Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
War Deg Deg ah :Madaxweynaha Midnimada Qaran iyo Wasiirkiisa koowaad oo qilaaf xoogan soo kala dhax galay
Waxaa si yara xoogeysanaayo qilaafka u dhaxeeya Madaxweynha Dowlada Midnimada Qaran Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Wasiirkiisa koowaad Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmaarke.
Qilaafka xoogan ayaa yimid kadib markii madaxweynah uu soo qortay liis wasiira ah kuwaas oo intabdan ogolaaday Wasiirka koowaad marka laga reebo Axmed Cabdisalaan in loo Magacaabi rabo Wasiirka Arimaha dibada taa oo siweyn uga hor yimid Wasiirkiisa koowaad Cumar Cabdirashiid Sharmaarke.isagu raba in jagadaasi loo magacaabo Siciid Jaamac Cali Qoorsheel oo deegaan ahaan ka soo jeedo deegaanka Bari gaar ahaan deeganka Sanaag isagoona Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ku doodayo in jigadaasi leyihiin Soomaliland
Mudane Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa ka soo jeeda deeganadaasi taasoo isagaa uu yiri wasiirka koowaad aysan jirin cid ka mudan.
Qilaafka labada Masuul ayaa keenay in ay dib u dhacaan Magacaabista Golaha Wasiirada iyadoona Sida muuqata arintaasi ay soo faragaliyeen Beesha Caalamka
Dhanka kale qilaaf ayaa durbaba soo kala dhax galayo Beelaha dhexdooda taa oo jufa waliba dooneysa xil wasiir in ay hesho waxaana moodaa Magaalada Jabuuti waxa ka jira caawa in ay u muuqata dad xil doon ah oo aanan dooneynin dal iyo dad in la badbaadsho
Jaamac Feyte

Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
and you think it is good for those dying and displaced innocents.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
I rather believe in the israeli newswebsites than those liars from dayniile
They always come up with news never reported by the two sahihain such as shabelle & hiiraan.

They always come up with news never reported by the two sahihain such as shabelle & hiiraan.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Who said Omar Sharmake will be a Yes man? I don't wana see the qabiilist Abdisalam in the government. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Majirto
I don't think Abgaal can outsmart dhabayaco. And it is not because i think MJ are too clever but Abgaal are just xoolo. The few that are not xoolo like Shariif Ahmed are just too daacad.
Walaahi bilaahi i never believed when people said are Abgaal are the dumbest of all dummies until biijo became president and Geedi the prime minister. The entire donkey nation lined behind their man geedi (who was bending over for biijo like a submissive bitch) when the Ethiopians entered Somalia at the end of 2006. You can't tell me such people are equipped with maskax to think with.
Somalis never lie when it comes to coming up with maah maah and even though i always believed the only maah maah that is a complete lie was "wayl lo'aad iyo waayeel Abgaal ninkii waraabsada iska leh" i have no reason to think of it a maah maah that is not true now.

Last edited by Air Canada on Wed Feb 18, 2009 9:24 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
If president sh.sharif gets beaten by this fatboy,his own fault. He should have never appointed punani as pm. Phuck them, who cares if they threat with '' appoint us or we will secede from somalia''.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Well Airhead, if Abgaal are the cream of Hutu nation, what does that says about the rest of hutu nation? dumbest of the bunch?
I know darods and Isaaqs consider abgaal the cream of Hawiye, and the only civilized hawiye

I know darods and Isaaqs consider abgaal the cream of Hawiye, and the only civilized hawiye
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Kulan Balaaran oo Beesha Habar Gidir ku yeelatay magaalada Muqdisho ayay ku sheegeen ineysan ku qanci doonin wax ka yar in Axmed C/Salaan uu Noqdo Wasiirka Arimaha dibada ee Somalia.
Shirar kala duwan oo Beesha HabarGidir ku yeesheen Galabta Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si weyn loogu taageeray in Dr Axmed C/salaam Xaaji Aden oo dowladii Nuur Xasan Xuseen Nuur cade ka ahaa Waisar wasaare ku xigeen ah-na Wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga Inuu noqda Musharaxa ugu horeeya ee jagada koowaad ka hela saami qaybsiga Wasiirada la qorsheynayo in dhawaan lagaga dhawaaqo dalka jabuuti.
Shirkan oo galab ka dhacay Guriweyn oo ku yaala Warshada Baastada oo ay ka soo qaybgaleen Guud ahaan Cuqaasha Beesha Habar Gidir, waxa ay ku sheegeen in hadii Beesha ay walaalaha yihiin ee Abgaal heshay Kursigii Madaxtinimada ee Somalia, Beesha Habar Gidirna aad u teegeersanyihiin madaxweynaha in markaas laga rabo madaxweynaha in kaalinta Wasiirada ugu sareysa ay tahay ineey hesho Beesha Habar Gidir.
Sidoo kale waxaa Shirkaasi Qadka Taleefanka uga qaybqaatay Aqoonyahanada Beesha Habar gidir eek u sugan Dalalka Canada,Uk,Norway,Sweden,iyo Mareykanka, waxa ay-na aqoonyahanadu sheegeen in aanu marnaba Beesha HabarGidir u kala Harin taageerada Dowlada cusub ee Somalia u dhalatay uuna madaxweynaha ka yahay Sh Shariif Sh axmed.
Goobtii kulankani ka dhacayay ayaa galabta lagu arkay Baabuur lagu dhajiyay Sawirada Axmed C/salaam Xaaji Aden oo ka mid ahaa Wasiiradii ugu firfircoonaa Dowladii Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade hadana ah musharaxa ugu cadcad ee laga yaabo inuu qabto jagada Raisal wasaare ku xigeenka Somalia Ah-na wasiirka arimaha dibada ee Dowlada Cusub ee Somalia ayay ku sheegeen inuu yahay nin aqoonyahan ah una qalma inuu shaqadaas ka soo dhalaali karo.
Daynille is talking nothing but shit

Take 4 example when Biijo humiliated ali geedi and discarded him like a used sharmuuto...I thought most donky abgaal would turn against the old man who humiliated their godfather but they didn't. Instead, they quickly started begging biijo to appoint another Abgaal for the position whereas most of the other Hawiye didn't even give a fuck about who biijo names as a fake prime minister.
A wise man once said about Hawiye sub-clans this:
Hawiye waxeey la hor mari waayen
damac xumo HG
dabaalnimo Abgaal
dira diraale Murusade
Xaasidnimo xawaadle
Abgaal inee dabaalo yihiin cid kasta sheegtay xoolaha dameerka ku caqli ga.
A wise man once said about Hawiye sub-clans this:
Hawiye waxeey la hor mari waayen
damac xumo HG
dabaalnimo Abgaal
dira diraale Murusade
Xaasidnimo xawaadle
Abgaal inee dabaalo yihiin cid kasta sheegtay xoolaha dameerka ku caqli ga.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Air Canada wrote:Take 4 example when Biijo humiliated ali geedi and discarded him like a used sharmuuto...I thought most donky abgaal would turn against the old man who humiliated their godfather but they didn't. Instead, they quickly started begging biijo to appoint another Abgaal for the position whereas most of the other Hawiye didn't even give a fuck about who biijo names as a fake prime minister.
A wise man once said about Hawiye sub-clans this:
Hawiye waxeey la hor mari waayen
damac xumo HG
dabaalnimo Abgaal
dira diraale Murusade
Xaasidnimo xawaadle
Abgaal inee dabaalo yihiin cid kasta sheegtay xoolaha dameerka ku caqli ga.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Fattyboy wants to give this function(Wasiirka Arimaha dibada) to isaaq person. He must be dumbest punani ever.
Firstly isaaq do not recognize him nor sh.sharif as their pm & president,secondly isaaq do not want to be part of somalia and those isaaq in somalia's parliament cannot return to somaliland without being arrested.
So personaly i believe isaaq should not be given any seat nor any function within the dowlad until they come back.
I believe sh.sharif must give Axmed abdisalaan an honorary position and must not submit to the threats of cumar nor any other disgusting punanilander.
Firstly isaaq do not recognize him nor sh.sharif as their pm & president,secondly isaaq do not want to be part of somalia and those isaaq in somalia's parliament cannot return to somaliland without being arrested.
So personaly i believe isaaq should not be given any seat nor any function within the dowlad until they come back.
I believe sh.sharif must give Axmed abdisalaan an honorary position and must not submit to the threats of cumar nor any other disgusting punanilander.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Ahmed Abdisalam must be awarded with any position he wants since he is the man responsible for the demise of Biijo and Maxamed dheere the dumb donkey.
But fat Sharmake knows how dangerous Ahmed Abdisalan is because he worked for biijo and doesn't want to award him with a good position. Fat sharmake won't listen to his president, he will listen to biijo and punaniland clan leaders who will advise him and tell him what to do.

- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Pin-Head,
Abdullahi Yusuf fired Ghedi, then Nur Ade fired Abdullahi Yusuf. Lay off with your extreme unjustified hate against HG and Abgaal. You come from a langaab clan. Stick to being one and stop insulting other people especially when you have nothing to offer.
Abdullahi Yusuf fired Ghedi, then Nur Ade fired Abdullahi Yusuf. Lay off with your extreme unjustified hate against HG and Abgaal. You come from a langaab clan. Stick to being one and stop insulting other people especially when you have nothing to offer.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
The guy Dayniile is mentioning is Warsangeli, but he has Somaliland IdeologyHutuKing01 wrote:Fattyboy wants to give this function(Wasiirka Arimaha dibada) to isaaq person. He must be dumbest punani ever.
Firstly isaaq do not recognize him nor sh.sharif as their pm & president,secondly isaaq do not want to be part of somalia and those isaaq in somalia's parliament cannot return to somaliland without being arrested.
So personaly i believe isaaq should not be given any seat nor any function within the dowlad until they come back.
I believe sh.sharif must give Axmed abdisalaan an honorary position and must not submit to the threats of cumar nor any other disgusting punanilander.
- Twisted_Logic
- SomaliNet Super
- Posts: 12897
- Joined: Fri Aug 31, 2007 4:09 pm
- Location: Speaking up against Somalinet's tolerance for Al Qaida Loyalists
Re: Shariif Sheikh Ahmed Vs Fat Sharmaake
Well, Abgaal are the people who made your beloved Abdullahi Yusuf refugee in Yemen and disarmed your militias in Xamar and banned them from going back to their lands. Every penny you spent on Abdullahi Yusuf ended up being wasted. Talk about jahilnimoCaptain24 wrote:Well Airhead, if Abgaal are the cream of Hutu nation, what does that says about the rest of hutu nation? dumbest of the bunch?![]()
![]()
I know darods and Isaaqs consider abgaal the cream of Hawiye, and the only civilized hawiye

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 10 Views
-
Last post by almoha
-
- 1 Replies
- 2028 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 21 Replies
- 3008 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 19 Replies
- 112 Views
-
Last post by AR1223
-
- 30 Replies
- 2297 Views
-
Last post by Cusmano
-
- 8 Replies
- 1555 Views
-
Last post by guhad122
-
- 25 Replies
- 135 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 7 Replies
- 94 Views
-
Last post by GeneraleQ
-
- 10 Replies
- 1168 Views
-
Last post by Addoow
-
- 7 Replies
- 1034 Views
-
Last post by James Dahl