Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo ka cudur-daartay hadal uu shalay ka yiri Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo Qadiyadda Somaliland
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin: Sawirka Barqad Kaariye/HOL
Isniin, 09 February 2009 (HOL): Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa hadal uu shalay sheegay oo uu Madaxweynaha dhawaan loo doortay Somalia Shariif Sh. Axmed ku tilmaamay Madaxweyne maamulkiisa iyo Dawladda ay ka duwanaan doonto Dawladihii iyo Maamulladii ka horeeyey ee Somalia soo mara, isla markaana ay Xukuumadda Somaliland ay la jaan-qaadi karayso, ku sheegay mid si khaldan loo fasilay oo aanu sidaa uga jeedin.
Madaxweyne-xigeenka oo shalay ka hadlayay Xaflad ay Xukuumaddu u qabatay Qurba-joogga Somaliland ee Hargeysa u yimi ka-qayb-galka Shirweynihii labaad ee Xisbi-xaakimka UDUB, ayaa ka hadlay aragtidiisa Madaxweynaha cusub ee Somalia. “Waxaan filayaa Shariifku inuu arinka Somaliland iyo Somaliya inuu si fiican inoo kala guri doono. Dabcan Soomaali kala maarmi kari mayso oo cid Xad xidhaysa iyo cid wax oodaysa ma jirto, sidaa Yurub baa la noqon doonaa, horta bal waa in qolo waliba inay dib isu soo dhisto oo ay dib u muuqato oo dabadeed hadhow Nin-na Xamar laga celin maayo, Nin-na Hargeysa laga celin maayo.” Ayuu yidhi Madaxweyne-xigeenka Somaliland.
Madaxweyne-xigeenka Somaliland waxa uu sheegay in Shacabku isku mid yahay. “Dadka khalad baa la fahamsiiyay oo waxaa la yidhi xad baa la xidhayaa Ciidan baa degaya nina soo gudbi maayo, waa waxa dadka lagu fogaynayo, dadku waa dadkii uun. Laakiin Yurub sida ay wax u kala leedahay uun baan wax u kala yeelanaynaa dadkuna sidaa ayay isku dhex soconayaan. Hadalkayga waxaan ku soo gunaanadayaa dadkiinan qurba jooga ah waxaan doonayaa inaad dadka u caqli celisaan oo xaalada wadanka taal uga warantaan.” Ayuu yidhi Madaxweyne-xigeenku.
Warbaahinta maxalliga ah ee Somaliland ayaa si wayn wax uga qortay hadallada Madaxweyne-ku-xigeenka ka soo yeedhay, taas oo keentay in uu Madaxweyne-ku-xigeenku Shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Hargeysa ku sheegay in hadalladiisa loo fasilay si ka duwan sidii uu ka waday, isla markaana ujeedadiisu ahayd in Dawladda cusub ee uu soo dhisayo Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed aanay farogelin ku samaynin Somaliland Siyaasadeedda iyo Dawladeedda, waa sida uu hadalka u yidhiye. Hase ahaatee, wuxuu ku adkaystay oo uu sheegay in uu filayo in Madaxweyne Shariif Sh. Axmed.
Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online
barqad@hiiraan.com
Hargeisa, Somaliland
SOMALILAND: Vice President explains his words.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Last edited by Siciid85 on Mon Feb 09, 2009 9:00 pm, edited 1 time in total.
Re: Words of Vice President taken out of context.
Madaxweyne ku xigeenka oo beeniyay hadalo uu ku sheegay been abuur
Written by Qarannews
Feb 09, 2009 at 01:27 PM
Hargyesa(Qarannews)-Madaxwayne-ku- xigeenka JSL Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa shir jaraa'id oo uu manta ku qabtay gurigiisa faahfaahin kaga bixiyay hadal shalay laga sheegay oo ahaa in xukuumadda Somaliland ay soo dhawaynayso Maamulka cusub ee loo cumaamaday koonfurta wadanka Somalia, ee aynu dariska nahay.
Hadalkaas oo sida uu Madaxweyne ku xigeenku sheegay in Saxaafadda qaarkeed ay si khaldan bulshada ugu gudbisay, kana dhaadhicisay in Xukuumadda Somaliland ay diyaar u tahay in ay wada hadal la yeelato Soomaaliya marka ay maamul dhisato, taasi oo uu madaxweyne ku xigeenku yidhi anigu hadlkaasi ma aan odhan lakiin waxa aan ka hadlay xidhiidhka dhex mari kara laba dal oo la aqoonsnayahay oo jaar ah oo iyana is aqoonsan.
Madaxwayne-ku-xigeenku waxa kale oo uu shirkaasi jaraa'id kaga hadlay arrimo kala duwan sida Xidhiidhka walaaltinim iyo midka derisnimo ee ay wada yeelan karaan Somaliland iyo Wadanka Somalia, Maadaama buu yidhi ay yihiin laba dal oo walaalo ah oo marka la fiiriyo Magaalada Caasimada ah ee Hargeysa ay ku sugan yihiin dad u dhashay wadankaasi balse aynu nahay dad daris ah oo jaar ah, kuwaas oo u soo qaxay wadanka oo maanta qaxooti ku aha dalkeena, oo aan waxba loo gaysanin soona doontay nabada aynu haysano
Saxaafda madax banaan qaarkood ayaa shalay si qaldan u baahiyay ama u faafiyeen hadalada madaxweyne ku xigeenka, ee uu ku xusay xidhiidhka ay yeelan karaan laba dal oo is garab yaal oo jaar ah oo kala ah Somaliland iyo Somaliya,
Source Qarannews
-------------------------------------------------------------------It's easy to ran with the words of someone, take them out of context and then blow them way out of porpotion. The vice president made clear on what he meant by his words.

Re: SOMALILAND: Vice President explains his words.
Now in English.. Riyaale and him both know their time is done, that's why there making all these little publicity stunts.
Re: SOMALILAND: Vice President explains his words.
“Waxaan filayaa Shariifku inuu arinka Somaliland iyo Somaliya inuu si fiican inoo kala guri doono. Dabcan Soomaali kala maarmi kari mayso oo cid Xad xidhaysa iyo cid wax oodaysa ma jirto, sidaa Yurub baa la noqon doonaa, horta bal waa in qolo waliba inay dib isu soo dhisto oo ay dib u muuqato oo dabadeed hadhow Nin-na Xamar laga celin maayo, Nin-na Hargeysa laga celin maayo.” Ayuu yidhi Madaxweyne-xigeenka Somaliland.
"I hope the Shariif(shariif ahmed) addresses the situation between somaliland and somalia in good manner. Obviously somalis need each other and there is no one that can put up a fense (between the people) to stop the inter mingling of the people, just like the European nations. It's important that each region firstly rebuilds its own regions then later anyone who wishes to do bussiness in Muqdisho or Hargeysa shall not be stopped"
It's clear that he meant that each region must retain its own soveirenty but at the same time the borders must be open to all to do go whatever they wish without needing pass to get into somaliland or somalia.

bullshid.
ONE somalia unconditionally, no one will get privileges.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: SOMALILAND: Vice President explains his words.
this is all propoganda udub versus kulmiye
what udub is trying to do is welcoming the sharif for some reason they did not do that when abdilahi yusuf came to power. udub wants inay kulmiye soo jawabaan.
Advo why do you guys so much want us inan oo somaliya noqono maxaad ka helleysiin

what udub is trying to do is welcoming the sharif for some reason they did not do that when abdilahi yusuf came to power. udub wants inay kulmiye soo jawabaan.
Advo why do you guys so much want us inan oo somaliya noqono maxaad ka helleysiin
Re: SOMALILAND: Vice President explains his words.
somaliland has a 6 story building so we will bring them bck 
Re: SOMALILAND: Vice President explains his words.
Advo,
The VP in somaliland is so powerless. his party has 1 month left.
The dynamic,
You're wack kid for sure.
The VP in somaliland is so powerless. his party has 1 month left.
The dynamic,
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 882 Views
-
Last post by zingii
-
- 37 Replies
- 3233 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 727 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 16 Replies
- 136 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 6 Replies
- 1389 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 16 Replies
- 2291 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 5 Replies
- 39 Views
-
Last post by Executive
-
- 10 Replies
- 1577 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 19 Replies
- 2113 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl