Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Goljano Lion »

http://gabiley.net/

Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay si Xun u Jidhdileen oo Xaalad Adagi ku Haysato Xamar

MUQDISHO Xaaladda Caafimaad ee C/raxmaan Mowliid Cabdi Bobi oo mudo ku dhawaad sanad ah ay gacanta ku hayeen kooxo dablay Soomaali ah oo ka soo afduubtay xadka u dhaxeeysa maamulada Puntland iyo Somaaliland ayaa laga dayrinayo xaaladiisa nolaleed

Waxaa uu sheegay C/raxmaan in markii raggaasi hubaysan ay gacanta ku dhigeen durbaba ay indhaha ka xireen oo ay gaari ku soo wateen iyadoo ay ula soo dhaqaaqay dhanka magaalada Muqdisho.

Marka aad fiirisho muuqaalka C/raxmaan mowliid Cabdi waxaa kaaga muuqanaya qeybo ka mid ah jirkiisa oo dubkii uu ka dhacay iyo xanuun xoogan oo jirkiisa ka muuqda.

C/raxmaan waxaa uu xusay in mudo lix bil ah uusan carabkiisa wax cunta iyo cabitaan ahba saarin iyadoo xiligaasina uu ka go’ay dhamaan cuntooyinkii uu cuni jiray,isagoo carabka ku dhiftay in ciidamada gacanta ku haya ay six un u jirdili jireen.

Ugu dambayntii ayaa waxa uu C/raxmaan Shacbiga Soomaaliyeed ka codsaday in ay gar gaaraan maadaama uusan magaalada Muqdisho ka soo jeedin islamarkaana ay dadkiisu ugu sokeeyaan deegaanka Gibilay ee dhulka Somaliland
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Goljano Lion »

Gudhu people are the lowest common denominators of Zoomalis , I don't know what is wrong with all you Gudhu savages, how can we be part of these degenerate Hutu animals, phoking kidnapping innocent people and behaving like apes.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Goljano Lion »

Hutus come in
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Babygirl- »

I feel sorry for the guy but lol.
C/raxmaan waxaa uu xusay in mudo lix bil ah uusan carabkiisa wax cunta iyo cabitaan ahba saarin iyadoo xiligaasina uu ka go’ay dhamaan cuntooyinkii uu cuni jiray,isagoo carabka ku dhiftay in ciidamada gacanta ku haya ay six un u jirdili jireen.
Human's can't survive without water for 3 days and food for 3 weeks. :mrgreen:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Goljano Lion »

Babygirl- wrote:I feel sorry for the guy but lol.
C/raxmaan waxaa uu xusay in mudo lix bil ah uusan carabkiisa wax cunta iyo cabitaan ahba saarin iyadoo xiligaasina uu ka go’ay dhamaan cuntooyinkii uu cuni jiray,isagoo carabka ku dhiftay in ciidamada gacanta ku haya ay six un u jirdili jireen.
Human's can't survive without water for 3 days and food for 3 weeks. :mrgreen:
you should see the pictures and judge for yourself
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Babygirl- »

LOOOL where is the pic?
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Goljano Lion »

Babygirl- wrote:LOOOL where is the pic?

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Babygirl- »

Maskiin, tell me they didn't feed him properly for 6 months but don't say he didn't eat or drink, Goljano you are not a child use your brain!
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Captain24 »

Why they did that to him though?
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Goljano Lion »

Captain24 wrote:Why they did that to him though?
they must have thought he was a rich dude? what these lowlife Hutu criminals
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Dhaga Bacayl »

Lix bilood? C'mon goljano....that isn't humanly possibly.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by sheekh-Farax-zero »

the guy is a con artist himself,,he coned Hutu trades in Hargeisa
but they managed to lure him to Galkacyo, it's where the abduction took place,
what ever happened to this guy, it's just payback time of his greed
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by Diyeeshaha_Tolka »

sheekh-Farax-zero wrote:the guy is a con artist himself,,he coned Hutu trades in Hargeisa
but they managed to lure him to Galkacyo, it's where the abduction took place,
what ever happened to this guy, it's just payback time of his greed

i dont think the guy is innocent laakiin haddiba ilaa iyo intan waxba kasoo saari waayeen waxay ku fiicneed iska deeyaan
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by sheekh-Farax-zero »

iam telling you he is not innocent at all,,Laakiin your Hutu familly are wickeds
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Nin Reer S.Land ah oo Dablay Afduubtay

Post by kambuli »

Ina Lilaahu wa inaa ileehi raajicuun...

Hah hah hah :!: Yaa haya ninkan sheekadiisa oo dhamaystiran?

Yaa qabsaday?
Maxaa loo qabsaday?
Ma jiraa sida u gashay mese waa jidhdil?

What is the whole story...? Anyone has it all?

Infact it is a very painfull sight...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”