Page 1 of 1

War in Buhoodle

Posted: Sun Jan 04, 2009 6:36 am
by sheekh-Farax-zero
wararkii udanbeyay ee rasastaa kadhacaysay buuhoodle waxay sheegayaan

dadka magalada buuhoodle oo kaashanaya ciidanka booliska ee magalada ayaa waxay kuguulaysteen inlaga saaro magalada

coloshooda ushaqaystayaashii udhashay deegaaanka eekeenaay sanadiiqda daqiiqadi udanbaysay wararku waxay shegayan

in ay ucarareen dhinaca qudha buuhoodle iyada oo rasas goosgoos ah ay kadhacayso dhincaas waxa kaloo wararku

kudarayan intaas in dadawayna buuhoodle oo kaashanaya ciidanka police ka ee buuhoodle ay ku gulaysteen in ay

jeexjeexaan dhamanba waraqihiii ay wateen nimankaas ushaqeeya mamulka labaxay s/l warku waxa uu intaas ku daraya in

halnin ku dhawacmay rasastaas

ahmed max.ed nadiif buuhoodle p/l somaliya
tel 13203217141

Re: War in Buhoodle

Posted: Sun Jan 04, 2009 6:39 am
by sheekh-Farax-zero
Buuhoodle} 3-1-09Waxaa hada ka soconaya Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn Rasaas aad u

fara badan oo ay is waydaarsanayaan dadka deegaanka iyo kuwo daba socod u ah Maamulka Hargaysa.

iska hor'imaadkan ayaa wuxuu bilowday ka dib markii Maleeshiyaadka ka amar qaata maamulka Hargaysa ay isku dayeen in

ay magalada soo geliyaan Sanaadiq. taasoo Ciidanka Booliska iyo dadweynaha reer Buudoolena ay ka soo horjeesteen.

Waxaana ilaa hada ku dhawaacmay hal qof oo Rayid ah. kaasoo xaladiisuna tahay mid Culus,

Isha ku hay Widhwidh Online.