaa Michelle Obama dhaaf yaah she's a gangsta 8)
behind every great man is a even greater woman
and if it wasn't for her he wouldn't have been nigga enuff
yaroow, ayeeyadaa iga waran?! ma u cilaamisay?!
sugar,
Michelle kama hadlaayo. duqdii ayada dhashay iyo Kii doqon kaahaa ee bidaarta lahaa ayaa rabo in ay raacaan.
abaayo ayeeyo walaahi qurux aa ugu mariyay cilaankii. Websiteka aa inta design kala soobaxay aa u decorate gareeyay si qatar ah. caawa ay maqantahay hadhaw aan doonaah. Duqyaalka would feel jealousy. ayeeyo markii meel tagto way ifaanisaah ilaa ay xaaskayga kudhahday ayeeyo ninka hayga faanin markaa joogto public ga.
Re: What would she do In the White House
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:18 pm
by Minneapolis Mayor
bal walaashiis oo laqabo maxaa dabadhigaayo. waa wax aan xishooneen oo wax isku faleen. kulahaa shaqadayda dhan aa soodhaafaah abaayo iyo ninkeeda aa raacaa white houseka. duli fowqal duli waaye. Reer obama qof kaliya kama raacin waxay dheheen anaka kenyan aan nahay white houseka maxaa kadooneenaah
Re: What would she do In the White House
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:26 pm
by suga_n_spice
MM,
horta qac in aad tahay wali ma laguu sheegay saxiib?! shactiroole aan caadi aheen baad tahay. bas waaye waa in the kings of comedy lagugu daraa madaama uu bernie mac hadda dhintey
laakiin maxaa ka rabtaa Michelle walaalkeeda caqliloow waaye. he has a VIP pass to the black house now that his "brotha" from anotha motha is president-elect

soo ma ogid, awal madoowga mar hadeesan aheeyn a chef, a maid, a guard or a dog groomer looma ogoleen in the white house, but now he doesn't have to be any of those things instead he's an "in-law"
waraa, xaaskaaga i dhaaf ku dheh ayeeyo garoobada freshka ah ha kuu soo radisee 8)
Re: What would she do In the White House
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:30 pm
by Minneapolis Mayor
suga_n_spice wrote:

Ayeeyadeey qatar waaye dhaqankii hore ee heesataah. ayaan aa waxaa baray gabar aa isla socon jirnay oo caato ah model u ek markaas aa ayeeyo kudhahday" oo maandhaay maxaa kukojiyay ma cidiina ayaan xoolo leheen" dhoocishii is like WTF duqdaan she insulting.
Re: What would she do In the White House
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:35 pm
by suga_n_spice
MM,
horta aboow "sugar" ma ahan nooh waa "suga" 8)
uff, dhoociyaash maxee isku waalee oo ayeeyadeen ka rabtaa
waa runteed maxaa qalajiyey ma utaango ayeey joogtaa. wah!
Re: What would she do In the White House
Posted: Sun Nov 09, 2008 10:44 pm
by Minneapolis Mayor