Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
xulka qaranka SOMALIA ayaa maanta wuxuu ciyaar wacdaro ah ku soo bandhigey tarantanka bariga iyo barmaha afrika ee ka socda Kampala Uganda.
SOMALIA waxay 1 and 0 UGA badisey xulka TANZANIA goolka waxaa u dhaliyey kabtanka kooxda somalia CIISE dheere oo u ciyaaara koox SERIA A dalka NORWEY ka ciyaara.