Page 1 of 3

Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 11:49 am
by Captain24
In adeer, We need an exclusive Somali modern slang dictionary. I've learned a lot of words from you and I want to learn more :lol:

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 12:02 pm
by Ureysoo
I'll work on it cuzzy, and send u the updated online version afterwards, Lol... :up:

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 12:04 pm
by SummerRain
Me too...just make sure to write out the english meaning too. :kiss: Tanag you.

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 12:07 pm
by Captain24
Ureyso, What does 'Cantra baqash' mean?

I heard it for you once :lol: :lol:

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 12:08 pm
by Ureysoo
Ismahan123 wrote:Me too...just make sure to write out the english meaning too. :kiss: Tanag you.
Lool, Obviously, u'll get it too, love, given that u are on the VIP list. Iso Raac Bal, I didn't chit-chat with u lately, Lol....

Cantar-Baqash = Mala Yacni = Bullshit....

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:03 pm
by peace-
Captain24 wrote:Ureyso, What does 'Cantra baqash' mean?

I heard it for you once :lol: :lol:
now are you REALLY telling US you dont what cantra baqash means.
misee waxaagu wa sidii gabadhii reer badiya aheed ee xamar la geeyey sadex bilood ee markii ay badyaha ku soo noqotey, hoyadeed ku tidhi orodo ridaa cadeska ka soo lis, oo tineet orgey soo qabatey, oo xiniyaha jijiiey tidhi hooyo dhiiqi maayso NOOH

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:09 pm
by Voltage
are you serious about cantara baqash?

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:22 pm
by Ureysoo
peace- wrote:
Captain24 wrote:Ureyso, What does 'Cantra baqash' mean?

I heard it for you once :lol: :lol:
now are you REALLY telling US you dont what cantra baqash means.
misee waxaagu wa sidii gabadhii reer badiya aheed ee xamar la geeyey sadex bilood ee markii ay badyaha ku soo noqotey, hoyadeed ku tidhi orodo ridaa cadeska ka soo lis, oo tineet orgey soo qabatey, oo xiniyaha jijiiey tidhi hooyo dhiiqi maayso NOOH
Naa Laxyahay, Orod Intaad Thread Cusub Furatid Ku Cabaad -- Inan Ba Aqalka Geeystay Markaas Baan Is Caynay Oo Murunay - Ma Aniga Ba Jid Leh Misa Ayada. Reer Baadiyo Bu Markaas wax Ka Sheega, Adiguna Waxaad Tahay, Kuwa Tuulada Laga Keenay, Markeey Qurabaha So Galeeyn Kastumo Inteey So Xirteeyn o Dhaheeyn "Waynu Ilbaxnay, Ficilkeeyna Hore Ma Sheegano, Xirfadeeyna Horena Kuma Taajirno Inaar"....

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:25 pm
by Captain24
Lol Ureyso


Peace, Lately something has been bothering you, I can't put a finger on it, but ma kaa neefin doono

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:32 pm
by peace-
Ureysoo wrote:
peace- wrote:
Captain24 wrote:Ureyso, What does 'Cantra baqash' mean?

I heard it for you once :lol: :lol:
now are you REALLY telling US you dont what cantra baqash means.
misee waxaagu wa sidii gabadhii reer badiya aheed ee xamar la geeyey sadex bilood ee markii ay badyaha ku soo noqotey, hoyadeed ku tidhi orodo ridaa cadeska ka soo lis, oo tineet orgey soo qabatey, oo xiniyaha jijiiey tidhi hooyo dhiiqi maayso NOOH
Naa Laxyahay, Orod Intaad Thread Cusub Furatid Ku Cabaad -- Inan Ba Aqalka Geeystay Markaas Baan Is Caynay Oo Murunay - Ma Aniga Ba Jid Leh Misa Ayada. Reer Baadiyo Bu Markaas wax Ka Sheega, Adiguna Waxaad Tahay, Kuwa Tuulada Laga Keenay, Markeey Qurabaha So Galeeyn Kastumo Inteey So Xirteeyn o Dhaheeyn "Waynu Ilbaxnay, Ficilkeeyna Hore Ma Sheegano, Xirfadeeyna Horena Kuma Taajirno Inaar"....
:lol: :lol: :lol:
waxbaa la cayaa beey maqashey :lol:


captain, sxb ha kuku taagnaato :lol:

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:36 pm
by Ureysoo
The irony of all ironies -- Ninki Thread-kaan Cay Kuso Galay, Ba Dhahaayo "Wax Ba la Caaya Beey Maqashay". Xaal Aduunyo, Xaarkisa Uma So Urayo, Laakinse Sankiisa Xaar Kale Xasaasiyo Bu Ka Qaba....

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:37 pm
by Nabeela
:lol: :lol: @not knowing the meaning of cantraa baqash.

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:39 pm
by Murax
Ureyso,

You gotta crush on Nabeela :shock:

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:41 pm
by Voltage
Ureysoo wrote:The irony of all ironies -- Ninki Thread-kaan Cay Kuso Galay, Ba Dhahaayo "Wax Ba la Caaya Beey Maqashay". Xaal Aduunyo, Xaarkisa Uma So Urayo, Laakinse Sankiisa Xaar Kale Xasaasiyo Bu Ka Qaba....
Ureysoo adigu maxaa ku daaray? peace waa nin rag ah, captain waa nin rag ah, captain waxuu istaahilo lasiiyo waa nin rag oo is daafaci karo adigu maxay ku qusayso yaab badanaa

Re: Ureyso come in

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:57 pm
by Ureysoo
Voltage....

Captain Raggnimadiisa, Iyo Inu Is Difaaci Karu Su'aal Ma Gasho. Anigu Waxaan La Yaabsanahay, Xabadan Wareersan Oo Khalafsan Meesha Iska So Dhax Duuleeyso, Oo Kasiba Daran Jid Isla Leh. Markaas Beey Dhaheeysa "Maxa Lii Cayna" Inteey Dad Affkaas Qadhmun Balaq Ku Siiso. Teeda Kale, out of everyone Adigu Inaad Su'aashas Ii Weediso, Xaq Ma Aha, Mana Sirtoobeyso. Ileeyn Labadeeynu Ba Waan Ognahay, Nacaski Anigu Qof Is Cayneeyno Meesha Isku Cariiriyay Oo "UREYSOO WA NIN, SXB ANIGA BA KU SHEEGAY" Iyo Mala Yacni Meeshas ka Qabsaday. Misa Fartaada, Maskaxdaada, Affkaaga Iyo Ficilka Isma Laha?. Walle, Far Iyo Meel Bugta Ba Is Og....

Murax...

Yeah, I even dedicated a thread 2 Nabeela, and yet again am waiting 4 one of the Beesha Quulo men 2 present her as Wali (preferably, U or Advo.), Lol....