Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by gemini07 »

BEESHA WARSANGELI "ILKA JIR QABO XILKA, DOON WAXA BEESHA KA MAQAN" GO'AANKII SHIRKII MAANTA KA DHACAY GAROWE

--------------------------------------------------------------------------------

Garowe:- Shir ay kasoo qeyb galeen Hogaanka Siyaasade beesha Sanaag iyo Galbeedka Gobolka Bari[Warsangeli] iyo Nabadoonada beesha oo ka dhacay caasimada Puntland ee magaalada Garowe ayaa waxaa kasoo baxay go'aano cad cad iyo talo bixin isla markaana lagu doonaya isbedelka Puntland.

Maalmihii lasoo dhaafey ayaa wax garadka Beesha waxay shirar isdaba joog ah ku lahaayeen Magaalada Garowe isla markaana lagu lafa gurayey aayaha beesha isla markaana 2 arimood ay horyaaleen.

2da qodob ayaa waxa uu ahaa in Laasqoray la isugu tago oo maamul gaar ah la dhiso isla markaana Bari iyo Sanaagba laga hirgeliyo, iyo in Maamulka Puntland laga sii midnoqdo oo aan loo dayn boobka siyaasadeed ee beelaha Mudug, Bari iyo Nugaal.

Shirarkan ayaa maanta gelinkii danbe soo afjarey waxaana laga dareemayey goobta shirka gor gorton aad u balaaran oo ku saabsan aayo ka talinta beesha Warsangeli.

Nabadoonadii ka hadley goobtaas ayaa waxaa ka mid ahaa Nabadoon Jafaal [Xingalool]oo qeexay in Puntland wax lagu darsadey isla markaana lala xisaabtamo iyadoo beesha hogaanka haysey 10kii sano ee lasoo dhaafey meel cidla ah ku xalaaleysatey saamiyadii beesha Warsangeli isla markaana aan sidaa looga tegin e lala xisaabtamo.

Sidoo kale Nabadoon Dabshid[Hadaftimo] ayaa isna goobta si weyn uga hadley oo sheegey iney lagama maar maan tahay in siyaasada beesha la cadeeyo isla markaana tolka lala xisaabtamo hadii kalena Laasqoray la tago.

Waxaa iyaduna goobta looga hadley in Saamiyada beesha ka maqan loo xilsaarey general Ilka jiir waxaana ka mid ah saamiyadaas.

Tirada Wasiirada ay beeshu leedahey oo la kordhiyo.
Wasiiro ku xigeenada ka maqan beesha in miiska lasoo dhigo.
Shaqaalaha Dowlada oo gaaraya 75 in miiska lasoo dhigo.
Sidoo kale waxaa iyaduna jirta arin muhiim ah taas oo ah in beesha ay ka maqan tahay saamiyada ay ku leeyihiin xildhibaanada isla markaana tiro gaareysa 13 ay maqan yihiin loona baahan yahay in xalkeeda la gaaro.

Ugu danbeyn GO'AANKII meesha lagu qaatey ayaa waxa uu ahaa [Generale Ilkajir, xilka laguu dhiibey qabo, saamiyada ka maqan beeshana keen, lana xisaabtan tolka]

Shirkii ayaa halkaa ku dhamaadey iyadoo go'aankaas kama danbeysta ah la gaarey isla markaana loo daayey Generalka inuu Madaxweynaha la xaajooda wasaaradaha maqan ee ka maqan beesha uu keeno.

Waxaana la oran karaa waa Guul soo hoyatey iyadoo dad badani oo ah cadowga Puntland iyo Hartiba ay ku ducaysanayeen kala jabka Puntland iyo bur burkeeda iyadoo laga yaaboba in dadkaasi ay sokeeye yihiinba............


LaasqorayNET/Garowe


------------------------------------------

Masha'allah
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by Murax »

Horta, whats up with this Ilkajir Guy?


Was He really supposed to win and was robbed or something? Like Al Gore and the 'Florida Recount'?
User avatar
neocon_2007
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6154
Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
Location: Raiding Garowe...

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by neocon_2007 »

Naive Mijirteen girl :arrow:
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by gemini07 »

Jawaab kuu haboon damiirkeeygaa ii ogoleen inaa ku siiyo,sooseexisyahoow falan

Orad Hutuga tuukso ,intaas baa ku ficantahay :arrow:
RebelLion
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2259
Joined: Mon Apr 14, 2008 3:33 pm

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by RebelLion »

Very smart move by beesha warsangeli, they know their interests are within puntland and the best way to reform puntland is to work within the system.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by Advo »

I heard they got alot of positions in the government to calm them down......issit true?
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by snoop12 »

warsans are not for sail :arrow: :arrow: :arrow:


bosaso = warsan land = makhir land 8-) :lol:
ZeReX
Posts: 39
Joined: Fri Jan 16, 2009 5:17 am

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by ZeReX »

snoop12 wrote:warsans are not for sail :arrow: :arrow: :arrow:


bosaso = warsan land = makhir land 8-) :lol:
Are u even warsangeli? we the hell do u care
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by siren »

Now that we established that, we should get on admitting Necon to a mental institute ASAP! IRE is the only relative he has here and she's only 16, we should help the dude! :|
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by The_Emperior5 »

siren have i told u i have a crush on ire :oops:
User avatar
ire
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 762
Joined: Mon Oct 27, 2008 8:19 pm
Location: Holland, 1945

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by ire »

siren wrote:Now that we established that, we should get on admitting Necon to a mental institute ASAP! IRE is the only relative he has here and she's only 16, we should help the dude! :|
:lol: :lol: :lol:


Emperior, balaayo ku aragtey. :lol: :lol: :lol:
User avatar
beauty_babe
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1352
Joined: Fri Feb 11, 2005 3:33 pm
Location: i love my live

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by beauty_babe »

warsangalis waa walaaleheen.....caqligooday qabaan............ma soomaaliland baa udhaanta....puntland?....taasi waa may............beesha harti darood......way inay islashaqeeyaan..............walaalaaninahay..............
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by gemini07 »

siren :lol: :lol: :lol: :lol:

Ilaahay ha caafiyo walaalkeen
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by sheekh-Farax-zero »

The_Emperior5 wrote:siren have i told u i have a crush on ire :oops:

Ire=Paidmonk :lol: :lol: :lol: you like men :lol: :lol:
User avatar
Mzbeautifull
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2547
Joined: Wed Mar 19, 2008 5:01 am
Location: I SMELL FISH !

Re: Beesha Warsangeli decided to stick with Puntland

Post by Mzbeautifull »

sheekh-Farax-zero wrote:
The_Emperior5 wrote:siren have i told u i have a crush on ire :oops:

Ire=Paidmonk :lol: :lol: :lol: you like men :lol: :lol:
:lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”