Page 1 of 1

Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Thu Jan 15, 2009 10:42 pm
by Minneapolis Mayor
Awal waxaa ladhihi jiray habargidir ayaa Qaska wada. Xaqiiqdu waxay tahay lafa badan ayaa qaska inta abuuraan ayay dusha naga saaraan. Waxaa kamid ah, gaaljecel, Murusade, xawaadle iyo Abgaal. Markii habargidir ay east aado ayay ayakuna west aadaan. Markaa alshabaab raacnay ayay Maxkamadaha raaceen. anakaa nalakuxumaynaayaah. Siiba xawaadle iyo Murusadaha. Janaqow iyo ina xaashi aadan Waa In ay dhibka dhaafaan si tolka unasto. Weligeen madagaal ayaan kujiraynaah.

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Thu Jan 15, 2009 10:46 pm
by Minneapolis Mayor
Hadii hawiye rabo in nabad lahelo waa in Alshabaab waxay rabaan loosameeyo. Wiilashaas ayaa garabkeena istaagay markii aduunka oo dhan nagooyay.
hadii alshabaab ladhaafi waayo nabad weligeed dhalan mayso?

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Fri Jan 16, 2009 1:24 am
by Babygirl-
I will respresent Fiqishini's Interests!! Continue... :P

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Fri Jan 16, 2009 1:30 am
by Goljano Lion
Minneapolis Mayor wrote:Awal waxaa ladhihi jiray habargidir ayaa Qaska wada. Xaqiiqdu waxay tahay lafa badan ayaa qaska inta abuuraan ayay dusha naga saaraan. Waxaa kamid ah, gaaljecel, Murusade, xawaadle iyo Abgaal. Markii habargidir ay east aado ayay ayakuna west aadaan. Markaa alshabaab raacnay ayay Maxkamadaha raaceen. anakaa nalakuxumaynaayaah. Siiba xawaadle iyo Murusadaha. Janaqow iyo ina xaashi aadan Waa In ay dhibka dhaafaan si tolka unasto. Weligeen madagaal ayaan kujiraynaah.
iska seexo

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Fri Jan 16, 2009 1:35 am
by Minneapolis Mayor
Dumaashi fiqishiniga dhibka mawadaan. Tolka ayagaa ugu fiican. They Only need to learn the Ayaanle Ceer dialect.

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Fri Jan 16, 2009 2:01 am
by Goljano Lion
Minneapolis Mayor wrote:Dumaashi fiqishiniga dhibka mawadaan. Tolka ayagaa ugu fiican. They Only need to learn the Ayaanle Ceer dialect.
sxb, R hawiyee back from the dead? :lol:

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Fri Jan 16, 2009 2:18 am
by Kramer
Nur Cade is running for President!
If he is elected, he should be able to unite and build Benadir and the rest of Somalia!
Shabaab and ICU should be given their piece, like department of Islamic studies and religion, and department of law and courts!
I think every one should drop the weapons, and get on with their lives, since Ethio is outl!

http://www.hiiraan.com/news2/2009/Jan/s ... dency.aspx

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Fri Jan 16, 2009 2:20 am
by Goljano Lion
Kramer wrote:Nur Cade is running for President!
If he is elected, he should be able to unite and build Benadir and the rest of Somalia!
Kulahaa built the rest of Somalia, dude charity begins at home, let him build and conciliate his Hutudom :lol:

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Fri Jan 16, 2009 2:36 am
by Kramer
Goljano Lion wrote:
Kramer wrote:Nur Cade is running for President!
If he is elected, he should be able to unite and build Benadir and the rest of Somalia!
Kulahaa built the rest of Somalia, dude charity begins at home, let him build and conciliate his Hutudom :lol:
He already did khat boy! ethiopia is ousted, A/y ousted, and habergedir and abgaal soldeirs deployed in Ethio -camps!

all is needed is to defuse and disintergerate shabaab and ICU and elect a president and get on with their lives!

Re: Hawiyaha Kaliya hasoo galaan

Posted: Fri Jan 16, 2009 7:48 am
by Yasiin2
Hawiye is responsible what happed in somalia from 1991 to 2009.
This fact summary about this matter: -

1. from 1991 - 1995 Hawiye were fighting among them for kursi Caydiid and Cali Mahdi
2. from 1995 - 2005 Warlords (with ISBAARO) who are maily Hawiye they distroyed , raped and terorized by the civilians in Mogadishu and else where in Southern Somalia
3. When Warlords like Mohamed Dheer, Qeybdiid were drive out of from Mogadishu and the power gain by the Wadada and Sheikh Shariif . ... Hawiye leader (Ali Gedhi and others ) invited Ethiopia troops to came Mogadishu and Southern of somalia.

4. Hawiye said that somali problems will be solve if President Abdullahi Yusuf resign and Ethiopian Troops go out from somalia ... so what happend President Yusuf resign with dignity and Ethiopian troops left ... so Hawiye is fighting still ..... SORRY I AM VERY SORRY FOR YOU !