Page 1 of 2

Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:20 am
by Murax
Cumar waa nin mutacalim ah oo dagan. Laakiin waa nin lagu yaqaano sida uu u neceb culimada Soomaalida oo uu yaqaano "Gar Dheeraha iyo Dadanaha oo uu haweenka u yaqaano".



Cumar salaada kuma fiicna tukashadeeda iyada oo uu marmar kuu tukado uu ku tukado kursi. Wuxuuna si aad u wayn u cunaa jaadka. Markii uu ka shaqaynayay Sudan iyo Sierra Leone wuxuu dadaal badan ku bixin jiray in jaad uga yimaado Nairobi ama Addis Ababa.


Khibrad Siyaasadeed la'aan Soomaaliya ah

Cumar C/Rashiid wuxuu intii badnayd noloshiisa joogay wadamada Qurbaha. Maxamed Cumar Geelle oo ay in badan is yaqaaneen ayaa KismaayoNews u xaqiijiyay in Cumar uu Soomaaliya ka badiyo siyaadadeeda Sierra Leone iyo Sudan iyo Kanada oo uu mudo ku noolaa. Caqabadaha kale ee Cumar haysata waxaa weeye isaga oo aan diinta ku fiicnayn uuna Soomaaliya ka jiro Kacaan Diimood oo xoog leh. Maxamed Cumar Geelle oo ay aad isu yaqaanaan ayaan yidhi Cumar waa nin xataa markaad ku salaanto Assalamu Calaykum ku jawaaba "Galab wanaagsan" mar ma garanayo buu yidhi si uu dib u heshiisiin ula gali doono axzaabta Islaamiga ah ee waliba ka shakisan cid walba oo ama Qarama Midoobay u shaqaysay ama ay tazkiyo siinayso.



This site is 100% jokes walle :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:21 am
by Twisted_Logic
Maxamed Cumar Geelle oo ay aad isu yaqaanaan ayaan yidhi Cumar waa nin xataa markaad ku salaanto Assalamu Calaykum ku jawaaba "Galab wanaagsan"

:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:22 am
by Air Canada
:lol: :lol:

Dhabayaco aan diinta iyo wadaada necbeen ilaa hada lama haayo. You think these guys are joking..but wait till you find out the real truth about this guy.

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:23 am
by Murax
:lol: :lol:

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:23 am
by LiQaaye_TDH
So the corrupted Nation of somalia chose a Crack head as a Prime minister :down:

somalia is focked ones again.. Sheikh Shariif is not fit for this position, The Idiot cant even decide his own prime minister, he was forced to chose this Majeertne crack head...

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:24 am
by Twisted_Logic
Check this out from goldogobtimes


Mr.Meles Zenaawi Oo Ka' Acuudu-Bileystay In Shiikh Shariif :lol: :lol:

Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif ayaa wuxuu qorsheynayey kulan uu la lahaa Ra'iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Mr. Males Zenaawi .

Madaama uusan luqadda Ingiriiska ku fiicneyn Shiikh Shariif ayaa waxay tarjumaanadiisa u sheegeen in uu hadalka ku bilaabo “How are you?" oo la macno ah “Sidee tahay?" Mr. Melesna uu ku jawabi doona “ I am Fine” oo ah “Waan fiicanahay” dabadeedna wuxuu raacin doonaa “And You?” oo ah “Adiguna?” kolkaas waxaad ku jawaabtaa “Me too” oo ah “Aniguna sidoo kale”. Intaa wixii ka dambeeya howsha anagaa sii wadi doona ayey tarjumaanadiisii ku yiraahdeen madaxweyne Shariif.

