Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by The_Patriot »

Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Ethiopia si ay uga qeyb galaan kulanka madaxda Africa.

--------------------------------------------------------------------------------

Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Ethiopia si ay uga qeyb galaan kulanka madaxda Africa.
Posted: 2/1/2009 3:14:00 PM
Shabelle: ADDIS ABABA
Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Ethiopia si ay uga qeyb galaan kulanka madaxda Africa.



Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay wehliyaan wafuud sar sare oo ay ka mid yihiin sii haya xilka Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde iyo xubno ka tirsan barlamanka isku dhafka ah ayaa maanta barqadii waxaa ay ka duulay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti isagoo ku sii jeeday magaalada Addis ababa ee dalka Ethiopia halkaasi oo uu ugu qeyb gali rabo markiisii ugu horaysay kulan caalami ah oo ay leeyihiin madaxda Africa.



Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa gigida diyaaradaha ku sii sakootiyay xubno ka tirsan dowladda uu hogaaminayo,madaxda Jamhuuriyadda Jabuuyi,wakiiladii beesha caalamka ee ka qeyb galay wadahadaldii lagu soo doortay isaga ee Soomaalidu ay ku yeesheen dalka Jabuuti.



Xildhibaan Axmed C/laahi uu madax u ahaa gudiga warfaafinta ee isbahaysiga uu hogaaminyayay Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa u sheegay idaacada Shabelle in inta uu ku sugan yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu la kulmi doono madax kala duwan oo uu ku jiro xoghayaha guud ee QM Ban ki-moon iyo hogaamiyaansha Africa oo si gooni gooni ay uu ula shiri doono isagoo halkaasi ku sugnaanaya inta ay socdaan kulamada madaxda Africa ay ku leeyihiin magaalada Addis Ababa.



Waa markii ugu horaysay ee Dalka Jabuuti uu ka baxo madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed isagoo safarkiisii ugu horaysana ku tagaya magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia isagoo ka qeyb galaya kulan madaxeedka wadamada Africa,waxaana kulankaasi la filayaa in sheekh Shariif uu ku qaabilo qaar ka mid ah madaxda Africa inkastoo ajandaha looga hadlayo kulankaasi uusan aheeyn mid quseeya arimaha Soomaaliya.



Waxyaabaha looga hadlayo kulanka midowga Africa ay ku leeyihiin dalka Ethiopia ayaa waxaa uu yahay sidii wadamada Africa ay u yeelan lahaayeen dowladda mid ah taasi oo uu watto madaxwerynaha Liibiya Mucamar Al Qadaafi iyadoo arintaasina ay ka soo horjeedaan qaar ka mid ah madaxda Africa ee kulankaasi ka qeyb qaadanaya.



Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa doorashadiisu waxaa ay ku soo beegmaysaa xili wadanka Soomaaliya ay ka dheceen isbadalo kala duwan kuwaasi oo ay ugu horeeyaan bixitaankii ciidamada Ethiopia iyo iscasilaadii madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.



Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.







Shabelle Media Network - Source of Somalia News





User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Cawar »

The first visit counts..and its to where?? :lol:

So much for our hero and his stance against our arch enemy Etiopia..
Last edited by Cawar on Sun Feb 01, 2009 11:52 am, edited 1 time in total.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Hyperactive »

ma haj ki addis ababa ba bilowday dorbaba?
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Captain24 »

From now on, I'd be referring to Sheikh Sharif as 'habasha worshiping b1tch' If Abdullahi Yusuf was haunted by this, we should do the same for two faced fake wadaad .Shariif
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by SummerRain »

I thought he was joing some other African leaders for a meeting?
Fock him if he went to report to Melez. :twisted:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Xamud. »

OMG you guys are a bunch of retards! so what if he went to Ethiopia? Niman lugo ku tagnen inu orad isku dayo maha! ethiopia qasab beey tahay in la aado oo wada hadalo lala galo. Daanta ummada somaliyeed bu Ethiopia u aaday.

GO Shariif GO 8-)
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Cawar »

Ismahan, I said it before..I'd be willing to support him(not that mine matters that much anyways..lol) provided he acts in a responsible and pragmatic fashion..

But I cant stand those who purposely or naively see him as the incarnation of the messiah himself..who has no mistakes and can do none..
And if you notice, they are the fiercest opponents of this entity called the TFG..thats just hypocrisy at its best..being displayed in this forum. :lol:
Padishah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2464
Joined: Sun Jan 07, 2007 9:10 am
Location: Ozzieland.

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Padishah »

Gentlemen, before we break out into what will hopefully be well-deserved Sharif bashing, can we first verify that he is not going to Addis Ababa for an African Union meeting, and going solely to meet with his Prime Ministerial Midget-ness.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Captain24 »

Xamud. wrote:OMG you guys are a bunch of retards! so what if he went to Ethiopia? Niman lugo ku tagnen inu orad isku dayo maha! ethiopia qasab beey tahay in la aado oo wada hadalo lala galo. Daanta ummada somaliyeed bu Ethiopia u aaday.

GO Shariif GO 8-)
How come he didnt' do this just two years ago, when he had golden chance to finish the dispute, why now after thousands lost their lives as a result of their aggression?
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Cawar »

Padishah wrote:Gentlemen, before we break out into what will hopefully be well-deserved Sharif bashing, can we first verify that he is not going to Addis Ababa for an African Union meeting, and going solely to meet with his Prime Ministerial Midget-ness.

If it didnt matter yesterday, why should it matter today?? ooh I forgot.. AY was an ethiopian stooge right??

Thats just nonsense ... the first order/action you take is to visit Ethiopia of all places like a tradition..the you have to expect some reaction dude.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by The_Patriot »

Xamud. wrote:OMG you guys are a bunch of retards! so what if he went to Ethiopia? Niman lugo ku tagnen inu orad isku dayo maha! ethiopia qasab beey tahay in la aado oo wada hadalo lala galo. Daanta ummada somaliyeed bu Ethiopia u aaday.

GO Shariif GO 8-)
Danteey somaliyeed ?

He has no shame, he is making a mockery on all that were ruthlessly killed and dispalced in Mogadishu.
He 1st was to visit celasha biyaha and not Addis.
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by FAH1223 »

He takes an L already

Coulda just sent a guy to go there for him
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Captain24 »

FAH1223 wrote:He takes an L already

Coulda just sent a guy to go there for him
And the funny thing is Hiiraan(including you) Chose him as the Person of the Year......


Person of year xaal qaado. I have more respect to Abdullahi Yusuf and Aweis Dahir, at least you know what you are going to get with those two, but the two faced Sharif is an evil in the making
Padishah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2464
Joined: Sun Jan 07, 2007 9:10 am
Location: Ozzieland.

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Padishah »

Cawar, I don't think Afbiijo was an Ethiopian stooge per se. That would be giving a little too much credit to Midget-ness over there. Afbiijo was just all round conniving, evil, power hungry individual entirely lacking in most scruples.

There is a strict delineation here; if Sharif is off to Addis because the AU is meeting there, then that is understandably not under his full control. If he is going there to meet with Midget, then we can safely say that politics is as usual, and those who are inclined (like Elan for consistency's sake) can start ragging on Sharif's subclan.
User avatar
Kolombo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2832
Joined: Sun Jun 08, 2008 11:18 am
Location: Chiapas.

Re: Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray

Post by Kolombo »

:lol: :lol: :lol: @at the amount of bitterness and calaacal in this thread. Talk about a bunch of sour-grapes.

Ilaaheey ceebta ha asturo, amiin! :shock:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”