BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
Moderator: Moderators
BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
WAR DEG DEG AH: Duqeyn Hoobiyeyaal ah oo ku bilaabatay Aqalka Madaxtooyada oo uu degan yahay Madaxweyne Shariif
Weerar Hoobiyeyaal ayaa daqiiqado ka hor ku bilaabatay Aqalka Madaxtooyada oo uu degan yahay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo saacado ka hor soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Madaafiicda ku socota Madaxtooyada oo aan la ogeyn qasaaraha ay geysanayo ayaa aad looga maqlayaa Magaalada Muqdisho, waxaana dad fara badan ay ka muujinayaan dareen naxdin leh.
Suuqa Bakaaraha ayaa mar kaliya lagu kala yaacay, iyadoona irdaha la isugu dhiftay goobaha ganacsiga, taasoo laga cabsi qabo in jawaabo laga bixiyo.
Madaafiicda lagu duqeynayo Madaxtooyada Villa Somalia ayaa ujeedkeeda yahay Madaxweynaha cusub ee maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana ilaa iyo hada jirin cid sheegatay, inkastoo ay jiraan kooxo is baheystay oo ka soo horjeeda Dowladda uu hogaaminayo Shariifka.
Madaafiicdan ayaa u muuqda kuwo soo dhoweyn ah oo Madaxweynaha cusub lagu soo dhoweynayo, iyadoo horay sidan oo kale Madaafiic loogu duqeeyay Madaxtooyada markii uu soo gaaray Madaxweynihii hore C/llaahi Yusuf iyo R/wasaarihii hore.
Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=1733

Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
Horta I do not understand the shacbi of Mogadishu. Why do they allow in weli guriyohooda dhexdooda iin rasaas laga tuuro, mey kacaan?
Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
Executive wrote:Madaafiicdan ayaa u muuqda kuwo soo dhoweyn ah oo Madaxweynaha cusub lagu soo dhoweynayo, iyadoo horay sidan oo kale Madaafiic loogu duqeeyay Madaxtooyada markii uu soo gaaray Madaxweynihii hore C/llaahi Yusuf iyo R/wasaarihii hore.

Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
Shabab matherfockers 
Executive varför är du så glad för ?

Executive varför är du så glad för ?
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
This time is not the Al Shabab. Actually some AL Shabab commanders are alleged to have welcomed Sh Sharif today at the airport. It is the rag-tag militia led by Omar Cadaan dude. I don't know why they were allowed to hold rallies at the warshada Baastada today.
This are the guys who think they can destabilize Mogadishu.

This are the guys who think they can destabilize Mogadishu.

Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
This cumar dude is badicadde and he works for Indhacadde/Dahir Aweys
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
Twisted_Logic
Shut up, Abukar Cumar Cadaan is a very decent somali guy. I know a lot about him, he is a good friend of my father and they have been business partners for a long time.
He is the only guy thats been working for peace in Xamar for the last 19 years.

War deg-deg ah: Madaafiic iyo rasaas laga maqlayo Muqdisho
Posted by Muqdisho
Saturday, February 07 @ 09:33:21 EST
Warar uu hadda na soo gaarsiiyey wariyaheena magaalada Muqdisho ee C/llaahi Axmed Culusow ayaa sheegayo in qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka madaxtoyayada laga maqlayo rasaas iyo diryanka madaafiic culculus oo la aaminsan yahay in ay ku dhacayaan xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.
Wararku waxay intaas ku darayaan in goob-joogayaal ay wariyaheena u xaqiijiyeen in tiri madaafiic ah lala beegsaday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia oo maanta loo soo galbiyey madaxweyne Sheekh Shariif, lama oga khasaaraha ay geystay madaafiicdan iyo tacshiiradahan caasimadda laga maqlayo.
Dhacdadan ayaa ku soo beegmeysa saacado yar kadib markii madaxweynaha cusub ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho soo gaaray.
Wixii ka soo kordha Shabakadan Isha ku hay, iyadaa kaa haqab tireysee Insha Allah.
Twisted Logic,
The Asmara faction in Mogadishu is another opponent for Shariif right now.

btw Abukar Cumar Cadaan and Cumar Iimaan Abukar are 2 different guys 

- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
You are right. I meant Omar Iman.Executive wrote:btw Abukar Cumar Cadaan and Cumar Iimaan Abukar are 2 different guys
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
That's true. Them and their Jubboyinka allies.Murax wrote:War deg-deg ah: Madaafiic iyo rasaas laga maqlayo Muqdisho
Posted by Muqdisho
Saturday, February 07 @ 09:33:21 EST
Warar uu hadda na soo gaarsiiyey wariyaheena magaalada Muqdisho ee C/llaahi Axmed Culusow ayaa sheegayo in qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka madaxtoyayada laga maqlayo rasaas iyo diryanka madaafiic culculus oo la aaminsan yahay in ay ku dhacayaan xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.
Wararku waxay intaas ku darayaan in goob-joogayaal ay wariyaheena u xaqiijiyeen in tiri madaafiic ah lala beegsaday xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia oo maanta loo soo galbiyey madaxweyne Sheekh Shariif, lama oga khasaaraha ay geystay madaafiicdan iyo tacshiiradahan caasimadda laga maqlayo.
Dhacdadan ayaa ku soo beegmeysa saacado yar kadib markii madaxweynaha cusub ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho soo gaaray.
Wixii ka soo kordha Shabakadan Isha ku hay, iyadaa kaa haqab tireysee Insha Allah.
Twisted Logic,
The Asmara faction in Mogadishu is another opponent for Shariif right now.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
im not surprised if thats true. 

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
shacabka reer muqdishu waa inay iska qabtaan wuxuushta dhexdooda kasoo dhextuuraya madaafiicda
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: BREAKING NEWS: Villa Somalia under attack
It was just a matter of time. Now the khawarij have fired the first shot,i think sh.sharif must quickly mobilize his troops from abgaal,HG's & others who support him and then confront them. May Allah help the muqawamah in crushing those who cause fitna.
I gave my support to sh.aweys only if he doesnt fight amir al mumineen because that will not do any good to the hawiye people except make them weaker & more divided. Now that asmarra group has done that,i withdraw from my support

Last edited by AhlulbaytSoldier on Sat Feb 07, 2009 11:03 am, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 56 Replies
- 5273 Views
-
Last post by zidane88
-
- 0 Replies
- 608 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 0 Replies
- 640 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 23 Replies
- 2563 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 44 Replies
- 4750 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 41 Replies
- 2338 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 33 Replies
- 2338 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 17 Replies
- 1578 Views
-
Last post by garowegal
-
- 7 Replies
- 1164 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 7 Replies
- 1078 Views
-
Last post by qoraxeey