Mar alla markii ay kulmeen madaxweynihi shiikh shariif iyo Ra’isul Wasaarahii Males ...ayaa waxaa uu Madaxweynihi Shariif si khalad ah u yiri “ Who are you?” oo macnaheedu uu yahay “Kumaa tahay” balse uu ula jeeday “How are you?” Mr. Males oo yaaban dhinacyadana fiir fiirinaya ayaa isagoo yaaban ku jawaabay "I am Prime Minister of Itobia" oo ah "waxaan ahay Ra'iisal Wasaarihii Itoobiya" Meles wuxuuse warkii si raaciyey “And you?”, Madaxweynihii Shariif oo sugayey ereygaas dambe ayaa ku jawaabay "Me too" oo la micno ahayd “anigana sidoo kale”, jawaabtan dambe waxay si aad uga yaabisay Mr. Meles oo u fahmay in uu madaxwynuhu leeyahay "anigana waxaan ahay Ra'iisal Wasaarihi Itoobiya"
:lol: :lol:

----Sida la filayo Mr.Males oo bilaabay inu dibnihiisa ruugo warkaas kama noqon maqsuud waana ka diday isagoo u qaatay in Shariifka iyo Islaamiyiintiisa ay weli niyada ku sii hayaan hagardaameynta itoobiya oo u hanqaltaagayaan ineyba Mustaqbalka madax ka noqon-doonaan Adisababa.....Meles waxuu ku sigtay inu shariifka ku yiraahdo " dabaad ololineysa dib u joogso waan kula dacwin, doodna waan celin"

:lol: :lol: :lol:

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:26 am
by LiQaaye_TDH
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

wallahi bal waxaas Day, waxaas aya noo metelaya ino Madax noo Yahay..

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:27 am
by Cali_Gaab
:lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:29 am
by Murax
Twisted_Logic wrote:[Mar alla markii ay kulmeen madaxweynihi shiikh shariif iyo Ra’isul Wasaarahii Males ...ayaa waxaa uu Madaxweynihi Shariif si khalad ah u yiri “ Who are you?” oo macnaheedu uu yahay “Kumaa tahay” balse uu ula jeeday “How are you?” Mr. Males oo yaaban dhinacyadana fiir fiirinaya ayaa isagoo yaaban ku jawaabay "I am Prime Minister of Itobia" oo ah "waxaan ahay Ra'iisal Wasaarihii Itoobiya" Meles wuxuuse warkii si raaciyey “And you?”, Madaxweynihii Shariif oo sugayey ereygaas dambe ayaa ku jawaabay "Me too" oo la micno ahayd “anigana sidoo kale”, jawaabtan dambe waxay si aad uga yaabisay Mr. Meles oo u fahmay in uu madaxwynuhu leeyahay "anigana waxaan ahay Ra'iisal Wasaarihi Itoobiya" :lol: :lol:

----Sida la filayo Mr.Males oo bilaabay inu dibnihiisa ruugo warkaas kama noqon maqsuud waana ka diday isagoo u qaatay in Shariifka iyo Islaamiyiintiisa ay weli niyada ku sii hayaan hagardaameynta itoobiya oo u hanqaltaagayaan ineyba Mustaqbalka madax ka noqon-doonaan Adisababa.....Meles waxuu ku sigtay inu shariifka ku yiraahdo " dabaad ololineysa dib u joogso waan kula dacwin, doodna waan celin"

:lol: :lol: :lol:


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:


Some Somali websites are just pure comedy Man

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:30 am
by Cali_Gaab
Which tribe owwns those websites?

I need to get me a neighbour of the same tribe.

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:32 am
by abdi ilyas
:lol: :lol:

kismayonews bet waagacusub

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 7:33 am
by Murax
Cali_Gaab wrote:Which tribe owwns those websites?

I need to get me a neighbour of the same tribe.

Kismaayonews=Ogadeen
Goldogobtimes=Lelkasse

:lol: :lol: :lol: :lol: Welibo I can imagine thats something Xamud would say :lol:

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 10:53 am
by Murax
Had to bump this :lol:

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 10:56 am
by SummerRain
This is not a joking matter is its true
:shock:

Re: Kismaayonews On Cumar Cabdirashid Hilarious!

Posted: Fri Feb 13, 2009 11:12 am
by Murax
Ismahan123 wrote:This is not a joking matter is its true
:shock:


Did You read the part about Shareef speaking English? :lol: :lol: